Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

Puntland: Ciidamo ka gadooday mushahaar la’aan

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland ee loo yaqaanno Guuto Bari, ayaa maanta gadood ka sameeyay laamiga u dhexeeya deegaanka Carta iyo degmada Carwo ee gobolka Bari, sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal.

Ciidanka gadoodka sameeyay oo ka cabanayay mushahaar la’aan, ayaa xannibay isu-socodka gaadiidka laamiga dheer ee xiriiriya gobollada Puntland, taasi oo culays badan ku keentay gaadiidka isaga goosha gobollada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Saraakiisha hoggaaminaysay ciidankaasi, ayaa ku amray gaadiidleyda in aysan ka gudbi karin isbaaro ay halkaasi dhigteen, tan iyo inta laga siinayo xuquuq iyo mushahaar kaga maqan dowladda Puntland.

Xubno ka tirsan Odayaasha dhaqanka oo markii dambe halkaasi gaaray, ayaa saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ka dalbaday in ay isbaarada ka qaadan laamiga, si wada-hadal loola furo, balse saraakiisha ayaa diiday dalabka Odayaasha.

Cutubyada gadoodsan ayaa weli haysta bartamaha laamiga, waxaana kala xiran isu-socodka gaadiidka, iyadoo ay halkaasi gaadiid badan ku xanniban yihiin.

Gadoodka ciidanka Daraawiishta ayaa ku soo beegmay, xilli Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay sheegtay, in ay bil kasta bixiso mushahaaraadka Ciidamada iyo shaqaalaha dowladda.

:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

Ciidamo Hubeysan Oo Xirtay Waddooyinka Qaar Puntland & Cabsi Jirta
Share
Wararka inaga soo gaaraya Magaalooyinka qaar Ee Puntland ayaa soo sheegaya in xaalad cakiran ay maanta ka jirto Halkaasi.

Wadada isku xirta Garowe ilaa Boosaaso ayaana lagu arkayaa Ciidamo gadoodsan kuwaas oo diiday in wadada la isticmaalo.

Advertisement

Askartaan oo ka mid ah kuwa Daraawiishta Puntland waxay sheegeen inay gadoodsan yihiin maadaama ay Xuquuqdii ay lahaayeen muddo bilo ah lasiinin.

Waxaa istaagay Gaadiid badana ay ku xayiran yihiin Wadadaasi iyadoo Dawlada Siciid Dani Hogaamiyo weli ka hadlin.

Dhowr mar ayey Ciidamada Puntland qaarkood gadood ay mushaar ay waayeen kadibna ay sabab ka dhigtay inay Xarumo weeraraan oo la

:dj:
User avatar
Somaliweeyn007
Posts: 157
Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by Somaliweeyn007 »

I thought that calool weeyne Oromo, Deni fixed this with his visit to UAE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

DANNI is the worst Governor ever had Bintland, war wuxu doqonsanaaa

:dj:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by theyuusuf143 »

I don't understand why all boon likes chaos. Even we who are in direct war with puntland don't get excited when they have international problems . Why are you happy for poor soldiers who did not get paid for months. Is it gonna help your uncle xarmaajo. Kkkkkk
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by Nubis »

Sounds insightful.

I want to work for their airline. I was thinking of applying there as hostess.
Last edited by Nubis on Tue Dec 24, 2019 8:54 am, edited 2 times in total.
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

Nubis wrote: Tue Dec 24, 2019 8:50 am Sounds good.

I want to work for their airline. I was thinking of applying there as hostess.
Aply with Qatar Airweys iinstead sis wlhi

:eat:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

theyuusuf143 wrote: Tue Dec 24, 2019 7:25 am I don't understand why all boon likes chaos. Even we who are in direct war with puntland don't get excited when they have international problems . Why are you happy for poor soldiers who did not get paid for months. Is it gonna help your uncle xarmaajo. Kkkkkk

Ibn Bucur Bacayd inaga maarmiwaayey, hadaba kaala ILAMEEREYSO.

:dj: N
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by Nubis »

bashe19 wrote: Tue Dec 24, 2019 8:53 am
Nubis wrote: Tue Dec 24, 2019 8:50 am Sounds good.

I want to work for their airline. I was thinking of applying there as hostess.
Aply with Qatar Airweys iinstead sis wlhi

:eat:
:up:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

theyuusuf143 wrote: Tue Dec 24, 2019 7:25 am I don't understand why all boon likes chaos. Even we who are in direct war with puntland don't get excited when they have international problems . Why are you happy for poor soldiers who did not get paid for months. Is it gonna help your uncle xarmaajo. Kkkkkk

:lost:

Qaldaan what are you expected from us?
EnlightenedNomad
Posts: 109
Joined: Sun Jul 14, 2019 5:35 pm

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by EnlightenedNomad »

Bashe the Boon,

Check out this video. :-P

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

EnlightenedNomad wrote: Thu Dec 26, 2019 2:06 pm Bashe the Boon,

Check out this video. :-P

I dont know who you are? But what he said my bro is 100 pecent right walahi bilahi tolahi he is right what he did, Facaye is uncle of marehan, My uncles era worth 5 seats.
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Breaking News: Emarates Danied salary Pintilans Forces

Post by bashe19 »

bashe19 wrote: Thu Dec 26, 2019 3:19 pm
EnlightenedNomad wrote: Thu Dec 26, 2019 2:06 pm Bashe the Boon,

Check out this video. :-P

I dont know who you are? But what he said my bro is 100 pecent right walahi bilahi tolahi he is right what he did, Facaye is uncle of marehan, My uncles era worth 5 seats.

Sorry, i mean at least.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”