SNET 2017 Somaliland election
Moderator: Moderators
Re: SNET 2017 Somaliland election
Kaliil oo ka wadani maxaad uga hadli wayday. Sidii faras u leeyey ayuu Cirro ina jirde siiyey godomiyenimaddi Wadani.
Re: SNET 2017 Somaliland election
Wadani weligii badin maayo inay wataan qudhunkii Udub iyo dirty waqooyi. Waxba tollaayda h.y haysku log goynina. H.y ayagaa iska badiya oo soo sharixi kari waayey nin dalkan u soo halgamay oo SNM ah. Mar kaste waxad soo sharaxdaan faqash iyo fulay sida Gaboose oo babaasiirta Afweyne ka goyn jiray iyo Cirro oo Qunsiliyada Russia Afweyne uga shaqayn jiray ilaa 1991.
Dadka kale waxay soo sharaxaan SNM toodi. Walee oo bilee inaanu nin faqash ah nin SNM ah doorasho ka badinayn. Talo ma haysaane Habar Yoonis lug gooyada kala fadhiista.
Dadka kale waxay soo sharaxaan SNM toodi. Walee oo bilee inaanu nin faqash ah nin SNM ah doorasho ka badinayn. Talo ma haysaane Habar Yoonis lug gooyada kala fadhiista.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: SNET 2017 Somaliland election
kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo
they were allowed to come but they refused to come because they knew muse wouldd beat them in the voe when they found out the central committe was backing moses they chickend out saaxib.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: SNET 2017 Somaliland election
kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo
We tbe gaashaanbuur Axmed Faarax make More than 55% in HJ Burco alone, don't under estimate us niyaw. 6 of 11 HJ golaha deegaanka ee Burco are Axmed Faarax. But I don't think Axmed Faarax will vote for one particular xisbi.
First time King Waslawi talking about qabiil.

Re: SNET 2017 Somaliland election
KW most Ahmed Farah are going vote for kulmiye, that isKingWaslawi wrote:kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo
We tbe gaashaanbuur Axmed Faarax make More than 55% in HJ Burco alone, don't under estimate us niyaw. 6 of 11 HJ golaha deegaanka ee Burco are Axmed Faarax. But I don't think Axmed Faarax will vote for one particular xisbi.
First time King Waslawi talking about qabiil.
What my sources in Burco have told me. Don't forget 90% of AF xildhibaan and wasiir are all kulmiye. I know xirsi is a very influential guy, but everyone knows he's just trying to get back at Silanyo.
Re: SNET 2017 Somaliland election
Kulmiye is totally gonna win. Their rule has consisted of many successes. Compare Somaliland 7 years ago with Somaliland now.
Muj. Siilaanyo got my support
And this is coming from a typical Axmed Faarax.
Muj. Siilaanyo got my support
And this is coming from a typical Axmed Faarax.
- Ben Dover
- SomaliNet Super

- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: SNET 2017 Somaliland election
Shit. Axmed Farax nomads got internet access, way udhamaatay Snet 
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: SNET 2017 Somaliland election
Kingwislawi ileen laandheerayaashaad ahayd waad nòo dhuumatayeKingWaslawi wrote:kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo
We tbe gaashaanbuur Axmed Faarax make More than 55% in HJ Burco alone, don't under estimate us niyaw. 6 of 11 HJ golaha deegaanka ee Burco are Axmed Faarax. But I don't think Axmed Faarax will vote for one particular xisbi.
First time King Waslawi talking about qabiil.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: SNET 2017 Somaliland election
^^^
Kaliil inaadeer miyaan kuu dhuuntay, maalinta kaliya ee aad qabiil ka hadasho ayaa qoladaada si yar lagu garanayaa bal adba, qabiil inaan ka hadlo waa nebcaa haddana waataa afku iga xaday.
Kaliil inaadeer miyaan kuu dhuuntay, maalinta kaliya ee aad qabiil ka hadasho ayaa qoladaada si yar lagu garanayaa bal adba, qabiil inaan ka hadlo waa nebcaa haddana waataa afku iga xaday.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1462 Views
-
Last post by RoobleAlWaliid
-
- 4 Replies
- 1910 Views
-
Last post by hangool79
-
- 23 Replies
- 13941 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 650 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 2 Replies
- 853 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 31 Replies
- 8811 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 4 Replies
- 1918 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 25 Replies
- 5169 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 3 Replies
- 599 Views
-
Last post by Barkhadd