Aw qariib
Sheekaxariika beesha inta iska dhaaftid halkaan ka baro taariikhdaan ku dhaaftey koleey waad yartahay
1990skii waxaa loo qeebsanaa HG oo eritrea oo dagaal la gashey itoobiya 1998kii iyo masar ay taageereen. iyo itoobiya oo mj taageersaneed iyo cali mahdi iyo hawadle. masar waxay qabatey shir ay ku heshiisiisay Cali mahdi iyo Xuseen ceydiid in Cali qaato madaxweynaha xuseena pmka. waxaa ka horyimid mj oo diiday inay hawiye labadaba isku darsadaan. xanaaqey xanaaqeen waxay aasaaseen PL 1998 oo ka dhiga isku tashi iyo inay xamar uga dhamaatey. 2000 ayaa shirkii carte la qabtey kama aysan qeybqaaden waa qaadaceen. shirkaan ayaa lagu sameeyay 4.5 waxaa loo kala qaadey 61 afarta qabiil iyo 31 beesha shanaad all 275
kadib qabiil walbe waxay qeebsaseen 61kii. waxa xulufo ahaa HG iyo murusade vs Abgaal and Hawadle. Abgaal hawadle ay dhageestaan hadaan cidkale waraabsan oo laga dhex baxo
Shabeele state(Midlle shabelle & Lowershabelle) Goodax baa ka saarey agendaha hiraab asagoo ah wasiirka gudaha shir uu la qaatey Abgaal.. Fiiri guudlaawe siduu noo dhagetstey Baladweyne cajaladii F&F dhan baan ka tirtirnay
Hawadle waxay codsadeen 9 xubin laakiin abgaal ayaa 9 dhaafi waayey oo mudulood yaryar wax la qeebsadeen ananaga booska sadexaad ayaan aheen. HG 12 ay qaadatey 4 na duduble ay ku taageertay. Gaaljecel ay damceen inay gugundhabe isku weel ka dhigaan oo 8 la siiyay waa diideen waa ka baxeen guguundhabe 1 saaid ah ayay heleen oo ah 5 markii horena afar under gugundhabe halka gugundhabe wali heestaan afartii. gaaljecel walaalkiis garjan aka garjante 1 kursi buu ku leeyahay beesha shanaad waa ninka JL ugu sharaxan deputy speaker inkastoo hada sacdiyo firimbi oo ah arab saakax oo deni iyo upd ku heshiiyeen lagayaabo inuu taageero
Saa darteed murusade asagaaba marti ka ahaa waa ka saameyn badneen kuraasta gugundhabe iyo gaaljecel anagaa nalooga danbeeyay oo ranbay inay hal beel noqdaan gaaljecel ayaa naga cararay oo HG ku taageertey.
2000 ayaa gudi UN ah taageereen Formula uu diyaariyay ismaaciil geele si uu power ugu yeesho Somalia ayuu Isaaq hoosgeeyay Dir. Gaaladii waxay dhaheen inta tirikoob laga sameeynayo 4.5 isticmaala Dir, Daarood, Hawiye, Raxanweyn oo isku number ah iyo nuskood .5 beesha shanaad.
waxaa ka maqnaa mj oo shirkii ambaghati ku soo biiri doona markii baarlamaanka la sameeynayay oo la dhaariyay 2004 under Cabdiqasim TNG laakin lagama aqoonsaneen beelo badan sida MJ marka shir dibuheshiisiin ah oo embghati la dhoho ayaa garab socdey TNG
aydoo kuraasta la qeybiyay per subclans ayaa emghati lagu dhisay baarlamaanka based on Carta 4.5 and per subclan quota.
waa 2004 Abdiqasim was president but there was no parliament until it was created in embaghati then this parliament elected yeey. this is when Qanyare arrived in kenya as a candidate coming from Abdiqasim govt
http://www.somalitalk.com/2004/august/20ago404.html
Hawadle iyo Murusade ma isku mid baa in federal somalia? waa maya
adinkoo heesta 7 xubnood oo xaq u leh 2 xunin aqalka sare ayeey HG 1 idin siisey anaga 2 ayaan gacanteena ku qoranay oo beelaha kale u qeybinay. sidee isku mid nahay? waxaa noo dheer gobol ah naaneysteena
murusade waxay power sadexaad ka yihiin Xamar inkastoo maamulka banaadir number 2 ka yihiin. Xamar waa caasimad soomaliyeed ooy u taliso dawlada dhexe hadii doorasho nowotana HG ayaa number 1 ama 2 ka moqon oo maamulka mayor doorto so Abgaal like the the status quo as long the appointed governor is for them
Sheekh Shariif ayaa hawadle kula gorgortamaya Hirshabelle anigoo oo ka tirsan gudi sir ah oo fariintaas na soo dhexmariyay waa sababta waare iyo Cosoble u buun buuninayaan Shariif. Deni hawadluu u sheegey sidoo kale waliba waare. waare bilaash miyuu ugu jiraa jihaadka Farmaajo ka dhanka ah?
saas ooy tahay im pro HG candidate and Rooble just bc they have power now the change can come from within them. i support Rooble who is against Fahad becoming an mp then Shariif who supports fahad.
Murusade are authentic Hawiye clan taas idinkuma heesano you can be number one number 2 number 3 in hawiye. anaga baabkaas ma galno we r just allied with Hawiye.