70 jir sidaa u ordaya weligay ma arag. He is fit for service .
Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
70 jir sidaa u ordaya weligay ma arag. He is fit for service .
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5568
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
Reer baadiya gaabiya maa weligaa aragtey? Ugaar iyo xoolo sey u bursanaayeen bey waxey ku soo wada baxaan Usain Bolt.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
Muuse Biixi waa inu dadka ka cabanaya iska maslaxa . Shacabku Askari amar qaate ah , ma'aha. Haddad isku yara macaneyn kari laayahay dadka , waa laga saaraya meesha adeer!!
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
54% baa lagu soo doortay. Shacabku way taageersan yihiin. Dad dibadaha jooga uunba diidan iyo dabaajiir ay yagu dhaqdhaqaajiyan . Kuwaas na dhirbaaxo kulul baanu la dhacayna haday Hore u Socon waayaan.SahanGalbeed wrote: Sun Nov 18, 2018 6:41 am Muuse Biixi waa inu dadka ka cabanaya iska maslaxa . Shacabku Askari amar qaate ah , ma'aha. Haddad isku yara macaneyn kari laayahay dadka , waa laga saaraya meesha adeer!!
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
Muuse derder wuxuu la ordayaa waa baqe tolow odaygu wuxuu gashaday baa igu maqaalao ah bulletproof ayuu xidhay kkkķkk
Waar ilayn fuleynimaa orod leh bisinka iyo yaasinka ALLA yaa wadnahiisa eega xawliguu ku shaqaynayo DHUG DHUG
Muuse shaaniyow lii Kornayl Caare
Waar ilayn fuleynimaa orod leh bisinka iyo yaasinka ALLA yaa wadnahiisa eega xawliguu ku shaqaynayo DHUG DHUG
Muuse shaaniyow lii Kornayl Caare
Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka
Fulanimo la ordya he’s caught wearing bulletproof vest .
He is not man of the people
He is not man of the people
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1807 Views
-
Last post by Waqooyism
-
- 37 Replies
- 7146 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1628 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 19 Replies
- 3780 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 1275 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 30 Replies
- 5975 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 1 Replies
- 721 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 60 Replies
- 10985 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 544 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 971 Views
-
Last post by original dervish