Ninka sheega ma dhaafto!
Moderator: Moderators
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Ninka sheega ma dhaafto!
Xaalku wuxuu noqday ninka guriga qabow dadka ha qaadsiin, xukuumadii qudhmiye waxay taagteedii isugu soo ururtay xisbiga waddani.
Been abuurku aan cadaynta loo haynin ee la iska tuuraya ma waxbaa.
Qudhmiye isagoo habeen iyo maalin xamar u gudaya ayaa waxay doonayaan inay xisbiga waddani ku dhejiyaan shaabad waxaanay se ogeyn in dadku wado indho iyo dhego yahay.
Xataa caamiyahu waxaas kaa dhagaysan maayo.
Siyaasiyiinta Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Midkee U Dhaw Soomaaliya?
Hargeysa(HWN):-Xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisu waxay caado ka dhigteen in qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaridka ah ay ku eedeeyeen inay aaminsan yihiin fikirka soomali weyn ama la xidhiidha aragtida soomaaliya.
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing
Midig:-Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Kana Tirsanaa Kulmiye Xasan Daahir Dhimbiil
Masuuliyiinta ugu sareeya xisbiga Kulmiye iyo xukuumada ayaa eedaymahan ku bartilmaameedsada siyaasiyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani gaar ahaana gudoomiye Cirro iyo xubnaha ay isku deegaanka ka soo wada jeedaan ee xisbigaasi ka tirsan, balse waxa soo if baxaysa in xisbiga Kulmiye uu fikir ahaan u janjeedho dhinaca soomaaliya.
Sidoo kale waxa caado noqotay in xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisu ay mar kasta baahiyaan warar aan xaqiiq ahayn kuwaas oo ka dhan ah siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Waddani gaar ahaana gudoomiye Ciro iyo xubnaha ay isku deegaanka yihiin, kuwaas oo ay ugu dambeeyeen wararkii sheegayey in Cabdiraxmaan Ciro la kulmay safiirka qadar ee soomaaliya,warkaas oo ugu dambayn beenoobay.
Dhinaca kale madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi ayaa wakhtigii lagu guda jiray ololaha doorashadii madaxtooyada waxa uu xisbiga Waddani ku eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay soomaaliya, isaga oo si cad u sheegay in xisbiga Waddani laga maamulo isla markaana xaflado loogu qabtay dalka soomaaliya kuwaas oo aanu wax cadaymo ah u adeegsan.
Marka la eego aragtida uu xisbiga Kulmiye ka aaminsanaa hogaamiyaha iyo siyaasiyiinta xisbiga Waddani waxa cadaatay inaanay xaqiiq ahayn isla markaana Kulmiye uga dhaw yahay aragtida uu ku eedaynayo marka la eego dhacdooyinkii ugu dambeeyey iyo ficiladii ay ku kaceen siyaasiyiin ka tirsanaa xisbiga Kulmiye.
Wefti ka socda xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed kana mid yihiin gudoomiye ku xigeenka 2aad Axmed Cabdi Dheere iyo Cabdicasiis Samaale isla markaana ay xubno ka yihiin hogaamiyaha xisbiga Ucid iyo masuuliyiin ka tirsan xisbigiisa ayaa dhawaan magaalada Nairobi kula kulmay siyaasiyiin miisaan culus ku leh dalka soomaaliya kuwaas oo hore xilal u soo qabtay haatana horkacaya xisbiyo mucaaridka ah.
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha iyo masuuliyiin kale oo la shiraya siyaasiyiin soomaaliya ah
Masuuliyiinta xisbiyada Kulmiyo Iyo Ucid ayaa kulan qarsoodi ah la qaatay gudoomiyaha xisbiga Waddajir ee soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur kuwaas oo aan ilaa hada la soo bandhigin waxyaabaha ay ka wada hadleen iyo danaha kalifay in lala kulmo siyaasiyiinta ka soo jeeda soomaaliya oo sharciga somaliland meel adag ka taagan yahay cida ku kacda.
Kulankaas ayaa shacabka somaliland si adag uga horyimaadeen iyada oo baraha ay bulshadu ku kulantana laysku waydiinayo sababaha keenaya in xisbiga Waddani oo aan shaqo ku lahayn arimaha soomaaliya loogu eedeeyo xidhiidh uu la leeyahay dawlada Muqdisho isla markaana indhaha laga laliyo masuuliyiinta xisbiga kulmiye iyo xukuumadiisa ee xidhiidhka tooska iyo midka dadbanba la leh soomaaliya.
Sidoo kale magaalada Muqdisho oo ay badhtamihii sanadkii 2018 gaadheen sadex masuul oo ka tirsanaa xisbiga Kulmiye ayaa la shaaciyey in xil loo magacaabay mid ka mid ah siyaasiyiintaasi oo aan ila hada shaacin inuu iska casilay xubinimadii xisbiga Kulmiye.
Xasan Daahir Dhimbiil oo ka tirsanaa xisbiga Kulmiye isla markaana hore u soo noqday wasiir u xigeenka wasaarada caafimaadka ee dawlada Axmed Siilaanyo ayaa hada loo magacaabay safiir halka wasiir ku xigeenkii arimaha dibada Axmed Kayse iyo agaasimihii wasaarada cadaalada Khadar Axmed Diiriye oo ka tirsanaa xisbiga Kulmiye ay xil sugayaal ku yihiin magaalada Muqdisho.
Marka la eego sida uu xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uga madhan yahay eedaymaha lagu shaabadeeyo ee la xidhiidhinaya soomaaliya iyo qaabka xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiintiisu ugu jiraan dhuumashada dhabarku muuqdo ee ay ugu janjeedhaan dhinaca soomaaliya waxa sida dharaarta u cad inaanay waxba ka jirin doodii madaxweyne Muuse Biixi ee ahayd inaan lagu aaminayn xisbiga Waddani talada dalka isla markaana kula xidhiidhinayey soomaaliya, taas badalkeedana ay waajib tahay in lagula xisaabtamo xisbiga Kulmiye iyo xubnihiisa qaar hargeysa ku sugan yihiin halka qaarna Muqdisho xil sugayaal ku yihiin.
Ugu dambayn waxa u muuqata inay beenowday eedaymihii xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisu ay la daba taagnaayeen xisbiga Waddani ee la xidhiidhinayey soomaaliya kuwaas oo haatan ay iyagu dhabarka ku sitaan isla markaana laga sugayo inay shacabka somaliland faah faahin ka siiyaan isbadalada muuqda.
Hadhwanaagnews.com/Office
Hargeysa/Somaliland

-
cheifaqilbari
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Kkk qudmiye wa qudmiye they have no shame.
- skywalker25
- SomaliNet Super

- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Being anti Kulmiye is fair, but offering a better alternative is even better.
Wadani and it’s supports need to self reflect and offer the masses, who yawning for something different, a better, brighter more constructive option. Currently they are messing up this task in a monumental manor. Kulmiye could fuck till the cows come home, but they’d still win, all because the public don’t trust the Wadani and it’s vision or leaders..

TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
I was a low key Wadani supporter until Cirro fucked up in one of his campaign speeches and referred to the Habro wars. My subclan still voted for him because Kulmiye is corrupt to the bone.skywalker25 wrote: Fri May 24, 2019 6:39 pm Being anti Kulmiye is fair, but offering a better alternative is even better.
Wadani and it’s supports need to self reflect and offer the masses, who yawning for something different, a better, brighter more constructive option. Currently they are messing up this task in a monumental manor. Kulmiye could fuck till the cows come home, but they’d still win, all because the public don’t trust the Wadani and it’s vision or leaders..
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .
Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .

Jaamacbuuhoodle
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Abti Shacabka Soomaaliyeed oo dhan way ogyihiin Madaxweynaha maamulka Somaliland ee soo Socda waa Gudoomiye C/Raxmaan Cirro .theyuusuf143 wrote: Sat May 25, 2019 8:52 am We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .
Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .
Cirro Waa ninka kaliya ee Dowlada federlaaka wada hadal sax ah lala gali karto ,
Muuse iyo ina kaahin ilaa Aakhiro cid la hadali doonto jiri mayso .
Waad ogaan doonto Gudoomiye Cirro wuxuu Huunada ku samayn doono
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Ciiro weligii dalkan qaban maayo.. A message from a Muuse Cabdalle snm.. and thats me ..let be written.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Somaliland codbaa lagu Soo baxaa ee layskama Soo baxo. Codkuna gobolka cagaaran iyo hargeisa Buu yaal. Adigu xitaa hadaad cirro taagersan tahay waxba kuma biirin kartid oo buhotle maba diiwaangeshana . Sidan kor ku xusay siyaasi aan sacad muuse cagahooda dhunkan walaahi iyo billaahi baanu weligii Soo baxayn. Cidu doono ha ahaado siyaasigasi cirro ama mid kale.Jaamacbuuhoodle wrote: Sat May 25, 2019 12:03 pmAbti Shacabka Soomaaliyeed oo dhan way ogyihiin Madaxweynaha maamulka Somaliland ee soo Socda waa Gudoomiye C/Raxmaan Cirro .theyuusuf143 wrote: Sat May 25, 2019 8:52 am We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .
Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .
Cirro Waa ninka kaliya ee Dowlada federlaaka wada hadal sax ah lala gali karto ,
Muuse iyo ina kaahin ilaa Aakhiro cid la hadali doonto jiri mayso .
Waad ogaan doonto Gudoomiye Cirro wuxuu Huunada ku samayn doono
Ninkii u hayn Hogaanka dalku waa inuu gebiley ku meeraysto , huunada mood kooda Bay guushadu ku xidhan tahay , haday uunsi kugu shidaan mustaqbalka u wuu ifayaa, haday kabaha kugu salaamana mustaqbalka kaaga siyaasadeed mugdi weynba ku jira. Anigu tolkay midba wuxu ku fiican yahay waan aqaan , dawladnimo markay timaado reerkaas baa noo haya oo mafaatixda jamhuuriyada gacanta midig ku haysta , yaguun baa Soo jeedinta leh wixii lasooe saarayo iyo wixii la ridayo . Intayada kale vote kaanu leenahay inaanu ku raacno ama ku diidno
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Sxb you say that but majority of dhulbahante votes for biixi and kulmiye. The few dhulbahante refugees in the west have been told lies. Kulmiye has made dhulhante a support community just like hj and sm mashallah.Jaamacbuuhoodle wrote: Sat May 25, 2019 12:03 pmAbti Shacabka Soomaaliyeed oo dhan way ogyihiin Madaxweynaha maamulka Somaliland ee soo Socda waa Gudoomiye C/Raxmaan Cirro .theyuusuf143 wrote: Sat May 25, 2019 8:52 am We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .
Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .
Cirro Waa ninka kaliya ee Dowlada federlaaka wada hadal sax ah lala gali karto ,
Muuse iyo ina kaahin ilaa Aakhiro cid la hadali doonto jiri mayso .
Waad ogaan doonto Gudoomiye Cirro wuxuu Huunada ku samayn doono
If they can do the same for warsangeli, it’s game over for wadani.
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
I wonder what made yusuuf so subservient to sacad muuse.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Aniga iima kala sokeeyan isaaq , xaq baan u leeyahay inaan kuwa loogu qaatay wanaagooda sheego. Weliba microphone kaa I ciilay ee hadaan iimam ahaan lahaa
masaajidkan uga ducayn lahaa salaatul laylka . Islaan sacad muuse ah haday ey waraabiso khudbada jimcaha baan ku dari lahaa , anigoo naxariisteda barbar dhigaya asxaabtii rasuulka csw, oo carrabka ku adkaynaya magaca tuuladeeda . Si musliniintu u fahmaan in dad muuminin khaasi kunool yihiin Agabar.
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
@theyuusuf
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.
-
Jaamacbuuhoodle
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Togdeer wrote: Sun May 26, 2019 1:57 pm @theyuusuf
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ninka sheega ma dhaafto!
Togdeer wrote: Sun May 26, 2019 1:57 pm @theyuusuf
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.
Weliba sidaas baan volunteer ahay , ee hadii wax laygu daro inshallah waan kasii kordhinaya , aniga cibaado bay iga tahay oo waxan u arka inaan ilaahay ugu dhowaanayo amaanta walaalahay. Sida si lamida xadaan xumaantoda faafiyo inay nacdali igu socoto baan u arka oo aan xasad ku kacay .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 717 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 464 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 393 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 10 Replies
- 1526 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 2 Replies
- 562 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 7 Replies
- 926 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 6 Replies
- 762 Views
-
Last post by yunis09
-
- 14 Replies
- 1833 Views
-
Last post by yesman10099
-
- 14 Replies
- 1266 Views
-
Last post by Mr_Alfaas