Somaliya Fitna ka socota From Hargeysa to Kismayo, bal fiiri Muse handrap, Dani, Colusow, Laftagareen iyo Axmed Madoob

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Somaliya Fitna ka socota From Hargeysa to Kismayo, bal fiiri Muse handrap, Dani, Colusow, Laftagareen iyo Axmed Madoob

Post by bashe19 »

Illaahow dadkaa Iimaanka geli, shacabkii wey rajo tireen, mustaqbalkii bey kaga cayaareen. Maslaxadii ummadda waxay kusoo koobeen calooshooda iyo familkooda wal ciyaadu bilaaah.

:dj:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somaliya Fitna ka socota From Hargeysa to Kismayo, bal fiiri Muse handrap, Dani, Colusow, Laftagareen iyo Axmed Ma

Post by theyuusuf143 »

Since when all these so called Somalis had any shared values or Goals. Axmed madoobe muuba kenya dacal Ka raaco isaga iyo reer kiisuba maxaa Somalia Ka yaala.

Waxan Somalia looga yeedho , afar laagaab iyo mareexan uunbaa weli wadwadee , wuxu wax jira maaha. In la aaso uunbaa hadhay.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”