Do you think the letter is a forged one inspired by some of the influential TFG ministers to gain more international support? Does Islam accept the alleged actions of Aweis if this transpires to be true that he ordered the killing of 16 officers in Baidabo. Of course , Islam doesn't condone assasinations, but what if Aweys, a known hardliner who doesn't hide his intentions, admits it?
---------------
Buubaa: Waxaynu heynaa warqad uu ku saxiixan yahay Sheekh Aweys
Nairobi 20, Oct.06 ( Sh.M.Network) Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ku eedeysay Gudoomiyaha golaha shuurada Sheekh xasan Daahir Aweys in uu saxiixay warqad amreysa in la qaarjiyo ilaa 16 sarkaal oo ka mid ah Mas'uuliyiinta dowladda KMG ah ee Somalia.
Wasiirka amuuraha dibadda Somalia Prof. Ismaciil Hurre Buubaa oo u waramay Shabakada warbaahinta Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha Somalia uu hayo warqad cad oo lagu amrayo rag u tababaran qaarjinta 16 sarkaal oo darajooyin sar sare ka haya xukuumadda Somalia, kuwaasi oo sida uu hadalka Buubaa u dhigay ay ka mid yihiin Madaxweyne C/laahi Yusuuf iyo RW Geedi.
Buubaa ayaa waxa uu intaasi ku daray in warqadda ay hayaan uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha golaha shuurada maxkamadaha islaamka Somalia Sheekha.
Waxa uu sheegay in warqaddaasi ay ka muuqato astaamaha lagu yaqaano Maxkamadaha islaamka, waxaana uu sheegay in warqaddaasi uu u gudbiyay kooxda xiriirka caalamiga Somalia.
Xiriiro badan oo aynu la sameynay Gudoomiyaha golaha shuurada Sheeklh Xasan Daahir Aweys ayaysan inoo suurto galin in aynu helno.
And they call him sheik!!!!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1521 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 822 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 19 Replies
- 3273 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 1239 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 17 Replies
- 2826 Views
-
Last post by IZNOGOOD
-
- 1 Replies
- 1057 Views
-
Last post by Addoow
-
- 2 Replies
- 993 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 659 Views
-
Last post by galia
-
- 3 Replies
- 1248 Views
-
Last post by Amethyst
-
- 5 Replies
- 725 Views
-
Last post by Saraxnow