Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
SDM, awalba Barre Kismayo ma xukumin, xildhibaan weeye oo uu tallin jirey beledka and he just went there and then him and his staff left in an unfortunate matter. The maamul and gudiga beesh SADE of Kismayo are still in the city. Let them worry about how they are going to get back the city in their full control. Believe me, when beesha SADE is harassed or ill treated, and if the power is not in the full control of beesha, I will be the first to denounce them.
"Waan ogahay in Marexaan badan ku jirraan"
Well if your facts are that al-shabab ba ku soo dhuulay magaalada using Marexaan men, then by all means, dad is fahmikaro their different viewpoints maba nahin.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
what happened to Mujahid Morgan and his MJ crew in 1998 is happening to Marexan in 2008.
what you need to do is to borrow books from Morgan entitled 'coping with crisis' and 'After kismayu whats next'
what you need to do is to borrow books from Morgan entitled 'coping with crisis' and 'After kismayu whats next'
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Wallee nimanka Kismayo maanta heeysta ineeysan sii heeysan doonin. Soomaalidu waxeey tiraahdaa "Ama afeef hore lahoow ama adkeeysi dambe lahoow".
Ragga guryaheenii bililiqeeysatay oo dhalinyaredeenii harka cad toogatay waanu isu joognaa. Ama ayaga ama anaga. Wax udhaxeeya maleh.
Ragga guryaheenii bililiqeeysatay oo dhalinyaredeenii harka cad toogatay waanu isu joognaa. Ama ayaga ama anaga. Wax udhaxeeya maleh.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Warya Marexan sidhii u Somalia Kasamrey buu Kismayu kasamri. 8)xoogSADE14 wrote:Wallee nimanka Kismayo maanta heeysta ineeysan sii heeysan doonin. Soomaalidu waxeey tiraahdaa "Ama afeef hore lahoow ama adkeeysi dambe lahoow".
Ragga guryaheenii bililiqeeysatay oo dhalinyaredeenii harka cad toogatay waanu isu joognaa. Ama ayaga ama anaga. Wax udhaxeeya maleh.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Patriot
Sxb cidaad ka dhalatay are the least of our worries, Xassan Turki will Insha'allah be captured alive along with Abu Mansuur.
Koleey waxa guban doona tuulooyinkeeyga ma'aha.
Sxb cidaad ka dhalatay are the least of our worries, Xassan Turki will Insha'allah be captured alive along with Abu Mansuur.
Koleey waxa guban doona tuulooyinkeeyga ma'aha.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
kokalkas rag rag daley baadh noqoneysin.xoogSADE14 wrote:Patriot
Sxb cidaad ka dhalatay are the least of our worries, Xassan Turki will Insha'allah be captured alive along with Abu Mansuur.
Koleey waxa guban doona tuulooyinkeeyga ma'aha.

Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
War waa inanka absame ah, waad is qor-qor jeceshahay, no calls you, qof kula hadlayo ma jirro, no one cares for yous, and you wish to leave you imprint everywhere. Why are you constantly on gedo section? War beesha Absame qof eey wax ku sameynkarto baa jirrin ee hadalka aan jirrin meel la tag.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Warya ina or Abu muriyan You are talking of Kismayu which is in J/ Hoose not Gedo.
Unless Kimsayu is a Caravan aadh J/hoose ka biliqeysatey then maybe even so Gedo does not mean SADE.
kalabaadh hanjabdh baadh kabixi weydheen ee meshan haku dus dusina hadhi adh arsan kartan qofkad rabtiin kaarsada.
Unless Kimsayu is a Caravan aadh J/hoose ka biliqeysatey then maybe even so Gedo does not mean SADE.
kalabaadh hanjabdh baadh kabixi weydheen ee meshan haku dus dusina hadhi adh arsan kartan qofkad rabtiin kaarsada.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Kismayo= SADE ama iska hadal ama iska aamus.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
wa Hagaag wa sidhi Marexan = Somaliasadeboi wrote:Kismayo= SADE ama iska hadal ama iska aamus.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Patriot
Sxb ilaa iyo hada cida booteeneeysa oo guul eeysan laheeyn ku tamashleeynaya waa adinka. Anagu cidii magaalada naga saartay waanu naqaan adinkuna qeeyb umbaad ka tihiin marka hadaad isku kalsoon tihiin oo beel ahaan meesha heeysataan. Bal ordaha Mareexaanka, Hawiyaha, Hartida iyo Shabaabka meesha idin heeysta banaanka usaaro oo Absame ahaan meesha ku sheegta.
Anagu raggii baxay hadaanu nahay waanu soo soconaa, cid walboo Kismayo joogta irrespective of their qabiilna waa cadoowgeen oo xabad baa naga dhaxeeysa. Hadaad caqli leedihiin (which we all know you don't) meesha qabiil miinaan soo geliseen ee "islamists" baad sheekada ku heeyn laheeydeen.

dude sida kubada u ciyartiin bala bartey kolkii u bare hiraale 1998-2006 heystey Kismayu Shar JVA buu qabey.xoogSADE14 wrote:Patriot
Sxb ilaa iyo hada cida booteeneeysa oo guul eeysan laheeyn ku tamashleeynaya waa adinka. Anagu cidii magaalada naga saartay waanu naqaan adinkuna qeeyb umbaad ka tihiin marka hadaad isku kalsoon tihiin oo beel ahaan meesha heeysataan. Bal ordaha Mareexaanka, Hawiyaha, Hartida iyo Shabaabka meesha idin heeysta banaanka usaaro oo Absame ahaan meesha ku sheegta.
Anagu raggii baxay hadaanu nahay waanu soo soconaa, cid walboo Kismayo joogta irrespective of their qabiilna waa cadoowgeen oo xabad baa naga dhaxeeysa. Hadaad caqli leedihiin (which we all know you don't) meesha qabiil miinaan soo geliseen ee "islamists" baad sheekada ku heeyn laheeydeen.
2006 kabacdi General Gabre ba Kismayu idhin ruqseye ee TFG laga sare.
Manta magalada coalition of the willing baa heysto 8)
wa checkmate.
Kismayu ne sidhaadh kuqabsato wa kolki eey baraf dhusamareeb kadaan.
Hiraale Ethiopia buu tagey ee mafilayo huub kabadhan intii uu kismayu kuheyse Heli, ragne inti kugeriyote Kismayo baa kufilan unless ragina bir lagasameye.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Sxb horta waad fiican tahay hadaad qiratay waxaan badigeen ogeeyn laakiinse rag walaalaheey ah qaarkood ka qarsoonaa. Taasina waa in diinta aad ku daba gambaneeysaan oo dano gaara ka leedihiin.
Sxb horta waxa soo socdaa waa dagaal, garina labo nin kama wada qosliso. Marka anigu kuu booteeyn maayo. Markaanu fooda is darno midkeen umbaa la jiiri. with that said, anagu waanu isku kalsoonahay.
p.s. Gedo Section ma dhex seexataa sxb?
Sxb horta waxa soo socdaa waa dagaal, garina labo nin kama wada qosliso. Marka anigu kuu booteeyn maayo. Markaanu fooda is darno midkeen umbaa la jiiri. with that said, anagu waanu isku kalsoonahay.
p.s. Gedo Section ma dhex seexataa sxb?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
Horta wax din kugabadhey majiro ee muriyanti xaran kunaxa ba magalada lagasarey, hadhii aadh qabiilnimo kutagertye adhiga bey kujirtaa.Sxb horta waad fiican tahay hadaad qiratay waxaan badigeen ogeeyn laakiinse rag walaalaheey ah qaarkood ka qarsoonaa. Taasina waa in diinta aad ku daba gambaneeysaan oo dano gaara ka leedihiin.
Kalabadh meshaan walaltimo majirto wa xizbi muriyan iyo xizbullah.
Horta botadha aadh heysidh wa kii Marexan karidhey dawladi Siyaad. ee qabrigaadh qodhoneysidh sifican uqoodh madamo meshas ba lagugu xabali.Sxb horta waxa soo socdaa waa dagaal, garina labo nin kama wada qosliso. Marka anigu kuu booteeyn maayo. Markaanu fooda is darno midkeen umbaa la jiiri. with that said, anagu waanu isku kalsoonahay.
Ha dhee ma Holiday inn baadh rabtey inaan sexdo?p.s. Gedo Section ma dhex seexataa sxb?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Beesha Sade on Snet..WHAT IS YOUR OPINION ON THE K SITUATION
lool @ Holiday Inn
Sxb horta diinta idinla meeysan dhalan meeshaana inuusan jihaad oolin Stevie Wonder baa xataa arki kara. Marka waxba Kitaabka Alle haku dabo gamban hana ka been sheegane hadaad wax iska celin kartaan waanu isu imaan doono dhawaane waqtiga booto ha'isaga lumine isa sii diyaaraya. Dagaalna wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho marka waxba aniga dhimasho ha'iga dardaar warin.
Habeen wanaagsan sxb.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 918 Views
-
Last post by new-york23
-
- 26 Replies
- 400 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 546 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 10 Replies
- 1171 Views
-
Last post by snoop12
-
- 3 Replies
- 787 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 22 Replies
- 1692 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 5 Replies
- 746 Views
-
Last post by Ace_00
-
- 36 Replies
- 2931 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 2 Replies
- 809 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti