President Hassan Sheikh Mohamud is here to stay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 385
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

President Hassan Sheikh Mohamud is here to stay

Post by OwQariib »

Igaarkii Wacaysle ee la loodin kari waayay. Xasan Sheekh Maxamuud Culusoow wuxuu cagta mariyey dhammaan mucaarad kastoo kursigiisa damac ka galay.

Xasan waa tuug, Xasan waa jaajuus, Xasan waa fulay, Xasan waa qabiili, Xasan waa damiin etc. Habaar iyo cay lagu kari waa ee haku karaamo seegina. Anigii reer Dayniile ahaa ayaan u qiraya inuu naga adkaaday cadaawada loo muujiye waase mudnaa balse rag way is dilaan wayna heshiiyaan. Ha iska danaysto inta u harsan laakin wuxuu boqolkiiba dhaamaa Shariif Dalxiis, Kheyrlaawe, Deni Qurux iyo Ina Farmaajo.

Targetkiisa cusub waa Laftagareen iyo Axmad Madoobe. Labadaas haduu ka taqaluso wuxuu gacanta ku hayaa all of Southern Somalia except the small areas run by AS who have been weakened by air attacks, fatigue, loss of wealth, political realignment following SL recognition by Israel and bribery of their top officials.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”