Ninka sheega ma dhaafto!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by LeJusticier »

theyuusuf143 wrote: Tue May 28, 2019 1:31 pm
Timiro1999 wrote: Tue May 28, 2019 11:12 am Wax walba waxa ka daran sidey hadalkiisa ugu rixinayaan :lol:

'Doqon baa amaantiyo faankuun ku darartee"
Waa hadal naxwe leh garanaya wuu garanayaa kii garan waaya libaaxa Warancade ha cuno.
Weligaa hadaad doonaysid qof nacas ah inaad danahaaga ku gaadhid waa la amaana.
Isagoo ku daba raxlaynaya oo hadalkaga run moodaya ayaad arkaysaa :lol:
Fariid hadad amaanto laba cisho dabadeed wuxuu kugu odhanaa dee adeer waa ku sidee tiriiga laydhka igala daba hadh.

Haday doqomo yihiin 2019 umaad halganteen inaad yaga ka xorawdo . Dadka sanadkan raadinaya inay sacad muuse ka xorooban ama iska celiyaan. Waxa kamida.

1. Garxajis
2. Dhulbahante
3. Majeerten
4.warsangeli
5. Gadabuursi
6. Arab
Iyo Habarjeclo oo inyari u Hadhay xiligay futada kala qaban jireen.

Waxaas oo dhan cududa, caqliga cuudka sacad muuse iyo habar awal baa lagu maamula. Kulligood waa gaajo waxayna isu haystan dad belaayo ka dhacday , sacad muuse baa balag u Lula markaasay iska xasilaan sidii ido caws lagu sii daayey. Bilaash uma taagero reerkan ee kartidoodan ka yaabay , xitaa yuhuudu malaha karti lagu maamulo dad sideena oo kale habaar ku dhacay. Qurux kasta oo somaliland leedahay libinteeda yagaa leh.
The only one need freedom from SM is your mind :lol: :lol:
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by Xildiiid »

LeJusticier wrote: Fri May 31, 2019 4:20 am
theyuusuf143 wrote: Tue May 28, 2019 1:31 pm
Timiro1999 wrote: Tue May 28, 2019 11:12 am Wax walba waxa ka daran sidey hadalkiisa ugu rixinayaan

'Doqon baa amaantiyo faankuun ku darartee"
Waa hadal naxwe leh garanaya wuu garanayaa kii garan waaya libaaxa Warancade ha cuno.
Weligaa hadaad doonaysid qof nacas ah inaad danahaaga ku gaadhid waa la amaana.
Isagoo ku daba raxlaynaya oo hadalkaga run moodaya ayaad arkaysaa :lol:
Fariid hadad amaanto laba cisho dabadeed wuxuu kugu odhanaa dee adeer waa ku sidee tiriiga laydhka igala daba hadh.

Haday doqomo yihiin 2019 umaad halganteen inaad yaga ka xorawdo . Dadka sanadkan raadinaya inay sacad muuse ka xorooban ama iska celiyaan. Waxa kamida.

1. Garxajis
2. Dhulbahante
3. Majeerten
4.warsangeli
5. Gadabuursi
6. Arab
Iyo Habarjeclo oo inyari u Hadhay xiligay futada kala qaban jireen.

Waxaas oo dhan cududa, caqliga cuudka sacad muuse iyo habar awal baa lagu maamula. Kulligood waa gaajo waxayna isu haystan dad belaayo ka dhacday , sacad muuse baa balag u Lula markaasay iska xasilaan sidii ido caws lagu sii daayey. Bilaash uma taagero reerkan ee kartidoodan ka yaabay , xitaa yuhuudu malaha karti lagu maamulo dad sideena oo kale habaar ku dhacay. Qurux kasta oo somaliland leedahay libinteeda yagaa leh.
The only one need freedom from SM is your mind :lol: :lol:
:lol: :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by theyuusuf143 »

Love is a blind , aniga waxba laygama qaban Karo , ee u gargaara walaalihiina dhibaataysan ee aan kor ku xusay. :lol:
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3556
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by TheGrumpyGeeljire »

I feel very strange towards SM myself. Calmly euphoric and charming. They are a civilising influence.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”