Baydhabo about to fall...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Pablo Escobar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Dec 11, 2005 9:14 pm

Baydhabo about to fall...

Post by Pablo Escobar »

....into the hands of UIC forces.

Stay tuned for the much anticipated liberation of Baydhabo from Ethiopian occupation.

Afbiijo and his mooryaans from Puntland (that he calls them CIIDANKA QARANKA hahaha what CIIDAN QARAN? walaahi odaygaan reer baadiyaha wee ka waaleen) will soon face the wrath of wadaado....that's if they don't flee before the forces of good even get there.

Latest reports coming from the front line saying that the UIC have surrounded the town and waiting for AFBIIJO, his Tigre masters and Punaniland Mooryaans to surrender.

Macalin Xaashi, Sheikh IndhaCadde iyo Sheikh Abuu Mansuur oo saacadaha soo socdo dadka reer Baydhabo meel fagaare ah kala Hadli doono.

http://www.hornafrik.com/Audio/xaashi1.rm

Viva UIC

Viva Macalin Xaashi

Viva Sheekh IndhaCadde

Viva Abuu Mansuur

Viva Macalin Aadan Xashi (the young lion, may god bless you al-mujaahidul kabiir)
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Post by galia »

Walahi icu are the true rulers of somalia somalia
Cadaado
Posts: 136
Joined: Mon Jan 07, 2002 7:00 pm

Post by Cadaado »

galia???!

Adiga mar waa raacsan tahay ICU mar waa ka soo hor jeeddaa.. xaggee laguugu soo hagaagayaa?!
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

Pablo Escobar,

You said "Macalin Xaashi" twice. Laughing Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Ciidamada Golaha Maxaakimta oo Daynuunaay u jirsaday illaa 13km iyadoo wax dagaal ahna aanu weli dhicin.


Buurhakaba, 24-October-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa ku sii siqaya magaalada Baydhabo ee xarunta dawladda kmg,waxa ayna haatan ku sugan yihiin goob 13-km oo qura u jirta magaalada Baydhabo gaar ahaan halka loo yaqaano Daynuunaay, xilli dadka reer Baydhabo ay dhararayaan goorta maxkamaduhu ay la wareegayaan gobollada Bay iyo Bakool.

Ciidamada Tikreega ayaa isaga cararaya gobollada Bay iyo Bakool kadib markii ay ku adkaatay nidaamka Meles Zenawi mar qura in ciidamadiisa dagaal ay la galaan mujaahidiinta Soomaaliyeed, ciidamada Eritrea oo soo buuxiyay xadka ay la wadaagaan dalkaasi iyo waliba qowmiyadaha kala duwan ee ku dhaqan dalkaasi oo ku kacsan nidaamka dictator-ka ee uu majaraha u hayo Tikreega tirade yar.

Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaq xoogan uu ka socdo magaalada Baydhabo,kaasoo ay wadaan masuuliyiinta dawladda kmg oo taladu ay ka walaacsan tahay.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shuurada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Dr Cumar Iimaan Abu Bakar ayaa sheegay in aaney ka hari doonin qolyaha ku soo duulay magaalada Buurhakaba,isagoo xusay in haatan wixii ka danbeeya aaney dhici doonin in lagu ciyaaro amniga magaalada Buurhakaba.

Ma cadda in ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ay ku duuli doonaan magaalada Baydhabo oo xarun ku meel gaar u ah dawladda kmg oo haatan waan waan kula jirta golaha maxkamadaha,laguna ballansan yahay in labada dhinac ay kulmaan 30-ka bishan aanu ku jirno.

Ra'iisal wasaaraha xukuumada meel ku gaarka Cali Maxamed Geedi oo shalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in qal qal weyn uu soo food saaray masuuliyiinta dawladda,waxa uuna eedeyn u jeediyay golaha maxkamadaha islaamiga oo uu sheegay in ay wadaan dhul ballaarsi.
-----


Ciidamada Dowladda Federaalka oo ka diiday Saraakiishooda in ay ladagaalamaan Kuwa Maxaakimta.


Baydhabo, 24-October-06 ( Qaadisiya.com) Wararka aanu ka heleyno Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in Saraakiisha ugu sar sareysa ee Ciidamada Dowladda Federaalka ay isku diyaarinayaan in ay dagaal la galaan Ciidamada Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ee iyagu ku wajahan Magaalada baydhabo.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka oo diyaariyay Ciidamada Dowladda ayaa markii dambe ku wargeliyay in ay u dhaqaaqi doonaan Dhanka daynuunaay oo laga cabsi qabo in Ciidamo katirsan Golaha Maxaakimtu ay halkaasi kasoo galaan.

Ciidamadii Dowladda ayaa mar qura ku qeyliyay Saraakiishii ku amreysay in dagaalka ay ka qeyb qaataan iyagoo ka codsaday in Dagaalka aanan la geynin haddii la isku dayo in lagu qasbana ay isku dhiibi doonaan Maxaakimta.

Naxdin ayaa durba waxa ay kudhacday Wadnaha Saraakiishii Ciidamadaasi hageysay hayeeshee ku hungowday in ay u soo kaxeeyaan Dhanka daynuunaay, waxaana Ciidamada lasoo marin habaabinayo ay ka naxsan yihiin Ragga kusoo fooleh oo iyagu Meel waliba oo ay aadaan Allaah Idinkii ku guuleysta.

Arrintani oo Shabkadda Islaamiga ah ee Qaadisiya uu u cadeeyay Mid kamid ah Shaqaalaha Mas'uuliyiinta ugu sar sareysa ee Dowladda Federaalka oo codsaday in Magaciisu aanan soo bandhigin sababo dhinaca Ammaanka iyo Xogta oo gaaban doonta Awgeed.

Mas'uukani ayaa sheegay in markii ay dhacday Arrintaasi ay ku taliyeen Saraakiisha Itoobiyaanka ee kusugan Gudaha Magaalada baydhabo in Ciidamada Itoobiyaanka la horumariyo kuwa Soomaaliduna hadhow ay noqdaan Gurmad, waxaana arrintaasi isla ansixiyay Saraakiishii Dhinaca Ammaanka u qaabilsaneyd Dowladda Federaalka iyo kuwa Tikreega ah ee Baydhabo kusugan.

Ciidamada Tikreega ah ayaa lagu wadaa Saacadaha Soo socda in ay u soo dhaqaajiyaan Dhanka Waddo dheer oo u dhaxeysa Magaalada Baydhabo iyo Degmada buurhakaba, halkaasi oo ay ka geli doonaan un Difaac sida Qaadisiya loo xaqiijiyay, wixii kusoo kordha lasoco Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Game over for the Daarood expantionists, Afbiijo needs to go back to being the mayor of Boosaaso and take his rag tag Daarood militia with him
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

The ambitions of the ICU are bigger than just capturing Baydhabo or even Puntland.. they want to go all the way to Hargeysa Laughing

If the TFG (backed by Ethiopians) cant stop the ICU (Backed by Eritreans, Pakis, Indonesians etc etc) then neither can Somaliland.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Explosive

We are well organize Qabiil, we know how to turn things in to Qabiil.
We are also a well built army of 500,000 16 years of training under thier belt.
the wadaads will sing ALAMTARUU ISAAQ LAHAAYOO TIINA SOO DHAAF
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Qudhac, saxiib, the same ciidaan who couldn't chase the Buntilanders out of Sanaag and Sool Laughing Laughing
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

Laughing Laughing @"We know how to turn things into qabiil".

Things are already about qabiil man.
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

[quote="AbdiWahab252"]Qudhac, saxiib, the same ciidaan who couldn't chase the Buntilanders out of Sanaag and Sool Laughing Laughing[/quote]


Abdoooow

Waar dagaalka si qaladaad u taqaanaa, waxaad u taqaana ku duula magaalo daaraha dumiya dadkana wada laaya deedna yaad xukumaysa.
Laascaanood and Laasqoray will fell as our tactics prooven right.

Explosive

What i mean our Wadaads will fight to death agains the Cayr Mafia
all we have to do to make sure that everyone must know there is monster heading our way Called Barbarians born again bantustan boys.
Puntland will fall Mj wadaad in majlisa alshuuura is more Important for the mjs than saving the Dhuloos and Warsan A$$ s
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

If sool and Sanaag fall to the wadaads, I wonder where all the HY and HJ's will migrate to Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

[quote="Xplosive"]If sool and Sanaag fall to the wadaads, I wonder where all the HY and HJ's will migrate to Laughing[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

it wont sxb only Mjs are falling No else, the dholuus are 2 gaal for islamic rule, the Warsan gali been trading with Arabs for centuries never been serious wadaads either.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="qudhac-m"][
Abdoooow

Waar dagaalka si qaladaad u taqaanaa, waxaad u taqaana ku duula magaalo daaraha dumiya dadkana wada laaya deedna yaad xukumaysa.
[/quote]

Now that is classic. up
User avatar
LionHeart-112
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17794
Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
Location: Not yet determined

Post by LionHeart-112 »

Bi'idniLah, Baidabo will fall and A/laahi yusuf iwll taste Islamic justice. Riyaale better resign and hand over power after this.


Oh Allah, keep your mujaahidiin on the path to victory over all the forces of evil.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”