No the point is , the HJ youngsters in this joint are a highly sensitive bunch , badankood na af walanweyn ku hadla

Isma qabataan , waanad iska daba boodan. Kalmadda "uunsi" xaggay ka timid iyoo cidda lagu dacaayadeeyay soo ogaada horta , nin geed balaadh ka yimid baad ku leedihin waad uunsata, waxba ma kala garanaysan walle
