Page 9 of 9
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Mon Jan 18, 2016 5:52 pm
by Django
Xildiiid wrote:Django wrote:
Hoyada ba dofar fushey.
Mayee kii ku dhalay ayuu fuulay ileen magaca meel kale kameydaan keenine.
Ma Guntherkii adheerka ba kawada?
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Mon Jan 18, 2016 6:12 pm
by Xildiiid
Waxan aad soo qortay bal ku noqo, it doesn't make sense but then again you're a Bantu Hybrid who speaks a pidgin dialect.
Waa ta labaade, Guntherkan aad sheegeyso dhowr sharmuuto oo kudaafadnimo u badheedhay ayuu helay laakin adigu Cagdheer baad tahoo dunidan meel aan lagugu wasin ma jirto, Kenya, Ethiopia, South Africa, Yemen.. maba soo koobi karo. Rag iyo dumarna isku si baa la idin isticmaalaa. Adiga laftigaa Uhuru ayaa siiil kaa jeexay oo waadigan ciidamadiisa u barooranaya.
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Mon Jan 18, 2016 6:20 pm
by Django
I am not looking for Ictiraaf using Gunther.
Uhuruga shegeysid imisa reer sambusa buu dagaha kawasey?
This is not an ictiraaf thread.cuqdad baa idhin dhishey.Maxa ka galey Gedo iyo Kenya?
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Mon Jan 18, 2016 6:54 pm
by Xildiiid
Niyow orodoo af Somaliga soo baro.
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Mon Jan 18, 2016 7:04 pm
by SahanGalbeed
Cay wax ma tarto , fikrad baa la isku dila . Halkaan waxa lagu kala doodaya , somalida ogol in Kenya dhulkooda ay ku xukunto iyo inta diidan . Anigu somali walbo oo dhulkiisa lagu xukumo waan ka soo hor jeeda , nimankii iska celinaya na waan la jira . Imika , al shabaab 8 sanno ka hor ba la asaasay . Ninka la yidha Farhan yare iyo waxay isku mid yihin , waxaan waydinaya , 8-da sanadood wixii ciidan dhisan addunka ku laha ba way yimadeen Somalia . Al shabaab weli waata nool oo dilaysa cidamadii Kenya e , ayaad badbaadin karta ? Isma ka ma na celin kartid , kuwii wax ka celinayay na ka ma badbaadin kartid , maxay tahay markaa ?

Anigu nin walba falkiisa ayaan kula xisaabtama . Al shabaab markey somalida layso na waan ka soo hor jeeda , markey kikuyu kelida xabbada ka geliso na , waxaan arkeen baan iska dhigaya .They invited themselves in , let them deal with it . Al shabaab rag adag weeye , haddey Ogadeen ahaayeen beri horaa la ibsan laha

, waa kuwa ka baxay ba , waxay maqleen Dacash baa lacag usoo dirta wixii ku daba xidha , oo ilaa mushaharka ayay soo masruufaan. Ethiopia dhulka ay ku fadhiyaan , worth BILLIONS Ogadenku . Labo dhakhtar iyo jaamacad baa loo dhisay , inamadoodi jabhad-ka aha oo ilaa iyo awoowgood keynta ku jiray , bay xabashigii siiyeen .

Wax la mid ah somalida ku ma arko anigu

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Tue Jan 19, 2016 2:35 am
by Django
Sahanow dhulbahantaha ad xasuuqeysin ma kukuya? Marneh iska dig qof somalinimo jecel marne kuwi somalinimo jeclaa baad xasuuqeysin isir naceyb daradiis.
Ee shekadha raqiska nagala tag.
Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base
Posted: Tue Jan 19, 2016 12:47 pm
by Siciid85
Dhulbahante la xasuuqay xagee ku aragtay. Waa rerka Sharafta uga ciyaarin.