Page 9 of 10

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:29 pm
by salool
Oo yaa ku la hadlay adiga bal..meel kasta sida haadka ayaad isku so dhex tuurtaaye.Waar suuqaga dhinac ka gal jaanjaan yahow. :usure:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:29 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Lol@ kala Aabo ah ...hadii Aad is lahayd caga ayuu wax ka dayaya waad la wayday :lol:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:35 pm
by Sumubaridi
chelseaforever wrote:Lol@ kala Aabo ah ...hadii Aad is lahayd caga ayuu wax ka dayaya waad la wayday :lol:
Marba hadii naagta lasoo guursaday, waa isku mid in hal nin soo guursaday iyo in 3 soo guursatay. Hadiiba ninkale arkay la arag dee

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:36 pm
by Cherine
chelseaforever wrote:Lol@ kala Aabo ah ...hadii Aad is lahayd caga ayuu wax ka dayaya waad la wayday :lol:





What does that mean :?

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:44 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Hadii Aad islahayd kaga cabsii i dnt believe you though :lol:

Sumu wa runta bro, Lakiin garoobtan nabiga u duceeyay wax ka qaldan malaha, adiga Iyo salool na shaydaanka naara.

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:45 pm
by Sumubaridi
Cherine wrote:
chelseaforever wrote:Lol@ kala Aabo ah ...hadii Aad is lahayd caga ayuu wax ka dayaya waad la wayday :lol:





What does that mean :?
Wuxuu kawadaah waan kugu rabaah 2 da cunug oo kala aabaha ah. Wuxuu kudhahay naagta guurka badan waaba jeclahay.

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:45 pm
by MujahidAishah
Cherine wrote:Garoob ayaan ahay. Labo caruur ah o kalo aaba ah ayaan leeyahay.
:ehh: :myman:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 12:59 pm
by Cherine
chelseaforever wrote:Hadii Aad islahayd kaga cabsii i dnt believe you though :lol:

Sumu wa runta bro, Lakiin garoobtan nabiga u duceeyay wax ka qaldan malaha, adiga Iyo salool na shaydaanka naara.

:lol:

Haye haddaba walaal garoobtaada raadso :D

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:08 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Cherine wrote:
chelseaforever wrote:Hadii Aad islahayd kaga cabsii i dnt believe you though :lol:

Sumu wa runta bro, Lakiin garoobtan nabiga u duceeyay wax ka qaldan malaha, adiga Iyo salool na shaydaanka naara.

:lol:

Haye haddaba walaal garoobtaada raadso :D
Garoob lagu xidho Aisha meesha ka joogta Lakiin she is too gagistarad for me :lol:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:11 pm
by Cherine
Aisha is married though unless ay ninkii labaad kala tageyn :o

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:13 pm
by MujahidAishah
Cherine move over we are on the same boat

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:14 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
War ba ka danbeeyay kii sadexaad ayay Suuqa ugu jirta :russ:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:15 pm
by MujahidAishah
Chelski dont worry you are not far behind sxb you will join the club soon

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:16 pm
by Theguardian
Lets not be so ignorant and judgmental - it all depends on the person - the man and the woman.

I know a man who married a women with 3 boys. And they were married over 15 years in the uk and had 3 daughters of their own. And he is not typical deadbeat Farah -
Also one one who married one with 1 child.
None of these men have been married before.
If I was a garoob with children - I would only marry for companionship - having kids with different men is not in me - but I would not judge those who do. Everyone is different.
And depending on what I heard from my non-muslims friends sleeping with woman who had kids is no different to other woman - it usually goes back to how it was originally - big or or small. :oops:

Re: Marrying Garoob, How bad it is

Posted: Thu Aug 13, 2015 1:23 pm
by Cherine
^Lagu awd.