[quote="Qumanyoo"]xarafkeena quraankiyo
xukun diinta udaa
xaqna waalid udaa
gu' xareed udaa
geelna xorta udaa
xarakaatka aduunkana
labadii isu xalanee
ruuxba ruux ka xishoodiyo
xaas wanaagsan udaa
xakiim deeqda u daa
xabashii nabigeeniyo
xaj udgoonka udaa
xariir muuq udaa
jaceyl xiiso udaa
xarakaatka aduunkana
labadii isu xalanee
ruuxba ruux ka xishoodiyo
xaas wanaagsan udaa[/quote]
xaas wanaagsan lol dats old watabout diss tune called GUUR
GO ON DISS SITE
http://www.allsafari.com/index.php GO TO DA SEARCH TING TYPE IN GUUR DEN WHERE IT SAY ALBUM CLICK ON DA ARROW HEESO DAN CLICK ON NUMBA 9 TRUST WORTH IT