Sheekh Shariif ba lagu siiyey Djaubiti 275 xildh., Ma reer Gedo o 200 Kenyana maalinkeliya d7lay baad u quuri weydeen 16

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Sheekh Shariif ba lagu siiyey Djaubiti 275 xildh., Ma reer Gedo o 200 Kenyana maalinkeliya d7lay baad u quuri weydeen 16

Post by bashe19 »

Xog: Farsamada cajiibka ah ee xubnaha Garbahaarey lagu geliyey xarunta BF

By Ali Muhiyaddiin

April 30, 2022

in Warar

Muqdisho (Caasimada Online) – Kullankii baarlamaanka maanta ee ajandahiisa ahaa xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanada laga soo doortay Ceelwaaq iyo xubnihii lagu soo doortay Garbahaarey ee sheegaya xildhibaannimada.

Arrintan ayaa dhalisay buuq xooggan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, ayada oo xildhibaano badan ay layaab ku noqotay sida ay xubnaha Garbahaarey kusoo galeen xarunta maadaama aysan haysan kaarar aqoonsi.

Si kastaba, xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in xubnaha Garbahaareey ay hab farsameysan ku galeen xarunta baarlamanka.

Kahor furitaanka kulanka baarlamaanka ayaa xubnaha Garbahaarey oo lagu soo daabulay gaadiid gaar ah, lana dhigay agagaarka Villa Uganda halkaasoo ay kasoo galeen Villa Hargeysa, waxaana buuq dheer kadib guddoonka baarlamaanka uu sheegay in kulanka uu yahay mid xil wareejin ah kaliya wax ajande kale ah oo uusan jirin.


:lost:
User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: Sheekh Shariif ba lagu siiyey Djaubiti 275 xildh., Ma reer Gedo o 200 Kenyana maalinkeliya d7lay baad u quuri weydee

Post by TarTar »

tha most incompetent nigga to ever lead the ex italian colony. a true donkey. the idiot who signed the garowe agreements institutionalizing stealth secessionism for budhcadland. ambiguous federalism dat give complete independence to garowe. n let 'em steal the ex italian colony's seats for SSC region of Somaliland. how tha f**k did did this donkey let magertenland get seats in mostly somaliland controlled SSC but hirshabele n galmudug don't get hawiya seats in Southwest or Jubaland?

:blessed: SS is only auditioning to be farmajo's PM :ufdup: farmajo don't hire this donkey. unless farmajo want governor deni dictating federal policies to farmajo presidency
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”