Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by sahal80 »

there is dramatical change in Somali politics


Farmaajo waxaa laga kari waayey doorasha qabo markuu waqtigaaga dhamaado maadama barnaamijkiisii fashulmay wuxuu leeyahay ha la iigu daro si aan ugaarsiiyo dalka doorasho "xoogaga wadaniyiinta vote" :russ:


saa darteed mucaaradka waxay taageereen qorshaha kheyre in baarlamaanka sii jiro labo sano oo madaxwayne cusub doortaan.

allies; Kheyre, Mursal, Muudeey, dhuxolow, Khadiijo diiriye+UDP party. Kheyre wants to make a reshuffle from all these groups and exclude some farmaajo allies. right know any pro- farmaajo minister is on his target list. goodax and maareeye need to make up their mind.


hassan sh wrote this today. if this partliament is voting kheyre is the closest war inleen dhuxuloow waa mucjiso!
"iyadoo baryahaan Golaha Shacaba ee baarlammaanka ka doodayo xeerka doorashada JFS, in siyaasiyiinta qaarkood iyo dad sheegta iney qubaro yihin ay ku doodayaan ifinta Waddo suurtagalineyso in la sammeeyo KORORSIIMMO xilliga hay’adaha dastuuriga qaarkood iyadoo lagu sababeynayo haddii ay dhacaan duruufo aan doorasho laga qaban karin. Lix bilood ayaa doorashada dib loo dhigayaa haddii ay dhacaan duruufahaas – kuwaas oo aan la garaneyn waxa ay yihiin. Haddii lix bilood looga bixi waayana, baarlammaanku waa joogayaa ee madaxda ayaa la dooranayaa. Baarlammanku wuxuu joogayaa markaas ilaa xilli aan la garaneyn isna” ayuu yiri Xasan Sheekh.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by sahal80 »

i saw pro Farmaajo guy(you know where he comes from) "wadani" singing this song against kheyre! it says "dadka kii u dhargaa u daran" :russ: the he told me the song was originally against some folks who were blessed with kacaan nicmo and then commited treason :russ: what a delusional people :dead:

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by Seedyare »

who has strong alliance between khayre and Farmajo.I don't really want see khayre usurping the presidency. He is not a man of his words plus he is a hutu .It is so disappointing to see farmajo losing the plot .
Last edited by Seedyare on Sun Dec 15, 2019 11:45 am, edited 1 time in total.
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by Seedyare »

Quick one, how much $$ khayre pays you for this painstaking job ?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by sahal80 »

Seedyare wrote: Sun Dec 15, 2019 11:43 am Quick one, how much $$ khayre pays you for this painstaking job ?
kkkk sxb im not pro kheyre im kinda forced to favour him!

he uses Farmaajo as bogeyman to favour him as the lesser evil. im siyaasi not like these ciyaal here i declared ceasefire with kheyre long time ago to avoid xoogaga qabiiliyiinta option..



if Farmaajo was acting normal i wouldnt gone for kheyre

most of hiraab still are against kheyre bc they are after his kursi. im not intersting in kursi in intersted in democracy and healthy system.

damn war kuwaan intee u raacnaa! ayagaa farmaajo keenen shalay!


saa doonto yeel kheyre duul kalaa iiga kaa darane! he is gaaljecel. this guy used to be mucaarad but it may has to do with jeesow joining kheyre but anyways only hiraabs see them or farmaajo! kkkkk makuu soconee horta?
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by Django »

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Taxaaluf mucaaaradka iyo Kheyre on current parliament voting!

Post by Murax »

sahal80 wrote: Sat Dec 14, 2019 11:40 am there is dramatical change in Somali mucaaradka waxay taageereen qorshaha kheyre in baarlamaanka sii jiro labo sano oo madaxwayne cusub doortaan.

allies; Kheyre, Mursal, Muudeey, dhuxolow, Khadiijo diiriye+UDP party. Kheyre wants to make a reshuffle from all these groups and exclude some farmaajo allies. right know any pro- farmaajo minister is on his target list. goodax and maareeye need to make up their mind.

:lol: Sahal nails it with amazing prediction of Parliament supporting Kheyre
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”