Page 8 of 9
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:13 am
by balwarama
war maa inaga daysaan nimankii reer ciidba cidi kama toogbadnayne, Cali Samatarna 21 sanuu Jamhuuriyadii calanka lahayd ku doobyayee!
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:14 am
by xaliye123
Blue u sheeg nimnka Cabdalle hadayna dhibka dhaafin inaynu ku duuli.
Ogadenka kale waxay shegtaanba waa khalad. Walahi sida rer isahaaq loo galay inaan cid kale loo galin, marka annaba aamuse idinkuna iska aamusa.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:25 am
by MayDay777
intaad wax kuduuli leheedeen idinka uun haisku duulina. Waakan kuwan Warfaa iyo Cali Yusuf ah is heeystaan
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:28 am
by balwarama
Xaliye ma nin aan nasoo marin baa C/lle sheegan kara. Godobtiisase anagu tunka ma u ridan karaa?!
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:39 am
by xaliye123
Reer ciidku wa kuwama?
Somaliler.
Waxa dhacay maad garan nin qab weyn iyo nin aan u qabin ba mesha ka socota.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:41 am
by xaliye123
Adigu Caliyuusuf miyaad Cabdile ka xigtaa ama caamir,higis iyo shishoore.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:50 am
by MarsinQorahay
ilma adeerayaalow maad iska key daysan, 5 sano ee soo socota aan idin maamulo kadibna dorosho cusub baanu galayna oo aan ka qayb galayo ( Iley crew) lagayaaba inaan doroshadaas ba bidiyo haduu ilaahay yidhaahdo.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:51 am
by MayDay777
Xaliye. waa saad sheegtey

Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:51 am
by MarsinQorahay
SamaneAxmad wrote:MarsinQorahay wrote:SamaneAxmad wrote:Marsin I have seen you tell ppl "go to Jigjiga" many times.
You behave like you will be on the throne in eternity.
It's a trap, they will end up in havana prison and no more mucarad
somalilier waa badow lakiin.

Miskiin Laangaab ah

kaftanka baro adaa miskiin ah ee.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:53 am
by MarsinQorahay
Aaway sheekheni hyperactivekii afsoomaliga ku liitay, nin reer camar ayuu ahaa ee aanu yara toosino.
ninka timaha ku baxa waa bila tol baala yidhi.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:55 am
by MarsinQorahay
Jigjiga ayaan u socdaa bishan markaa expect some high class pictures.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 7:59 am
by MayDay777
Marsin Jigjiga waan usocdaa aniba

Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 8:03 am
by MarsinQorahay
somaliler wrote:Marsin Jigjiga waan usocdaa aniba

Nice, join the high class picture session, i will make a thread when i arrive there but i will start taking pictures from dhagaxle.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 8:04 am
by xaliye123
Cawlyahan, Jidwaaq ama Reer Isahaaq miduun ba qabsan, lakin ciidanka ilaa iyo 20 sano waa Cabdile.
Re: Gacalada Bah-Geri
Posted: Fri Jun 03, 2016 8:23 am
by balwarama
kolay reer Isahaaq intay Ugaaskii Ogaadeen bahdilaan Garaad Kulmiyadaas wadi maayaan saa cadhadaasiba ma hayso! Saan isleeyahay!!