metamorphosis wrote: Fri Dec 07, 2018 6:34 pmYou're dumb. It's the likes of you among us that keep dragging us down.BestPlaya wrote: Sat Dec 01, 2018 8:20 pmRee Cabdi oo waji qabiil ku socda waxyba ree isaaq ka qaadayaan ayaaba yar .Taarikhda dib u raac .Mida kale,Cabdi ileey dhibtuu noo geeystay ma ahayn mid Shaadh ree Cabdille uu nagu gumaaday .Xitaa Cali Yuusufbaan waxba u haysan ..Rag cuqdad qaadana waanu ka sarraynaaa .blse ,siyaasada qabyaaladaysanmetamorphosis wrote: Sat Dec 01, 2018 8:07 pm
reer isaq aniga kale baa u hadla.
war these new niggas got no chill.![]()
cuqdad iska saar adeer. reer cabdulle iyo reer isaaq waa dad walaalo ah, wixii khalad ka dhacay nimankaa waa cafis iyo musaamax. Ilay intuu siduu noo layanyay si ka daran soo tuu cabdullaha kale u laayay? inleen waxaa u hadlaysaa sidii nin u cuqdadaysan. waryaa ma laangaab baa tahay?
adeer admiral osman can be criticized, right or wrong, ma'aha nabi.
now is a time to show that reer isaaq have let bygones be bygones, and that we are only interested in moving forward giving the tired people of the region(all ogadens included) what they want which is for them to decide their own vote through a referendum.
waxaan rabay inaan kuugu soo daro Absame private group laakiin nin ogaden kala jarjaraya qolkaa uma baahna.
ee cabdillaysan naga gadimaysaan
Duxulayste iyo Cabdi Axmaarba waxaad siisaan qadarin iyo taageero ayna mudnayn ,Admrialkana qaab qabiil ayd Ku mucaaradaysaan .caqligiinu waa midka Axmad Dhuxulayste amaana ,Admiralkana dhaleeceeya![]()
Django u sheeg inuu qabyaalada iyo doqonimada meesha la dhaafo .Waa haday dani idinka hayso midnimada iyo tolnimada reerka ,haduu diidana marna taagtiii marna tabartii
Do us a favor and naga aamus, ka dhex bax siyaasada ogaden.
I am no reer cabdulle, and I don't blame them for what ilay did he did the same to reer cabdulle as well. He's praying for his crimes, and him and those around him should be punished. cali yusuf laf reer isaaq ah iskama celin karaan. what's the point marka?
I hold no cuqdad for them.
At the end of the day, I am with ogaden, and you are with reer isaaq.
Comprehend well what I wrote .
I thought you once told me that your Ree Amaadin .Stupid qabiilist nigga trying to fool me .Cabdille-nimadaada Qarso ama Muujiso ,marna idinkama yeelayno inaad Dameerihiina ceebaysan amaantaan oodna difaacdaan islamarkaarna aad afka ku taagtaan mujaahidiinta beeshayada .
Dulli xun baa tihiin oo qabyaaladi wastay ...waa waxaad haybtaada ooga been sheegi ,f-king inagumeed