Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gaba gabeysay dhageysiga dacwad ay Xeer Ilaalinta Qaranka ku soo oogtay C/raxmaan C/shakuur Warsame, kaasoo habeen hore Ciidamada ammaanka ay ka soo xireen gurigiisa.
Xeer Ilaalinta ayaa ku soo eedeysay C/raxmaan dambiyo ay ka mid yihiin qiyaano qaran, inqilaab iyo kuwa kale, hase ahaatee Maxkamadda ayaa dalbatay in caddeeymo loo keeno eedeymahaas.
Sidoo kale Xeer Ilaalinta ayaa dalbatay in muddo 5 maalmood loo siiyo, si ay baaritaanka ku soo dhameystirto, isla markaana ku keento caddeymo.
Hase ahaatee Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa diiday dalabka Xeer ilaalinta, waxaana uu u qabtay in muddo 24 saac lagu keeno caddeymo, laguna soo dhameystiro baaritaanka eedaha loo heysto
C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa u doodayay qarreeno, kuwaasoo Maxkamadda ka sheegay in qaabkii loo maray xarigiisa ay aheyd mid sharci darro ah, isla markaana aanu wax dambi ah laheyn.
Maalinta berri ayaa lagu wadaa in Maxkamadda la isku soo noqdo, iyadoo laga sugayo Xeer Ilaalinta inay caddeymo u keento eedeymaha ay ku soo oogtay C/raxmaan C/shakuur.
Jowhar.com
Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
Xeer ilaalinta ordered NISA to attack abdirahman’s house leading to the death of 6 men. Yet they are requesting to get 5 days to bring evidence. Loool. Very good move by banaadir court giving them 24 hours to present evidence.
Tomorrow will be a disaster for dowladda.
Tomorrow will be a disaster for dowladda.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
His people should not have resisted arrest.......the days of lawlessness in Xamar must be ended. 
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
His signature at MOU is enough evidence to hang him
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
Traitors only defend other traitors. Honest people never stand beside dirty criminals.
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
He should have been killed in the operation to save us the headache
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
Guys dont listen too abkoowdhibloow majority of his clan support government
Re: Banaadir court: bring evidence within 24 hours or Abdirahman will be released
Thought I don't like the Guy and his policy- stance, the Government should have used more peaceful arrest than this wild raid... where 4 or 6 people lost their lives. Unwise move.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 825 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 5 Replies
- 554 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 6 Replies
- 1018 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 811 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 2117 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 12 Replies
- 2115 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 912 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 0 Replies
- 2519 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 1580 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
