Fikirkaan qabo Iidoor 90% ayaa qaba. 10% kale waa kudaafada tolkood loo soo adeegsado, oo ay kamid yihiin kuwa barlamaanka beentaa ee Zoomalia ku jira, ee aan Somaliland cag soo dhigi karin.BestPlaya wrote: Thu Oct 05, 2017 11:15 amXildiiid wrote: Thu Oct 05, 2017 10:52 amBestPlaya wrote: Wed Oct 04, 2017 10:24 am
Hooyadaa uunbaa gaadhay .Aniga waxba imaadan geysan .Sxb Riyo ma ahee midnimadu waa rajada dhab ta ah ee Somali oo dhan kutaameyso.
Gobonimo idin kamaba maqana sababtoo ah waligiinba niman Somaliyeed oo goba ayaad ahaydeen.Adu afkaaga ina-gumeed haiskaga dhigin.
Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.
Dofaar Ismaciil munaafaq, yaa kaa qabyaalad badan markaad dhul aanad laheyn sheeganeyso?
Gobanimo = sovereignty.
Inuu Isaaq gob yahay, Somaliduna gun tahay shaki kuma jiro.
Weligiinba rajadaa ku taama. Duriyadda waxa deeqaya oo keliya waa Somaliland oo mar labaad caalamka laga aqoonsanyahay. Cidna loo joojin maayo intaanu hamigayga gaadheyno.
57 sano ayaa laga joogaa maalintanu dayacnay Somaliland, mar dambe laakin dhici mayso.
Maya e iidoor iyo Somaloo dhan baa gob ah balse Xildiid ayaa ina-gumeed ah gobonimo-na ka maqantahay . .Wuxuuna INA-GUMEED noqday maalintuu qaatay diinta nacaybka iyo kufriga oo uu faaruqay islaanimada
Waxaana aaminsanahay fikirkaaga cayda iyo nacaybka Ku salaleysan in iidoor badankii kula qabin.
Dhulka aad leedahay waad sheeganaysaana qarni in kabadan ayuu tolkay degay,iminkana dagan yahay waligiina (InshAllahu) deganaan doona.Dhulkana Somali kamaan dhicine gaalo madow ayn ku jihaadnay.
Katanaasul qabyaalada oo diintaada usoo noqo ,dadkaagana(somalida) dhinac ka raac.Mise sidaa u gaalowday si lamid ah ooga bax Somalida .Haku noqon cancer nacayb iyo qabyaalad qaawan kula dhex wareega forum-yadooda.
DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
Munaafaq.. Beela badan oo ay ka mid yihiin Dir, Raxanweyn, Ajuraan, Bajuni, Jareerweyne, Gaaljecel, Cawramale ayaa deegaankaa kaga hooreeyey Cawlyahanka aad kunsheeganeyso Jubbooyinka. Waanaa beelahaas kuwaad u soo qaxeysateen ciidamada Kenytiga ee hooyooyinkiin iyo hablihiina ku kufsada NDF, marna idinku soo xidha shabag sida duurjooga.
Munaafaqyahow ma anagaad Somalinimo maanta nooga sheekeyneysaa? Somali oo idil hadaad isku darto weligood gaadhi maayaan kaalintuu Iidoor ka galay halganka xoreynta Somaliweyn hadey noqoto hanti, maal, ficil iyo suugaan.
SNM raggii ku jiray waa kuwa dagalkii 77 xoreeyey Qabridahare (tuulada tuuga digsiga gubtay u eeg ee Axmad Madoobe), Wardheer, Goday, Jigjiga etc. Markii tolkood iyo maatidooda la weeraray, waa raggii u istaagay xoreynta iyo la soo noqoshada Somaliland.


Jidkii ay noo jeexeen ayaanu maanta ku soconaa.

Weligaaba diin ku carar iyo jinsiyada Zoomalida ee aduunka ugu liita. Yaa Zoomali ceebtooda wax ku falaya?