The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Moderator: Moderators
The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Al Shabaab oo hawada lagu cunay gobolada dhexe kadib markii taladii Xamar gacanta dadka deegaanka ku soo noqotay asagoo Hassan Sheikh bishii afaraad ku jira!
Ciidamada Dawlada ayaa isku furay wadada buuloburde-Moqokori sida mapka koonfurta Hiiraan ka muuqata Yasooman iyo Aboorey. Yasooman waa meesha ay ku dhamaadaan buuraha Hiiraan al Shabaab ayaa isku qariya waa meel dalxiiska ku fiican. moqokorida hada waaساقطة عسكريا fallen militarily waxaa la gali dhawaan. Ciidanka ceelbuur wuxuu Hiiraan ka qafiifinayaa culeyska barigooda waxaana u fududaaneysa kuwa Hiiraan inay moqokori ilaa adan yabaal xadka shabeelada dhexe gaaraan. next Jabhada cadale in Ciidan la soo dhoobo oo la isku furo xarardheere iyo Cadale labada dhinac ka soo dhaqaaqa
200 oo Ciidamo oo ka soo jeeda Ceelbuur ayaa dhuusamareeb laga dajiyay waxaana hogaaminayaa Xildhibaan dhageey oo Duduble ah. Ciidamo kale in Baladweyne laga dajiyaa la filaa oo Murusade u badan si ay Maxaas uga galaan Ceelbuur
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud "hal sano kadib waxaa keenaynaa AS oo dalka laga dhameeyay ama meela yar ay kaga sugan yihiin".
Maku guuleysan doonaa Madaxweyne Xasan?
https://www.facebook.com/10550930844130 ... NUa3dpBTl/

Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Only government forces can take the fight to Ceelbuur. Waa meel balaaran oo wadooyin lahayn. Good move by HSM when he tried to free the region last time he greenlighted Ethiopian troops to enter and they just occupied an empty tuulo that got recaptured. Maanta ciidan kasta halagu soo daabulo, laakin the day XL macaawisley iyo mukulaal madow baa Ceelbuur usoo safan like you were alluding to beryahan habarteeday ka tahay.
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Murursade sleeps 2gether with alkilaaab, they feel convortible with them. Saas ceelbura tuulo ku noqotey wlhi.

Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
South Hiiraan is nearly finish. hada waxaa la qabtey moqokoro gadaasheeda tardho waa xadka aadan yabaal . Jalalaqsi Buuloburde iyo mahadaayna waa isku xirantahay.
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo ay ka mid yihiin deegaanka Abooreey, Tardo, Sagaalgeed, Geedsamo,Inameey, oo dhammaan hoos yimaada degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan.
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ee hormuudka u ah dagaalka dalka looga xoreyynayo argagixisada Al shabaab ayaa soo bandhigay, meydadka argagaxisada iyo sido kale hubkii laga furtay.
tardo map
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
Abooreey map
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
Jalalaqsi mahadaay

Al ashabaab map of Hiiraan, Galgaduud, shabelada dhexe not accurate maxaas side they.r not inside hiiraan

if reer ceelbuur are watching or not able to free themselves from these terrorists who fled to there from Maxaas and r still regrouping we have to do iskaashi with HG but now Reer ceelbuur are organising themselves and we will give them safe passage to CeelbuurOwQariib wrote: Sat Sep 17, 2022 8:23 am Only government forces can take the fight to Ceelbuur. Waa meel balaaran oo wadooyin lahayn. Good move by HSM when he tried to free the region last time he greenlighted Ethiopian troops to enter and they just occupied an empty tuulo that got recaptured. Maanta ciidan kasta halagu soo daabulo, laakin the day XL macaawisley iyo mukulaal madow baa Ceelbuur usoo safan like you were alluding to beryahan habarteeday ka tahay.
"Saraakiisha Murusade iyo Duduble waxey Muqdisho ka wadaan dhaqdhaqaaq lamid ah kii ay Reer X.Saleemaan ay maalmahaan ka wadeen
Degmooyinka Galmudug ee Murusade, Duduble, Waceysle iyo beelo kale waxaa muddo 15 sano ah ay gumeeysi ugu jiraan maafiyada Al-Shayaadiin"
https://www.facebook.com/10002352112272 ... XhbhJswql/
More south Hiiraan villages liberated. minister Abdirisaaqs Jufo Ubrahim ciise in Aboorey iyo Xassan Muuse Sanbaloolshes jufo like tardho, Sagaal geed, Xassan Muuse is the biggest Cali madaxweyne jufo this will open the door to their Moqokori. this video is 6 years ago inteey Al Shabaab qabsan. Al Shabaab waxay qabsatey 2016 waxaa cajiib ah in hada laga xoreynayo after 5 years of Al Haalik Mooge who wasted our time!
https://www.qaranimo.com/2016/09/15/cii ... a-hiiraan/
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4698459360
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Murursade need to leave behind the inferior mindset and stop being so afraid of Habargidir(Ceyr, Sacad, Saleebaan, Saruur & Duduble) and more recently Xawaadle. No one wants your dhul it does not add any value to our already owned land just work on bringing ciidamo to free it today duduble have sent Ciidamo and hub and they are being accompanied by Ceyr. Murursadow soo kaca, Ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa hadii Ceelbuur lagaaga dur yimaado waxba ha andhacoon hadhow, hawiye wuu dhaqaaqay ee ha harin. As for my brave Xawaadle brothers guul guul guul. Hg are entering the war to spread the strength of shabaab so that they can easily be defeated! Guul and inshallah somalia will be free. I dont normally talk on this site(s) and just manouver it to see peoples politicals opinions however i hope to become more odacious under this government for i am positive they will bring a few wins home to HAG nation.
<iframe src="https://www.facebook.com/plugins/post.p ... &width=500" width="500" height="654" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowfullscreen="true" allow="autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share"></iframe>
<iframe src="https://www.facebook.com/plugins/post.p ... &width=500" width="500" height="654" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowfullscreen="true" allow="autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share"></iframe>
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
there is a war already on social media Murusade vs Duduble. i agree with this saying: "Waqtigaan la joogo calaamo su’aal ayaa saaran lahaanshaha Ceelbuur?
Jawaabta oo fudud-na waxa ay noqoneysaa “cidii Ceelbuur xureynteeda dhiig u daadiso ayaa lahaan doonto milkiyadeeda”.
“Ninkii seexdaa siciis Dibi dhalay”.
Beesha Duduble oo ku biirtay kacdoonka isxoreynta.
Waxaa maanta Caasimadda Dusmareeb soo gaaray ciidamo aad u tababaran, saraakiil iyo saanad military oo lagu xoojinayo kacdoonka ka dhanka ah Argagixisada, isla markaana lagu xoreynayo deegaanada Ceelbuur, Ceelgaras iyo dhamaan goobaha ay Alshabaab kaga sugannyihiin gobolka Galguduud.
Dagaalka waxaa hogaaminaya Xildhibaanada Federaalka oo uu hogaaminayo Hon Yusuf Gelle Ugaas, Xildhibaanada Galmudug, Saraakiisha Ciidamada qeybahooda kala duwan iyo Maamulka Degmada Ceelgaras.
Waxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada beesha Maxamud Hiraab dal iyo dibad inay garab istaagaan halganka lagu badbaadinayo dadkooda.
Ugu dambeyn, waxaan u nasteexeynayaa dadka qaar kamid ah beesha ee isku dayaya inay fasir qaldan ka bixiyaan kacdoonka hirgalay, kuwaas oo nasiib darro ay kamid yihiin kuwo horay ugu soo shaqeeyay magaca iyo mansabka Duduble.
#dadkaada dhinac ka raac
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1640919210

-
Isseayaanle
- SomaliNetizen

- Posts: 425
- Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
All I see is Hutus lying to them selves thinking Hassan sh and HAG will save them from alshaydaan. Mahad is part of alshaydaan and so is robow. Please don’t insult our intelligence. We’ll give the macawisly 1 year tops and see how they do. You know the answer and outcome. This is just a way for Hassan sh to loot the army money and not pay them. Also is the reason troops are still in Eritrea after all the crying done.
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Land belongs to any who frees it and occupies it. Period. All these clans barking from facebook can do nothing more than bark while their counterparts are taking the war to shabaab instead of Facebook. i will not delve too far into the argument because the politicians themselves understand that. Shabaab own Ceelbuur as of now but once it is freed the people who free it will own it. same goes with hiiraan and any other deegaan. Guul Hawiye and I hope they continue freeing their lands and drop these inferior mindsets of fighting over towns.sahal80 wrote: Sat Sep 17, 2022 2:24 pm there is a war already on social media Murusade vs Duduble. i agree with this saying: "Waqtigaan la joogo calaamo su’aal ayaa saaran lahaanshaha Ceelbuur?
Jawaabta oo fudud-na waxa ay noqoneysaa “cidii Ceelbuur xureynteeda dhiig u daadiso ayaa lahaan doonto milkiyadeeda”.
“Ninkii seexdaa siciis Dibi dhalay”.
Beesha Duduble oo ku biirtay kacdoonka isxoreynta.
Waxaa maanta Caasimadda Dusmareeb soo gaaray ciidamo aad u tababaran, saraakiil iyo saanad military oo lagu xoojinayo kacdoonka ka dhanka ah Argagixisada, isla markaana lagu xoreynayo deegaanada Ceelbuur, Ceelgaras iyo dhamaan goobaha ay Alshabaab kaga sugannyihiin gobolka Galguduud.
Dagaalka waxaa hogaaminaya Xildhibaanada Federaalka oo uu hogaaminayo Hon Yusuf Gelle Ugaas, Xildhibaanada Galmudug, Saraakiisha Ciidamada qeybahooda kala duwan iyo Maamulka Degmada Ceelgaras.
Waxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada beesha Maxamud Hiraab dal iyo dibad inay garab istaagaan halganka lagu badbaadinayo dadkooda.
Ugu dambeyn, waxaan u nasteexeynayaa dadka qaar kamid ah beesha ee isku dayaya inay fasir qaldan ka bixiyaan kacdoonka hirgalay, kuwaas oo nasiib darro ay kamid yihiin kuwo horay ugu soo shaqeeyay magaca iyo mansabka Duduble.
#dadkaada dhinac ka raac
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1640919210
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Keep lying to yourself and then let the sun rise on you. Your words are as credible as my palm growing hair you are posting your wishes and supportfor Alshabaab here whilst Hawiye are taking the war to shabaab and actually freeing their lands. Idk where you're from but im sure it doesnt have much going on for it with whatever freedom you boast about.Isseayaanle wrote: Sat Sep 17, 2022 5:56 pm All I see is Hutus lying to them selves thinking Hassan sh and HAG will save them from alshaydaan. Mahad is part of alshaydaan and so is robow. Please don’t insult our intelligence. We’ll give the macawisly 1 year tops and see how they do. You know the answer and outcome. This is just a way for Hassan sh to loot the army money and not pay them. Also is the reason troops are still in Eritrea after all the crying done.
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Sahalow Ceyr have joined the war on Shabaab towards ceelbuur their days are truly numbered. Xawaadle Ceyr Saleebaan Duduble. Waxaan maqli jiray rag tashaday cir waa toli karaan taako labodeed. Let the isaaq and Majeerteen bark all they like the harsh truth is hawiye wuu kacay cidna ma celin karto. Abgaal and co are late comers but they will join the war because HSM wey ka go antahay that Waceysle MPs get selected in Ceeldheer. Hawiye turub baray! ="https://www.facebook.com/plugins/post.p ... &width=500"sahal80 wrote: Sat Sep 17, 2022 2:24 pm there is a war already on social media Murusade vs Duduble. i agree with this saying: "Waqtigaan la joogo calaamo su’aal ayaa saaran lahaanshaha Ceelbuur?
Jawaabta oo fudud-na waxa ay noqoneysaa “cidii Ceelbuur xureynteeda dhiig u daadiso ayaa lahaan doonto milkiyadeeda”.
“Ninkii seexdaa siciis Dibi dhalay”.
Beesha Duduble oo ku biirtay kacdoonka isxoreynta.
Waxaa maanta Caasimadda Dusmareeb soo gaaray ciidamo aad u tababaran, saraakiil iyo saanad military oo lagu xoojinayo kacdoonka ka dhanka ah Argagixisada, isla markaana lagu xoreynayo deegaanada Ceelbuur, Ceelgaras iyo dhamaan goobaha ay Alshabaab kaga sugannyihiin gobolka Galguduud.
Dagaalka waxaa hogaaminaya Xildhibaanada Federaalka oo uu hogaaminayo Hon Yusuf Gelle Ugaas, Xildhibaanada Galmudug, Saraakiisha Ciidamada qeybahooda kala duwan iyo Maamulka Degmada Ceelgaras.
Waxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada beesha Maxamud Hiraab dal iyo dibad inay garab istaagaan halganka lagu badbaadinayo dadkooda.
Ugu dambeyn, waxaan u nasteexeynayaa dadka qaar kamid ah beesha ee isku dayaya inay fasir qaldan ka bixiyaan kacdoonka hirgalay, kuwaas oo nasiib darro ay kamid yihiin kuwo horay ugu soo shaqeeyay magaca iyo mansabka Duduble.
#dadkaada dhinac ka raac
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1640919210
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Zak77 Thanks for your contribution bro.
isku dir igama Murusade iyo Duduble ee waa dhiirigalin. Gaaljecel hadey hiiraan xoreystaan ayagaa leh
Arka Beelaha hawiye ee Al shabaab heesato iyo dhulka ay ka qabsadeen..Ceel baraf wali amisom ma soo ceshan miyaa? may aa laga qabsadey
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0928353277
BEELAHA HAWIYE EE ISKA XOREYNAYA SHABAAB IYO KUWA AAN WELI DHAQAAQOODA MUUQAN
1. XAWAADLE oo waa u xur dhulkiisa waqooyi iyo koonfur Hiiraan iyagoo kaashanaya Macawiisleyda ayay kacdoonka noqday mid udub dhexaad u noqday halganka Hawiye iyo Soomaali dhan ee lagu ciribtirayo Shabaab inta harsan dhowaan ayaa la afjari doonaa Insha Allah.
2. HABARGIDIR iyo Adeerkood DUDUBLE: Deegaanada laga haysto waxay u istaageen xoreynta deegaankooda inta laga haysto iyaga oo kaashanaya Ciidamadda XDS. Mardhowna waxay xoreynayaan Alle idinkiis Xarardheere ilaa Ceelbuur.
3. MUDULOOD: Deegaankiisa in badan waa la haystaa, Mudulood hubka ugu badan dowlada iyo lacag wey heystaan laakiin ma jiro niyad jufooyinka Mudulood dhulkooda la haysto waa kuwaan soo socda.
HARTI-ABGAAL.
AGOONYAR waxaa laga haystaa Ceelbaraf, Ceeldheer-buraale, Miirtaqwo, Biyacade iyo meel kale.
WARSENGELI Abgaal waxaa laga heystaa Guulane, Masaajid caligaduud, Wargaadi iyo meele kale.
CIISE RATI & OWBAKAR waxaa laga haystaa Aadan yabaal, Alkawthar, Ceel Cali Axmed iyo meelo kale.
WACBUUDHAN ABGAAL.
DAAUUD waxaa laga haystaa Ruunirgood, Ceelbacad, Cadaan-laxeey, Hiloowle-gaab iyo meel kale.
GALMAAX: dhulkiisa inta badan waa xor, Cabdulle Galmaax ayaa laga haystaa tuulada Maxaad-saciid kaliya.
WACAYSLE ABGAAL.
CALIGAAF waxaa laga haystaa Galcad, Budbud, Masagawaay, Ceelhareeri, Gal-libaax iyo meel kale.
WACAYSLAHA kale waxaa laga haystaa Degmada Ceeldheer ilaa Xarardheere, Coosweyne, Cali-yabaal iyo Durdur.
MURURSADE: Deegaankiisa waa la haystaa laga bilaabo Ceelbuur, Galhareeri, Derri, Wabxo, Jacar, Bargaan, Towfiiq, Cagacade iyo deegaano kale.
SHEEKHAAL: Deegaanadoodu qaarna waa xor qaar badanna Alshabaab ayaa haysta.
Beesha Abgaal hubka ugu badan dowlada dhexe iyagaa heysta dhulka ugu badan ee shabaabka uu kataliya hawiye dhexdiisa waxaa iskaleh Abgaal 1
Abgaal ceeb ayaa u taalo waa iney halganka Beesha hawiye isaga xoreynayan shabaab kaqeyb galaan.

100% bro Murursade and Abgaal need to wake up and stop the petty stuff. Abgaal have the Muscle and man power just lazing around they will join later on though. I was quite shocked ass to how shabaab recently just taxed ceelbaraf with hundreds of animals after it just being recently freed. Every Hawiye halgan is kickstarted by HG and XL the other hawiye later follow. My biggest problem within Hawiye is Gaaljecel/Saransoor/Gughundhabe who are just sleeping yet always have something to say on HS matters or are most of the times just silent when all their dhul from beledweyne to Kismayo is occupied. How are they even still a clan with all that sleeping? they should be ruling KG and JL today but accept to be Daarood and RX subjects. I will not ponder on that though ninkii seexdaa siciis dibi dhalay. once Hawiye land is done being freed some of the political reforms that will be done will be mostly internal so that it can direct our external policies. Only clans with real weight will be accounted for deadweights will be treated like deadweights. Theres no reason to boast tiro if you dont got tayo. Inshallah on the way to more victorysahal80 wrote: Sun Sep 18, 2022 5:24 am Zak77 Thanks for your contribution bro.
isku dir igama Murusade iyo Duduble ee waa dhiirigalin. Gaaljecel hadey hiiraan xoreystaan ayagaa leh![]()
Arka Beelaha hawiye ee Al shabaab heesato iyo dhulka ay ka qabsadeen..Ceel baraf wali amisom ma soo ceshan miyaa? may aa laga qabsadey
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0928353277
BEELAHA HAWIYE EE ISKA XOREYNAYA SHABAAB IYO KUWA AAN WELI DHAQAAQOODA MUUQAN
1. XAWAADLE oo waa u xur dhulkiisa waqooyi iyo koonfur Hiiraan iyagoo kaashanaya Macawiisleyda ayay kacdoonka noqday mid udub dhexaad u noqday halganka Hawiye iyo Soomaali dhan ee lagu ciribtirayo Shabaab inta harsan dhowaan ayaa la afjari doonaa Insha Allah.
2. HABARGIDIR iyo Adeerkood DUDUBLE: Deegaanada laga haysto waxay u istaageen xoreynta deegaankooda inta laga haysto iyaga oo kaashanaya Ciidamadda XDS. Mardhowna waxay xoreynayaan Alle idinkiis Xarardheere ilaa Ceelbuur.
3. MUDULOOD: Deegaankiisa in badan waa la haystaa, Mudulood hubka ugu badan dowlada iyo lacag wey heystaan laakiin ma jiro niyad jufooyinka Mudulood dhulkooda la haysto waa kuwaan soo socda.
HARTI-ABGAAL.
AGOONYAR waxaa laga haystaa Ceelbaraf, Ceeldheer-buraale, Miirtaqwo, Biyacade iyo meel kale.
WARSENGELI Abgaal waxaa laga heystaa Guulane, Masaajid caligaduud, Wargaadi iyo meele kale.
CIISE RATI & OWBAKAR waxaa laga haystaa Aadan yabaal, Alkawthar, Ceel Cali Axmed iyo meelo kale.
WACBUUDHAN ABGAAL.
DAAUUD waxaa laga haystaa Ruunirgood, Ceelbacad, Cadaan-laxeey, Hiloowle-gaab iyo meel kale.
GALMAAX: dhulkiisa inta badan waa xor, Cabdulle Galmaax ayaa laga haystaa tuulada Maxaad-saciid kaliya.
WACAYSLE ABGAAL.
CALIGAAF waxaa laga haystaa Galcad, Budbud, Masagawaay, Ceelhareeri, Gal-libaax iyo meel kale.
WACAYSLAHA kale waxaa laga haystaa Degmada Ceeldheer ilaa Xarardheere, Coosweyne, Cali-yabaal iyo Durdur.
MURURSADE: Deegaankiisa waa la haystaa laga bilaabo Ceelbuur, Galhareeri, Derri, Wabxo, Jacar, Bargaan, Towfiiq, Cagacade iyo deegaano kale.
SHEEKHAAL: Deegaanadoodu qaarna waa xor qaar badanna Alshabaab ayaa haysta.
Beesha Abgaal hubka ugu badan dowlada dhexe iyagaa heysta dhulka ugu badan ee shabaabka uu kataliya hawiye dhexdiisa waxaa iskaleh Abgaal 1
Abgaal ceeb ayaa u taalo waa iney halganka Beesha hawiye isaga xoreynayan shabaab kaqeyb galaan.
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Subxana Allah oo dadku awal xagu jiray mise Duli nimo bay iska yeelen, Hurdada wa laga kacay bal waynu arag, Allah so celiyo Somalia nabad ku waarta oo cirif ka cirif babuur la isaga raaco
Qolidan mafia Cosa nostra ha laga xoreeyo meel walba
Qolidan mafia Cosa nostra ha laga xoreeyo meel walba
Re: The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Markaan lahaa Al Shabaab waxay bariga hiiraan ka soo galeen xuduuda guriceel ooy ku fudeen waqooyiga hiiraan ilaa itoobiya waa meeshaas sindhaqle. XL inuu san la mid aheen bootoolayaasha caloosha HG ku jira waxay hada hayaan dhamaan xadka galgaduud-Hiiraan ilaa Wabxo ceelbuur oo saas u weyn hadana waxaan sifeyn ka wadnaa xuduuda Abgaal iyo gugundhabe
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
koonfurta Hiiraan. all our border with Abgaal ay heestaan. west Mahadaay XL waaye ilaa Jowhar sida buurane. Abgaal wabiga bari uma dhaafaan galbeedka waa xl ilaa Jowhar ama si kale hadaan kuugu dhigo jidka Jowhar-hiiraan . ka biloow ceelbaraf ilaa xadka galgaduud middle shabelle ay heestaan Al Shabaab

Jidka Jowhar waxaa iska keh XL waqooyiga iyo gaaljecel koonfurta
waa ku taageersanahay maxamed royal ka bax warka Cali faqsh
"Sida maanta loo dagaalamo ayaa dalka loo wada leeyahay. Wiilasha Qabiilada Hawiye iney dagaalka ku dhammaadaan, inta kale na dacaayad iyo doodo meelaha la taagnaato, weliba digasho iyo xaasidnimo lasocoto suurtagal maahan. Hawiye ma noqon karo Amisom qabiillada kale dalka u difaaca sida kii Itoobiya iyo kan hadda ee Alshabaab hadhowna umadda la siman, sidaas darteed caddaaladda berri la raadin doono hadda dhiiggeeda iyo maalkeeda hala bixiyo."
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1813308362

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 719 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 134 Replies
- 5783 Views
-
Last post by halfoshalfom-614
-
- 59 Replies
- 2406 Views
-
Last post by Voltage
-
- 41 Replies
- 2847 Views
-
Last post by gurey25
-
- 15 Replies
- 1723 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by Adan*5
-
- 0 Replies
- 981 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 2256 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 3 Replies
- 3398 Views
-
Last post by Cheroke