Somalia may seek AU troops
Sunday 11 June 2006, 23:36 Makka Time, 20:36 GMT
The Islamic courts seized control of Mogadishu last week
The Somali parliament is meeting in Baidoa to discuss how the ongoing fighting in the country can be brought to an end.
The government has asked parliament to approve a request to bring African Union troops into the country, to help halt the violence and disarm factions, Aljazeera's correspondent in Somalia reported on Sunday.
A leader of the Islamic courts group on Sunday rejected any foreign intervention.
"Any foreign interference in Somalia will aggravate the current crisis," said Shaikh Sharif Shaikh Ahmed, leader of the Islamic courts.
He called for the international community to help his country by other means.
The Somali prime minister is to discuss military support with East African prime ministers at a meeting of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD). If parliament and the East African nations agree to the plan, it will be referred to the UN Security Council, the Somali prime minister said.
The Somali parliament has previously rejected a similar proposal, which involved bringing forces from neighbouring countries, such as Ethiopia and Kenya.
Contact group plan
Ahmed has welcomed US calls for the formation of a "contact group" to support the country but criticised the US for its support of the local commanders he drove out of the capital last Monday.
Islamic courts' Ahmed welcomed
formation of a 'contact group'
Ahmed told a local radio station: "It was wrong for America to support warlords that are unpopular within their community."
Ahmed denied that the Islamic courts were harbouring terrorists, contrary to accusations made by the US.
"The Islamic courts have written to the international community stating their position," Ahmed said, referring to an open letter to diplomats on Wednesday denying accusations that the Islamic courts had links to the al-Qaeda network.
On Friday, Sean McCormack, a state department spokesman, said the contact group would meet this week in New York with other interested states which he did not identify. A senior state department official said these were likely to be Britain, Italy, Norway and unspecified African countries.
Call for surrender
Ahmed has also urged members of the reportedly US-backed, Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism (ARPCT) to surrender peacefully.
At least three of the commanders from the alliance are believed to be in the Karan district, where they are protected by a powerful clan and Somali watchers believe they are planning new fighting.
Washington, which has never confirmed or denied its support for the commanders, said it would "reserve judgement" on the Islamists
SOMALIA MAY SEEK AU TROOPS
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Xubnaha Baarlamanka oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay ciidamo la keeno Somalia
Baydhabo 12 June. 06 ( Sh.M.Network) Mudanayaasha Golaha Baarlamanka Somalia ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay ciidamo shisheeye oo xiligaan dalka la keeno.
Xildhibaan Cabdi Cabdulle Saciid Jini Boqor
Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalle
Xildhibaan Cabdi Cabdulle Saciid Jinni Boqor iyo Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalle oo labaduba ka mid ahaa garabkii dowladda FS ee Muqdisho, kana soo horjeeday ciidamo ka socda dalalka Safka hore iyo IGAD ayaa iyagu aragtiyo kala duwan ka bixiyay xiligaan ciidamo ay dalbatay xukuumadda FS, shalayna laga hor aqriyay Baarlamanka, kuwaasi oo xukuumadda ay ansixisayin ay ka yimaadaan dalalka Sudan iyo Uganda.
Xildhibaan Jini Boqor ayaa sheegay in xukuumadu ciidamo caalami ah ee ay dalbaneyso aaneey aheyn dalalka Sudan iyo Uganda, balse ay dooneyso oo kaliya ciidamo ka socda dalka Ethiopia, isagoo xusay in ciidamada dalalka Sudan iyo Uganda ka imaanaya aaneey ka badneyn 1500, loona baahan yahay ciidamo xoojiya.
Xildhibaanka ayaa shaki ka muujiyay inta u dhaxeysa Wajiyada ay ku imaanayaan ciidamada la keenayo dalka, oo uu sheegay in 20 cesho loo dhex mariyay, iyadoo taasina uu ku tilmaamay in hadii arin bil ay gaarto si deg deg ah ay u dalbanayaan ciidamo xoojiya, kuwaasi oo laga yaabo in Ethiopia ay ka mid noqoto.
Waxa uu tilmaamay in aaneey habooneyn sidoo kale xiligaan oo wada xaajood uu u bilowday dowladda FS iyo Maxaakiimta islaamiga Muqdisho ay hadana xukuumadda ku soo celiso qorshe ay ciidamo ku dalbaneyso, taasi oo uu ku tilmaamay mid lagu hagar daacinayo wada hadaladii u socday labada dhinac.
Fikirka Xildhibaan Jini Boqor mid ka duwan waxaa qabta Xildhibaanada Caasho Axmed Cabdalle oo tilmaameysa dowladaha uganda iyo Sudan aaneey waxba ka tabaneyn Somalia, lana keeni karo ciidamo ka socda, ayna maanta ansixinayaan qorshaha ciidamo keenista oo shalay ay dalbatay xukuumadda FS.
Xildhibaanada ayaa waxa ay xustay in ay ka soo horjeedo ciidamo ka socda dowladda Ethiopia, balse aysan jirin cid ka soo horjeesan karta ciidamo ka socda dalalka Sudan iyo Uganda si ay amniga dib ugu soo celiyaan.
Hadalada mudanayaashaan ayaa ku soo beegmay xilli shalay xukuumadda FS ay hordhigtay Baarlamanka qoraal ay ku dalbaneyso in ciidamo la keeno dalka Somalia.
Sidoo kale Gudoomiyaha Midowga Maxaakiimta ayaa ku gacan seyray wada hadal ay la galaan dowladda FS, inta ay ku fikireyso dowladda in ciidamo shisheeye la keeno dalka.
Shabelle Media Network, Somalia

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 643 Views
-
Last post by Captain24
-
- 1 Replies
- 981 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 476 Views
-
Last post by 1 double 00 %
-
- 18 Replies
- 2072 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 1 Replies
- 464 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 1184 Views
-
Last post by Jareerboi
-
- 0 Replies
- 1660 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 1105 Views
-
Last post by galia