sahal80 wrote: Tue Oct 04, 2022 2:41 am
theyuusuf143 wrote: Tue Oct 04, 2022 1:57 am
You can try to use that as an excuse to target the surre of hiiran. But they will karbaash you , and you can not spread false information from them because they have access to all isaaq media platforms, in fact most surre are ahlu Sunna waljameeca they have nothing to do with wahaabs. Surre is not like gaaljecel even those Djiboutians you rely on are their cousins.
Dir ma heesano waxaan ka shifeynaa in al Shabaab qabiil ku dhisantahay. Daarood mar horey ka baxeen oo Daacish sameysteen waxa qawsaarada u ah waa Hawiye ooy laayaan. hadii Hogaanka Hawiye ahaan lahaa atleast wadahadal baa lala furi lahaa mana jiraan dil saf mar ah. Intan uusan Godane shuurada ka taqalusin oo uu xoog isticmaalin dagaalkii uu ku dilay ibrahim afghani oo Xassan Dahir iyo Roobow isku dhiibeen, Hawiyaha ku jira waa la fahmi karey waliba Kuwa Hiiraan oo Yuusuf Ugaas madax u ahaa maslaxada tolka ayaa naga dhaxeysay adeerkiis ugaaska wuu ka danbeeyay. kadib waxay talada gacanta u gashey qawleysato reer waqooyi ah iyo Dir itoobiya degta oon cidooda la xasuuqeen. Bal fiiri sidey Baladweyne dhulka ula simeen car waa kaas Hargeysa ama burco haku sameeyaan. Tusaale kale waxaa Shabeelada hoose isku dagaali jiray HG iyo Biyamaal waaliga xawaadle uu ahaa wuxuu sameeyay musaalaxo ah dhulka hala wada joogo si nabad ah. Ahmed diiriye ayaa buriyay waaligii xawaadle markii biyamaal dacwoodeen.
There is a Reason why alshabaab pick their leaders outside the mainstream clans in the south. It's called politics, they don't want local leaders , because they can have alternative ambitions , good example is axmed madoobe , roobow iwm. Isaaq is the perfect choice for alshabaab leadership for the following reasons
1. They have no stake in the southern lands. In other words they can't exit the group . once they get in , There is no going back.
2. Jihadis from Somaliland are not just fighters, they are among the most educated in this wahabi doctrine , so their small numbers occupy large percentage of alshabaab circle of scholars . Top Leaders always comes from the scholars not the fighters .
3. They are less likely , to be influenced by the local sentiment. And more likely to bring alcadli bayna naas, they spare no one .