Page 9 of 9

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Posted: Sat Mar 17, 2007 12:03 pm
by kaliil
Samatar,

inaadeer kan xidigta la baxay waxba wakhtigaaga ha iskaga khasaarayne iska daa.Inuu HY ama Isaaq yahayba aniga shaki baa igaga jira.Habar Yoonis wuu kala saarsaarayaa oo Muuse Ismaaciil baa Muuse Carre ka badan buu leeyahay Warsengelina marka lasoo hadal qaado wuu ooyaa oo Warsengeli waxba haka sheegina ayuu yidhaahdaa.Muuse Carre iyo Muuse Ismaaciil inaan la isbarbar dhigi karayn waa la ogyahay..Ceerigaabadan uu ku faano Sacad Yoonis iyo Muuse Carreba way degaan, dagaalkii 1993:na ragga Sacad Yoonis ee dagaalka ku caanka ah ayay ahaayeen raggii Warsengeli edbiyey ee Muuse Ismaaciil u hiiliyey.


Mooge-88,

Isaxaaq weligii wuu jahawareersanaa.Marna Isaxaaq baanu nahay dhaha marna HY iskusoo dhejiya markaad caawimaad ama taageero u baahataan.

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Posted: Sun Mar 18, 2007 2:32 pm
by Samatr
Kaliil inaadeerkiis wax aan is idhi ka qalee oo ha cabeen ilmaadeeraha laakin see waan is qaban kari waayay.
waa fuulxumo in lays qaybiyo, sacad yoonis, gadhweynta, baha ismaaciil, muuse iyo isaxaaq waa wada HY.
We should not have aired the the dirty laundry, but somebody had to do it. Laughing