"Aadan ayaa Saciid Deni ku eedeeyey inuu hor istaagay horumarka Puntland, gaar ahaan wuxuu carabka ku dhuftay inuu diiday in baa[dh]itaan lagu sameeyo shidaalkeeda isagoo shuruud uga dhigay in la siiyo lacag sida uu hadalka u dhigay"


Moderator: Moderators