Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

Khalid Ali wrote: Tue Oct 03, 2017 5:01 pm best playa being nomad doesnt make us the sams afars beja saho half of oromos are nomands how on earth does that make us the same people we dont share the same taarikh for we did not even share the same nation ever not us and ur ogaden and certainly not us and the walanweyns. us and the walanweyns shared a short lived union cancerous one but it came to an end

diintana waxay ka dhaxaysa 1.6 billion people there are 8 million amhara muslins what is the difference between ur darood and the amhara muslims makes no sense at all. ogadens are not smart thats why they neither had a good treaty with the English and they were ruled by menelik and he made them their subjects idoor lands were under english up to 1948.. as for the darods they are nothing in ethiopia no real power. their organisation for independence is as good as dead and they are forced to be ethiopian ddsi marka wax ay ku fanan noqon mayso marnaba
Afar iyo Axmaaro luugad,deegan ,Taarikh ma wadaagtaan.Isma guursataan oo taarikho nabad iyo colaad toona ma wadaagtaan.Is dhexgal gancsi iyo xoolo dhaqasho ma wadaagtaan. Jinsiyad ma wadaagtaan. Hadaba ma waxaad Ku saleysanaysaa taarikhda iyo dhaqanka Somaliyeed xududahan cid waloo Somalia ayna marna raali ka ahayn?

Somali oo dhan ayaa iminka soon kabaneysa.Xaasidnimada Jooji .Darood iyo iidoor oo wada horumara ayaa inoo wada dana.Runti kama xumi kartida iyo horusocodka iidoorka .Siyaasadana,Somali oo dhan ayaa ka habaaran.Ogadenna hada wax badan ayuu kabartay qaladaadkiisii hore. Kenyana hada qabiilo ajnabi ah oo waaweyn ayn ooga tugtug roonahay.DDSI-na sxb dadkeygu waxay haleelen sawaabka oo ah in Qoomiyadaha kale wadanka la wadaagaan isla markaana Somali matalaan .kuna matalaan wadada horumarka iyo cadaalada horumarka..Jubalandna anagiyo walaaleheen Sade Mareexaan ayaa taladeeda nala weydiin...

Hadaba ManShaAllah na dheh dee .Annaguna MsnshAllah ayaanu idin leenahay.Qabyaada ka gudub.Ciyaalka waxbadan ogayn iyo ciroolayaasha cunsuriyiinta ah ha u bixin hadalkooda.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso weeyaan
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Post by Xildiiid »

BestPlaya wrote: Tue Oct 03, 2017 11:59 pm
Xildiiid wrote: Tue Oct 03, 2017 10:44 pm
BestPlaya wrote: Tue Oct 03, 2017 4:41 pm

dadkee kuwadaa oo jubaland gacanta ku haya :lol: wllahi kani waa ruwaayad :lol:..

Axmad madobe-na afkaaga tuug kunoqon maayo ,SIILAANYO-na sideey niyadaadu jeceshay :lol: recognized president noqon maayo.

Finally,the choice is yours.Amase nin rag noqo oo runta u badheedh amase iidoor xun oo waligiiba been iyo khayaali ismoodsiiya noqo.
Xaqiiqda dhabtaa ayaad iska indha tireysaa.

Axmad Siilaanyo shacabka Somaliland ayaa doortay, Axmed Tuug laakin taangi Kenyati ah ayuu ku yimid isagoo is leh dhul qabso, dhul aanu laheyn.

Gobolka Jubbada Dhexe gacanta waxaa ku haya Al-Shabaab oo u badan Dir, Raxanweyn iyo Gosha. Hogaamiyahooduna waa Dir. Gobolka Jubbada Hoose 65% waxaa gacanta ku haya Al-Shabaab oo isugu jira dadka deegaanka sida Dir, Raxanweyn, Gosha, Hawiye etc.
Waaxaad ii sheegtaa bal deeganada jubaland sida loo kalo dego...Si akhriyaasha u bartaan degmo walbo oo jubaland iyo reerka daga.It is not wise to argue for the sake of trolling. SIDA AAN HORAY KUUGU SHEEGAY BEENI KAA SOCON MEYSO.

Hal ma tuureysid sxb :lol: .Qabyaalad iyo nacabyb uunbaa kaa buuxo.wise up man.Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyane.Desist Tribalism :up:
Afmadow mooyee, oo ay welibana beela kale la degaan, meel kale oo Cawlyahan sheegan karo ma jiro. Cagdheerta kalena shaqo kuma laha dooxada Jubbada.

Anigu sidaadoo kale munaafaq mayhi. Wadani ayaad iska dhigtaa hoostana waxaad ku wadataa qabyaalada maldahan ee federalismka loo yaqaano. Maantaa Dofaar Ismaciil inuu ka hadlo midnimo Somaliyeed iyo Somalinimo waa wax lagu qoslo. Cagdheer ayaad tahay oo Afweyne si gaara u naasnuujiyey isagoo isticmaaleya cashuurta dadweynaha, xoreyntiinaa u adeegsaday dhiiga ciidaanka oo Iidoor u badnaa. Markuu idin xoreyn kari waayayna isku deyey inuu deegaano cusub idin sameeyo isagoo dadkii deegaanadaa iska lahaa dagaal ku qaadaya. Waa halkey ka timid sheegashadan aad Jubbooyinka ku sheeganeysaan.

Iidoor Somalinimo dambe lagu siri maayo. Cid Somali naga jecleyd may jirin. Waxaana daliil u ah wadankeenii Somaliland oo aanu u dayacnay, gabayada loo tiriyey, heesaha iyo riwaayadaha loo alifay.

Car wakaase afarta Somaliyeed ee kale halaga helo wuxuu Iidoor sameeyey.

Ereyga ‘Somalinimo’ munaafaqnimada ka dambeysaa ayaanu la socoona. Markaa munaafaqyahow Akhdamku dhalay dadka bilaa damiirkaa ugu sheekee riwaayadaad la wareegeyso.

Afkaaga uraya haa soo marin ereyada nasabkaa ee Cabdillahi Suldaan Timacadde.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

Xildiiid wrote: Wed Oct 04, 2017 6:59 am

Afkaaga uraya haa soo marin ereyada nasabkaa eCabdillahi Suldaan Timacadde.
Horay baan kuugu sheegay beeni kaa soconmeyso.CAWLYAHAN MABA DEGO AFMADOW ..MAXAMAD SUBEER AYAA DEGAN...hadaba baro.

Cawlyahan resides in the headquarter of J/dhexe and Salagle .They are also found in Saakow ,Baardheere and Kismaayo.....they also live in 3 districts in Bakool ;Ceelbarde Yeed and Rabdhuure.

Ilaa iyo hada labo arin uun baan ka hadlay.
1..In aanu nahay dad Somali ah oo aad midnimo ugu baahan.Qabyaaladna meeshay nadhigtay cid waliba weyy aragtaa.

2.In deegaanada Ogadeen dego ,ileen Allaa kubeere ,cidii been ka sheegta RUN INDHAHA OOGA DHUFTO.Kwrn deeganda Somalimadow hadaan Ku dhaho ma degaane ee Sacad Yoonis ayaa leh!!!

Siyaad Barre is long gone.Let's build now a better and prosperous Somalia.DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Xildiiid »

Afar Cawlyahan oo ku hoos nool Raxanweyn, Jareerweyne iyo Dir ma sheegan karaan Jubbada Dhexe. Idinkoo Kenyati iyo AMISOM wata ayuu gobolkaa dhani saddexdaa reer (Raxanweyn, Dir iyo Jareerweyne) gacanta ugu jiraa.

Sacad Yoonis iyo Solomadow way wada dhasheen. Hadaad tidhaa Qorilugud Sacad Yoonis ayaa leh I couldn’t care less. Isaaqu waxba ma kala laha. Laakin Doofaar Ismaciil waxaa lagu yaqaanaa sheegashada dhul aaney laheyn. Dhaqankaa foosha xun dadka nasabkaa sidaa Duriyadda kuma arkeysid. Cashuurtayada ayaa wadooyin, schools, hospitals looga dhisaa Laas Caanood. Xaq ayaan u leenahay inaanu sheegano laakin ma sheegano.

Tusaale yar, Ceerigaabo oo ay marti ku yihiin beesha Dofaar Ismaciil, waa magaalo Duriyaddu dhisday, ayey Dofaar Ismaciil sheegtaan oo meel kasta la taagan yihiin “Isaaq maxaa Ceerigaabo ka yaala”. Hadaa waa magaalo Isaaq, asalkeedu ahaa ceel Isaaqu aasaasay iyo goob beelaha Isaaqu ku kala ganacsadaan khaasatan fooxa, malmalka, haraga shabeelka iyo waxyaabaha dibadda laga keeno. Xiis iyo Maydhna laga dhoofin jiray.

Waxba nagama gelin Afweyne Barre, musqul uraysa ayuu ku bakhtiyey markuu isku doontay Duriyadda. Zoomalia Italiana iyo Djibooty ha midoobaan. Anagu wakhti, naf iyo maalba waan ku luminay Zoomalida xoolaha ah. Today we’re investing and rebuilding Somaliland. Hamigayagu ka weyn zoomali iyo geeska Afrika.
Last edited by Xildiiid on Wed Oct 04, 2017 10:05 am, edited 1 time in total.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

^^^^
Bye Xildiid.

Been iyo cay baaa kusoo biyo shubatay.

Duriyada :lol: dadkeeda dhan haka raacdo.United we stand .Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyane.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Xildiiid »

Weligaaba riyo ku jir. Midnimada aad sheegeyso hooyadaa siilkeeda geli.

Dofaar Ismaciil way wada gariiraan baqdin awgeed markay maqlaan ereyga Somaliland.

Maalintaanu gobanimadayada toos ula soo noqono oo aanu marlabaad caalamka ku biirno, dhowr Dofaar oo aad adigu ugu horeyso ayaa gidaarada ku bakhtiyi doona.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

Xildiiid wrote: Wed Oct 04, 2017 10:10 am Weligaaba riyo ku jir. Midnimada aad sheegeyso hooyadaa siilkeeda geli.

Hooyadaa uunbaa gaadhay .Aniga waxba imaadan geysan .Sxb Riyo ma ahee midnimadu waa rajada dhab ta ah ee Somali oo dhan kutaameyso.

Gobonimo idin kamaba maqana sababtoo ah waligiinba niman Somaliyeed oo goba ayaad ahaydeen.Adu afkaaga ina-gumeed haiskaga dhigin.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by X.Playa »

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

You are making such quote because you know well that your Daarood are the president of most southern Somalia lol. Madoobe, gaas and xaarmaajo. Had it been the other way around and all these were none Daarood you would have squealed and wailed.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Adali »

X.Playa wrote: Wed Oct 04, 2017 10:59 am Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

You are making such quote because you know well that your Daarood are the president of most southern Somalia lol. Madoobe, gaas and xaarmaajo. Had it been the other way around and all these were none Daarood you would have squealed and wailed.
waraa ma nooshahay haha welcome back from myanmar :lol:
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Individual »

Adali wrote: Wed Oct 04, 2017 11:41 am
X.Playa wrote: Wed Oct 04, 2017 10:59 am Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

You are making such quote because you know well that your Daarood are the president of most southern Somalia lol. Madoobe, gaas and xaarmaajo. Had it been the other way around and all these were none Daarood you would have squealed and wailed.
waraa ma nooshahay haha welcome back from myanmar :lol:
Federalism should be annulled, way too many Presidents, The real President Farmaajo should stay firm and destroy the head of the snake that is atop federalism.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

X.Playa wrote: Wed Oct 04, 2017 10:59 am Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

You are making such quote because you know well that your Daarood are the president of most southern Somalia lol. Madoobe, gaas and xaarmaajo. Had it been the other way around and all these were none Daarood you would have squealed and wailed.

Nimanyahow idinkaaba Darood walaaleeya.Daroodku dhalashada Kore mooyaane waa dawlado(maamulo) kala madax banaan.Faarmaajo Somali oo dhan ayuu madaxweyne u yahay,iyaagana meesha keensaday.Ma aha inuu Cod Darood kaliya kuyimid Villa Somalia.Ninkuna kaligii taliye ma ahee haku qaldina S.Barre.Anshaxana ilaaliyoo kadaa Madaxweynaha Naaneysta xun .

Maamulida Somaliland yaa kuheysta sadexda 'Habro'?? Habada maxaad ugu maleyn ineey tahay nooc qabyaalad
ah Gaas iyo Madoobe ineey deeganadooda ka arimiyaan??

Dugsi Maleh Qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32740
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Khalid Ali »

BestPlaya wrote: Wed Oct 04, 2017 12:34 am
Khalid Ali wrote: Tue Oct 03, 2017 5:01 pm best playa being nomad doesnt make us the sams afars beja saho half of oromos are nomands how on earth does that make us the same people we dont share the same taarikh for we did not even share the same nation ever not us and ur ogaden and certainly not us and the walanweyns. us and the walanweyns shared a short lived union cancerous one but it came to an end

diintana waxay ka dhaxaysa 1.6 billion people there are 8 million amhara muslins what is the difference between ur darood and the amhara muslims makes no sense at all. ogadens are not smart thats why they neither had a good treaty with the English and they were ruled by menelik and he made them their subjects idoor lands were under english up to 1948.. as for the darods they are nothing in ethiopia no real power. their organisation for independence is as good as dead and they are forced to be ethiopian ddsi marka wax ay ku fanan noqon mayso marnaba
Afar iyo Axmaaro luugad,deegan ,Taarikh ma wadaagtaan.Isma guursataan oo taarikho nabad iyo colaad toona ma wadaagtaan.Is dhexgal gancsi iyo xoolo dhaqasho ma wadaagtaan. Jinsiyad ma wadaagtaan. Hadaba ma waxaad Ku saleysanaysaa taarikhda iyo dhaqanka Somaliyeed xududahan cid waloo Somalia ayna marna raali ka ahayn?

Somali oo dhan ayaa iminka soon kabaneysa.Xaasidnimada Jooji .Darood iyo iidoor oo wada horumara ayaa inoo wada dana.Runti kama xumi kartida iyo horusocodka iidoorka .Siyaasadana,Somali oo dhan ayaa ka habaaran.Ogadenna hada wax badan ayuu kabartay qaladaadkiisii hore. Kenyana hada qabiilo ajnabi ah oo waaweyn ayn ooga tugtug roonahay.DDSI-na sxb dadkeygu waxay haleelen sawaabka oo ah in Qoomiyadaha kale wadanka la wadaagaan isla markaana Somali matalaan .kuna matalaan wadada horumarka iyo cadaalada horumarka..Jubalandna anagiyo walaaleheen Sade Mareexaan ayaa taladeeda nala weydiin...

Hadaba ManShaAllah na dheh dee .Annaguna MsnshAllah ayaanu idin leenahay.Qabyaada ka gudub.Ciyaalka waxbadan ogayn iyo ciroolayaasha cunsuriyiinta ah ha u bixin hadalkooda.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso weeyaan

best playa marna dhaqan ka hadal marna diin ka hadal markan ku qeexay.xoolo dhaqato east africans oo dhan ba qaarna ah qaarna ahayn sida canfarta beja saho. marka adigu darood ah kuwa maxaad uga duwantahay taatikhiyan canfarta mamuul banu wadaagnay adal empire anaga adariyinta iyo canfarta.. marka taarikhdasi a wa jirta laakin adiga waliga waxba may an wadaagin inaga afsomaliga uum ba nagadhexeya hiido iyo dhaqan iyo qawmoyad nimo iyo taarikh iyo dadnimo naga ma dhexeyso

anaga idin ma xaasidayno just wixina haysta anana waxayaga we just dont want anything to do with u. no hard feelings it doesnt mean inan ku xaasidayo idinka iyo xabashida ilaahay ha isku kiin barakayo. idinka iyo hawiyahans hadaad heshiinaysan fali tafadal wa wax idinka idin taal. we just dont want anything to do with it
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

Khalid Ali wrote: Thu Oct 05, 2017 6:13 am

Dhaqanka waxaan Ku idhi kuma koobna ciyaaro-dhaqameed kaliya ,midaana waad ila fahantay kolkaan Ku idhi Ogadenkuba ma wada dhaanteeyo.waxaan Kaloo kuusheegay in dhaqanku yahay mid guud oo Somali ka wada dhexeeyo sida (diinta,jinsiyada,Dalka,iyo isdhexgalka bulshada uu guurku ugu horeeyo) iyo mid khaas ahoo beel waliba lagooni tahay sida ciyaaro-dhaqameedka ooyna kamid yihiin dhaantada,jaan-dheerta,shiribka iwm.Tusaale fiican .iidoorku waa isku dhaqan hadana kala dhaqan Somaliduna gidigeed waa nooca .Kuwa idinka midi waa qodato ,in badanna waa xolo dhaqato meesha kuwa kalena bada cas shabaga ku daadsan .Tusaale kale Garxajiska hawd iyo Maxamad Subeer(OG) ayaa iskaga dhaqan dhow iidoorka qodota iyo kuwa kaluun dabatada ah.waxayna wadaagan taarikho cid waliba oo Somaliya wax ka garan.Inta jilibkayagu ka guursado iidoor kamaba guursado qolyo badan oo Ogadenna ama Daroodka kale ah waxaana sidan keenay derisnimada iyo wada dhaqanka .weyy jirtaa in jilib waliba uu caadooyin u gooniya leeyahay balse sida guud Somali waa ISKU DHAQAN,ISKU DIIN,ISKU LUUQAD waana one ethnic group oo iskuduubni iyo midnimimo u baahaan.

Wadan iyo Xuduudaha hadaad ku saleysay dhaqanka dee Darood iyo iidoor Somalia ayeey wada degaan,itoopiya isla degaan .period.

Waaxaa tiri canfarta taarikhda Adal ayaanu wadaagna .Waa run oo qoomiyado badan oo islaama eyeey ka koobneyd waloow cududa ciidan ee jihaadka galay Somali ugu badneyd sida futuxul xabasha kuxusan.Reerkiina Habar Magadle lagu sheeg ineey ka mid ahaayeen Somalidii dagaaladii cadal e ,hadaba waa ayo ayaad isleedahay GERRI,YABARRE,MAREEXAAN ,HAWIYE ??? Soww ma ayna ahayn qabiiladii kale Somaliyeed ee cududa ee ahaa Cadal Xabashida uugu faaneysay ?

CANFAR IYO XABASHI WAXAA KAA XIGA DAROOD IYO SOMALI INTEEDA KALE.

Soomalida haiska saarina illeen waad dhex socotaane.
Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Xildiiid »

BestPlaya wrote: Wed Oct 04, 2017 10:24 am
Xildiiid wrote: Wed Oct 04, 2017 10:10 am Weligaaba riyo ku jir. Midnimada aad sheegeyso hooyadaa siilkeeda geli.

Dofaar Ismaciil way wada gariiraan baqdin awgeed markay maqlaan ereyga Somaliland.

Maalintaanu gobanimadayada toos ula soo noqono oo aanu marlabaad caalamka ku biirno, dhowr Dofaar oo aad adigu ugu horeyso ayaa gidaarada ku bakhtiyi doona.
Hooyadaa uunbaa gaadhay .Aniga waxba imaadan geysan .Sxb Riyo ma ahee midnimadu waa rajada dhab ta ah ee Somali oo dhan kutaameyso.

Gobonimo idin kamaba maqana sababtoo ah waligiinba niman Somaliyeed oo goba ayaad ahaydeen.Adu afkaaga ina-gumeed haiskaga dhigin.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.

Dofaar Ismaciil munaafaq, yaa kaa qabyaalad badan markaad dhul aanad laheyn sheeganeyso?

Gobanimo = sovereignty.

Inuu Isaaq gob yahay, Somaliduna gun tahay shaki kuma jiro.

Weligiinba rajadaa ku taama. Duriyadda waxa deeqaya oo keliya waa Somaliland oo mar labaad caalamka laga aqoonsanyahay. Cidna loo joojin maayo intaanu hamigayga gaadheyno.

57 sano ayaa laga joogaa maalintanu dayacnay Somaliland, mar dambe laakin dhici mayso.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by BestPlaya »

Xildiiid wrote: Thu Oct 05, 2017 10:52 am
BestPlaya wrote: Wed Oct 04, 2017 10:24 am
Xildiiid wrote: Wed Oct 04, 2017 10:10 am Weligaaba riyo ku jir. Midnimada aad sheegeyso hooyadaa siilkeeda geli.

Dofaar Ismaciil way wada gariiraan baqdin awgeed markay maqlaan ereyga Somaliland.

Maalintaanu gobanimadayada toos ula soo noqono oo aanu marlabaad caalamka ku biirno, dhowr Dofaar oo aad adigu ugu horeyso ayaa gidaarada ku bakhtiyi doona.
Hooyadaa uunbaa gaadhay .Aniga waxba imaadan geysan .Sxb Riyo ma ahee midnimadu waa rajada dhab ta ah ee Somali oo dhan kutaameyso.

Gobonimo idin kamaba maqana sababtoo ah waligiinba niman Somaliyeed oo goba ayaad ahaydeen.Adu afkaaga ina-gumeed haiskaga dhigin.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.

Dofaar Ismaciil munaafaq, yaa kaa qabyaalad badan markaad dhul aanad laheyn sheeganeyso?

Gobanimo = sovereignty.

Inuu Isaaq gob yahay, Somaliduna gun tahay shaki kuma jiro.

Weligiinba rajadaa ku taama. Duriyadda waxa deeqaya oo keliya waa Somaliland oo mar labaad caalamka laga aqoonsanyahay. Cidna loo joojin maayo intaanu hamigayga gaadheyno.

57 sano ayaa laga joogaa maalintanu dayacnay Somaliland, mar dambe laakin dhici mayso.

Maya e iidoor iyo Somaloo dhan baa gob ah balse Xildiid ayaa ina-gumeed ah gobonimo-na ka maqantahay . .Wuxuuna INA-GUMEED noqday maalintuu qaatay diinta nacaybka iyo kufriga oo uu faaruqay islaanimada

Waxaana aaminsanahay fikirkaaga cayda iyo nacaybka Ku salaleysan in iidoor badankii kula qabin.

Dhulka aad leedahay waad sheeganaysaana qarni in kabadan ayuu tolkay degay,iminkana dagan yahay waligiina (InshAllahu) deganaan doona.Dhulkana Somali kamaan dhicine gaalo madow ayn ku jihaadnay.

Katanaasul qabyaalada oo diintaada usoo noqo ,dadkaagana(somalida) dhinac ka raac.Mise sidaa u gaalowday si lamid ah ooga bax Somalida .Haku noqon cancer nacayb iyo qabyaalad qaawan kula dhex wareega forum-yadooda.

DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”