Cadowga Somalia, wa Som

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Cadowga Somalia, wa Som

Post by gobdoon »

Waxan leenaha dhul balaran barwaaqo ah marka lo eego dunida kale ka caagan aafoyinka dhul gariir, duufan, daad iwm
Waxa laga yaba inad socoto 100KM adiga oon hal qof ka hor nimo oo macnaha yahay sida wadamada qaar overpopulation yihiin iyo ciriiri maxa yeelay Somali haday ugu batan wa 15 Millions
Marka maxaynu isku haysana oo dad xun oo qalafsan inaka dhigay oo aynu u jeensan la'anahay dhanka nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar
Hadi aynu sidan ku socono waxa iska cad in umado kale oo waxan haysano appreciate garaynaya yimadan lana wareegan dalka
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cadowga Somalia, wa Som

Post by theyuusuf143 »

Hadaad doonayso inaad noolaato marka hore lama weeraro hawiye iyo isaaq midna. Maad dhulkaaga aayar joogtid. Intad nasoo doonatay oo aad weliba eelayna nagu soo istaadhay baad nabad Ka sheekaynaysa.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Cadowga Somalia, wa Som

Post by gobdoon »

War ninyow bal mar fariista si fiican u feker iska jooji Fake Pravado si guud na wax haw tilmamin ayaga iyo Inaga wa ku bakhayl nimo iyo maangab nimo, fikirkaga hadal qof Khaldan dagaal ooge, gacan ku dhiigle ah Mr Biixi ha tageerin
Anigu meesha fikir kayga wax ku cabira qof madax oo qalafsan oo xilki umada lo dhiibay wadadi saxda ahayd ka leexday is kama tageero
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cadowga Somalia, wa Som

Post by theyuusuf143 »

Waan kuugu celinaya hadaad doonayso Somali heshiis ah never attack me or hawiye or even the cagdheer. Waxayagiiba waad soo farafaraysay . Belaayo aanad adigu abuurin ma jirto .
Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2680
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Cadowga Somalia, wa Som

Post by Jabuutawi »

Haddaan fikradayda ka dhibto mawduucan, Soomalidu weligeed qaran may ahayn. Qarannimadeenu meesan dhafsanayn qabilka ka so jeedno, xaqiida marka laga hadlo. I was hopeful few years ago but not anymore. Dib baa losi socda siba Soomaliya. Qabil X maa aaminsana Qabil Y, Qabil Y maa aaminsan Qabil Z. Wle vicious circle ba lagu jira.

Haddaba wakhtigan xaadirka maxa haboon?

Waxaan is odhan jiray markay generations-ki hore dhintaan, isbedeel fican ba ka dhici doonaa Soomalidu. Lakin saa u arka xaaladu waaba kasi dartay.

Hadda kuso labto su'ashedi, maxa haboon? calool hadh, daacadnimo, wadatashi, cadaalad, sinaan, accountability ama la xisabtaamo baa lo baahanyahay. Easier said than done.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Cadowga Somalia, wa Som

Post by theyuusuf143 »

Jabuutawi wrote: Tue Jun 20, 2023 4:11 am Haddaan fikradayda ka dhibto mawduucan, Soomalidu weligeed qaran may ahayn. Qarannimadeenu meesan dhafsanayn qabilka ka so jeedno, xaqiida marka laga hadlo. I was hopeful few years ago but not anymore. Dib baa losi socda siba Soomaliya. Qabil X maa aaminsana Qabil Y, Qabil Y maa aaminsan Qabil Z. Wle vicious circle ba lagu jira.

Haddaba wakhtigan xaadirka maxa haboon?

Waxaan is odhan jiray markay generations-ki hore dhintaan, isbedeel fican ba ka dhici doonaa Soomalidu. Lakin saa u arka xaaladu waaba kasi dartay.

Hadda kuso labto su'ashedi, maxa haboon? calool hadh, daacadnimo, wadatashi, cadaalad, sinaan, accountability ama la xisabtaamo baa lo baahanyahay. Easier said than done.
As a Isaaq we never hated Ciise never Will . I think if only we respect each an other that's good enough
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”