Cabdiraxmaan Faroole“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah, waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkacyo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Cabdiraxmaan Faroole“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah, waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkacyo

Post by THE_TRUTH1 »

Cabdiraxmaan Faroole“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah, waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkacyo o si deg deg ah uu uga qeyb qaato Joojinta dagaalka, Waa Arin Qaran, R/Wasaaraha keliya waxba kama Qaban Karo” ayuu yiri Xasan Sheekh.


HALKAN KA DHEGAYSO FAROOLE OO KA HADLAY DAGAALKA


vs


https://youtu.be/z1OYGIO5NUs

Gaalkacyo waxaa laga wadaa dagaalo, dagaalkaas aan aheyn mid laga soo abaabulay cadaado, meeshaa dalka Lagaga soo duulayo waa Xamar, waxa ku soo duulaya oo shidada wadana waa Dawladda Federaalka Soomaaliya” Ayuu yiri Gaas.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Cabdiraxmaan Faroole“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah, waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkac

Post by THE_TRUTH1 »

THE_TRUTH1 wrote:Cabdiraxmaan Faroole“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah, waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkacyo o si deg deg ah uu uga qeyb qaato Joojinta dagaalka, Waa Arin Qaran, R/Wasaaraha keliya waxba kama Qaban Karo” ayuu yiri Xasan Sheekh.


HALKAN KA DHEGAYSO FAROOLE OO KA HADLAY DAGAALKA
http://kalshaale.ca/halkan-dhegayso-cab ... n-faroole/
Image

vs


https://youtu.be/z1OYGIO5NUs

Gaalkacyo waxaa laga wadaa dagaalo, dagaalkaas aan aheyn mid laga soo abaabulay cadaado, meeshaa dalka Lagaga soo duulayo waa Xamar, waxa ku soo duulaya oo shidada wadana waa Dawladda Federaalka Soomaaliya” Ayuu yiri Gaas.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”