in this map. Gaaljecel Samow ilaahay haka xoreeyo nimankaan iska rarata. waa "xarunta walaayada Hiiraan" ooy ku sireen Gaaljecel inay badiil u tahay "maamulka xawaadle"
markaan dhoho Hiiraan waa waqooyi iyo koonfur not bari iyo Galbeed waxaa u daliila qabashada buqcaqble kadib xoreynta koonfurta. galbeedka buqaqable ee wabiga waa jiiqley iyo samataro oo Xawaadle ah. waxaa labada dhinac ka xirnay wabiga ma fakankaraan mana soo gali karaan. "Galbeedka" ay sheegayaan waa intaas buq aqable, mukeyle, ceelcali farlibaax buqgoosaar ceelcade oo hoos taga big towns like buuloburde iyo jalalaqsi(koonfurta) waakan maoka qabiilada.
in Hiiraan Xawaadle wuxuu koonfurta Xuduud kula leeyahay baadicade laakin 90% dhulkii beeshaan degi jirtay hada waa XL sida buuloburde, fiidow waxaa u soo harey buurweyn, Jimbileey waa mixed. waxaa ku xiga Gaaljecel oon xad la laheen buuloburde iyo jalalaqsi waxaa ku xiga jijeelaha waqooyi galbeedka baladweyne. hiiraan markii ka dhaafo dhanka Jowhar waa xawaadle iyo Gaaljecel galbeedka wabiga laakin laamiga waa xawaadle iyo galbeedka Jowhar. Gaaljecel waa koonfurta jowhar. dhinaca itoobiyana waa xawaadle iyo jiidle mustaxiil ilaa qalaafe
between buurweyn iyo jowhar waa xawaadle (from fiidow to jowhar)
https://ibb.co/cv0V0p2
Galbeedka wabiga from baladweyne to buuloburde waa XL. thus is Samataro next to jiiqley opposite of booco. jiiqley is mainly cabdiyuusuf iyo ibbrahim ciise. samataro is fully yabar madaxweyne iyo cabdalle samatalis. waa maxay galbeedka ay ka sheekeynayaa? i call them cirifyada galbeedka anagaa centerka galbeedka ah
https://ibb.co/BLqGBkd
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
one of the reserve army of macawisleey after they liberated Hiiraan
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0447031109
Buuloburde Baladweyne highway oo Nabad ah
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0447031109
"Jimbileey ilaa Kudur Ceelciid ilaa Laasoole
Dhulkaas oo ka weeyn jabuuti iyo Qatar saaka waa nabad deb aan deb tolkeey aheyn ka birqi maayo sahay uma baahnid inaad ku safarto Allahayow roob naga dhulka ka meeyro wasaqdii Argagaxisada iyo cadaalad daradii dhulkeena ku hoori gacmahaan kor kuugu taagnaay yaa Allaah"
Buqaqable xaruntii Al Shabaab ee Hiiraan oo la qabsadey
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 1760 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 30 Replies
- 165 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1032 Views
-
Last post by sahal80
-
- 14 Replies
- 1593 Views
-
Last post by knet
-
- 4 Replies
- 1611 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 1614 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 604 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 7 Replies
- 770 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan