Page 10 of 11
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 7:16 am
by The_Emperior5
Anigu waan idin wadda garanaya gidigiin.
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 7:18 am
by LiQaaye_TDH
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 7:44 am
by The_Emperior5
Loooooool Liqaayee warsangali imisay u kala baxan reer somaliland kala baro
Wa cumar iyo dubais lol.
As for ciise muse wa adan ciise Wa Maxammad ciise – cigaals clan
Isxaaq care wa cabballe isxaaq iyo qaasim isxaaq iyo kalll isxaaq I know then because wa reer hargeisa lol
Ismacil care wa kuwa idinku baddan
Muuse ismacil reer cawl iyo gahdweyn
Yoonis ismacil kuwa kuwa lugu sheego sacadyoonista
Cabdalle ismacil wareeraha kale eeh h.y. idreys cabdalle marka wuxu sii noqonaya qolada sicid iyo muse cabdalihi , adan ciisaha berbera la dagana
Nimanka xirsi cismaan na wa la yara dul maraya
Reer caynaashe Reer sicid xirsii iyo reer weyd Cabdi xirsi Warsame xisri faahiye xirsi Xildid xirsii markasa caynaasha xirsi ba si kala baxay
The ciidagalle branches waxay u kala baxan maxammad dauud muse daud ciise daud bilaal daud Abdiraxmaan muse iyo abokor muse ilma maxammad na waxay u kala baxan Xassan Maxammad . ilma xassan na waxay u kala baxan ilma dhimbil dhimbil na wuxu dhalay. Muse dhimbil Axmed dhinbil iyo Maxammad dhinbil. Muse dhinbil na wuxu dhalay Maxamad muse iyo cabdulle muse.
Sacadmuse
Wa isxaaq sacad iyo cabdalle sacad iyo xassan sacad iyo abdiraxmaan sacad
Isxaaq sacad being makalil iyo ilma abokor xussein abokor cabdalle abokor ugaadh abokor jibriel abokor Husseein abokor going waxanu u kala baxna Ismacil jabril which is nuux ismacil and sicid ismacil and Cismanada which is reer loge and reer libaan
Sicid ismacil are axmed cabdale reer samatar cabdalel cabana cabdale.
And nuux ismacil is reer axmed reer gadiid reer xoosh reer shirdoon
Maxammad ismacil is cali iyo idris is bah gobe
Sacadmuse is to large to explain markaliya
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 8:32 am
by hargaysaay
garxajis vs habar awal is like brazil vs saudi arabia in football (ciidagale+habar yoonis) is the natural born allience of all alliences
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 8:38 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:Loooooool Liqaayee warsangali imisay u kala baxan reer somaliland kala baro
Wa cumar iyo dubais lol.
As for ciise muse wa adan ciise Wa Maxammad ciise – cigaals clan
Isxaaq care wa cabballe isxaaq iyo qaasim isxaaq iyo kalll isxaaq I know then because wa reer hargeisa lol
Ismacil care wa kuwa idinku baddan
Muuse ismacil reer cawl iyo gahdweyn
Yoonis ismacil kuwa kuwa lugu sheego sacadyoonista
Cabdalle ismacil wareeraha kale eeh h.y. idreys cabdalle marka wuxu sii noqonaya qolada sicid iyo muse cabdalihi , adan ciisaha berbera la dagana
Nimanka xirsi cismaan na wa la yara dul maraya
Reer caynaashe Reer sicid xirsii iyo reer weyd Cabdi xirsi Warsame xisri faahiye xirsi Xildid xirsii markasa caynaasha xirsi ba si kala baxay
The ciidagalle branches waxay u kala baxan maxammad dauud muse daud ciise daud bilaal daud Abdiraxmaan muse iyo abokor muse ilma maxammad na waxay u kala baxan Xassan Maxammad . ilma xassan na waxay u kala baxan ilma dhimbil dhimbil na wuxu dhalay. Muse dhimbil Axmed dhinbil iyo Maxammad dhinbil. Muse dhinbil na wuxu dhalay Maxamad muse iyo cabdulle muse.
Sacadmuse
Wa isxaaq sacad iyo cabdalle sacad iyo xassan sacad iyo abdiraxmaan sacad
Isxaaq sacad being makalil iyo ilma abokor xussein abokor cabdalle abokor ugaadh abokor jibriel abokor Husseein abokor going waxanu u kala baxna Ismacil jabril which is nuux ismacil and sicid ismacil and Cismanada which is reer loge and reer libaan
Sicid ismacil are axmed cabdale reer samatar cabdalel cabana cabdale.
And nuux ismacil is reer axmed reer gadiid reer xoosh reer shirdoon
Maxammad ismacil is cali iyo idris is bah gobe
Sacadmuse is to large to explain markaliya
brother the most important thing is a united reer sh isxaaq second most important is respect for their sultans reer guuleed and reer sugule by the way which clan are you from besides reer sh isxaaq
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 8:57 am
by hargaysaay
to emperror
Taarikhda been laga ma sheego. 1996 1997 1998 1999 2000 2001 2002. Garxajis hadla la wa marku wilki samaroon dalka qabsaday ayaad cuqdadi iyo xanuunki soo celiseen aad tirahdeen Silanyanu ka baqanayna inu na xasuuqo.
walaal waxaan kaa rabaa kaliya inaad qirto in garxajis reerka somaliland ugu sareeya yahay dhinac walba waayo hadaanay ahayn mar kaliya lamay dagaalameen (habar awal+habarjeclo+arab+ayuup+toljecle+samaroon+ciidamo fara badan oo dawlada ku jira kana soo jeeda dhulbahante iyo warsangali +oromo lasoo kiraystay)
ta labaad ma ogtahay in ururkan lagu yidhaa calan cas inuu yahay rag isu bahaystay garxajis nacayb
ta sadexaad miyaanay gunimo ahayn in walaalka oo kula dhiiga kula dheecaan ah inaad waxaaso dhan usoo kaxaysato
mise ma jiro qabiil intuu kaligii garxajis hor istago dagaal iska celin kara.
ta sadexaad majiro hal nin oo maamulkii snm ka tirsanaa oo ciidagale ama habar yoonis ah oo shacabku wax xun ka sheegayo, lakiin bal eeg muuse biixi xataa ilama adeeradii sacad muuse ayaa neceb
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 9:18 am
by hargaysaay
to emperror who said
Samaroons back in the that time Where still feeling the pain when the snm captured borame.So they where just sitting in the backseat watching what was happening the only key player was Abdiraxman labba tolle. Cigaal a political genius even went as far as having the only samaroon guy to be a maryoalool. When the sacadmuse captured all of hargeisa. Axmed mire and his Hy SNM militia reached hargeisa that’s when the war started in the suuq of hargeisa., that’s when the calancas advised cigaal lets go to gabiley
marka ugu horaysa samaroon wax xanuuna may dareemayn waayo boorama dagaal xoogan kama dhicin samaroon waxay ciil u qabtay dhiig isaaq markaasay maryaloolkii fursad siiyeen
secondly 90% of garxajiskii hargaysa ka dagaalamaayey waxay ahaayeen ciidagale, aan saaxiib xaqiiqda kuu sheegee markan ay calancastu cigaal leedahay lets go gebiley waa markii maleeshiyadii ciidagale soo rogaal celiyeen dhacdadaana waxa la yidhaa ka dhex toos
thirdly sacad muuse hargaysa may qabsan ee ciidamadii faraha badnaa ee dawladii maryaalool ayaa qabsaday, sacad muuse waa dad xaga dagaalka masaakiin ah, haday dagaalka yaqaanaan cigaal oo isku HA yihiin muu soo kaxaysteen (isaaqa kaloo dhan dhulbahante samaroon oromo warsangeli.
saaxiib dad fara badan baa akhriyaaya waxaad qortee ka fiirso(look before you leap my friend)
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 9:21 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:to emperror who said

horta marka ugu horeysa warsangali iyo dhulbahante kamay dagaalamin hargeisa somaliland ba ma aminsanayn Burco dagaalk waxa ka riday Selebaan gaal iyo Ina kahin oo habarjeclo waliba reerka Maxammad abokor ba dagalaamay
Hargeisa na sacadmuse ka dagaalamay ciidkasta taas og Berbera na Ciise muse ka dagaalamay wa siiday taarikhdu qoreyso sxb taarikhda laga ma siineysto.
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 12:38 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:to emperror who said

horta waa runtaa oo tariikhda in siday tahay iyo waxa macquulka ah la sheego weeyaan lakiin saaxiib wakhtigaa dad badan oo dhiiga isaaq haraad u qaba sida samaroon iyo dhulbahante (warsangali ma hubo) ayaa dawlada ugu soo daba gabaday haday isaaq oo kaliya arintu tahay maxaa magaca maryaalool oo sheegaya waxyaabo kala duwan oo isu yimid loo bixiyay
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 12:40 pm
by The_Emperior5
Dee maryo alool waxa weye Sacadmuse ciise muse arab , isxaaq Habarjeclo maryo aloolku wa inta ayub ku dar toljecle. dagaal iidoor bu aha cid kala kuma jirin
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 12:46 pm
by hargaysaay
in dhulbahante ciidamadii dawlada ee hargaysa ka dagaalamayay ay kamid ahaayeen waxaa daliil cad kuu ah habeenkii la odhan jiray ka dhex toos ee tikinikadii ciidagale airportka hargaysa soo galeen ee ay ciidamada dawlada askar fara badan ka laayeen maxaabiistii la qabtay waxa ku jiray rag fara badan oo dhulbahante ah waxa kaloo aad ugu badnaa habar jeclo.
waayo wakhtigaas burco dagaal kama jirin ciidamada saleebaan gaal burco 1995kii laqaban doonana markii hore hargaysay ka dagaalamayeen.
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 2:00 pm
by hargaysaay
to emperror who said
( horta marka ugu horeysa warsangali iyo dhulbahante kamay dagaalamin hargeisa somaliland ba ma aminsanayn Burco dagaalk waxa ka riday Selebaan gaal iyo Ina kahin oo habarjeclo waliba reerka Maxammad abokor ba dagalaamay
Hargeisa na sacadmuse ka dagaalamay ciidkasta taas og Berbera na Ciise muse ka dagaalamay wa siiday taarikhdu qoreyso sxb taarikhda laga ma siineysto)
do you honestly belief that pure habar awal can defeat garxajis or pure sacad muuse can defeat ciidagale, absolutly no
Re: Habar Yonis...
Posted: Mon Jan 18, 2010 2:50 pm
by The_Emperior5
suaal baan ku weydinaya Dagaal iidoor xabbad isku siittaan Darood maxa so dhex galinaya Maxay dagaal u so gali lahayeen Muxu ninka darod uga amar qaadan laha Nin darood iyagi oo ay marki hore xabbad isku haystan caqli gal maha
Ciidagalle hargeisa wala saaray wa is ogyihin labba jilib oo sacadmuse ka saaray , sacadmuse oo dhan xata uma dhamayn.
Re: Habar Yonis...
Posted: Tue Jan 19, 2010 6:45 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:suaal baan ku weydinaya Dagaal iidoor xabbad isku siittaan Darood maxa so dhex galinaya Maxay dagaal u so gali lahayeen Muxu ninka darod uga amar qaadan laha Nin darood iyagi oo ay marki hore xabbad isku haystan caqli gal maha
Ciidagalle hargeisa wala saaray wa is ogyihin labba jilib oo sacadmuse ka saaray , sacadmuse oo dhan xata uma dhamayn.

horta saaxiib nin taariikhda wax ka yaqaanaan kuu malaynayey xataa tariikh fog mahee shalay 1994kii bay ahayd marka ugu horaysa agaalkii berebere wuxuu dhacay 1992gii kii hargaysana 1994kii kii burcana 1995kii, taasi waxay kuu muujinaysaa in 1994kii dagaalkii hargaysa ciise muuse iyo habar jecloba hargaysa ka dagaalamayeen taana cid walba oo waaga joogtay waydii ta sadexaad hadaad dhulbahantihii ku caawinayey dafirtay hadana ma waxaad dafiri arab iyo isxaaqii gacanta ku siinayey.
ciidagale ogaadeen oo ah dadka soomalida kuwa xaga dagaalka ugu axmaqsan ayay dhulkaad garanayso intuu leegyahay ka qabsadeen adna hargaysa gebiley ayaad dhaafi ladahay, intaad ciidagale ku mashquulsantahay walaaladaa jibriil abokor oroodoo dhulkoodii iyo beerahoodii reer nuurka samaroon ka qaadeen uga soo dhici, dagaal sharaf lehna la dagaalan intaad caruur iyo maati dhexda u galaysaan.
saaxiib taariikh waa taariikh qof walba haduu doono ha dafiro laakiin uurkiisa wuu ogyahay waxa saxda ah isaaqa intay qaar buuraha ku jireen qarna aanay xeebta soo dhaafi jirin ciidagale iyo habar yoonis dagaalo is daba jooga ayay marba marka ka dambaysa qadayeen and the result is dhulkaa balaadhan ee hawd layidhaa
Re: Habar Yonis...
Posted: Tue Jan 19, 2010 6:50 am
by The_Emperior5
^^ sxb adiga lugu jawaabi mayo sabbab i dhe lugu ma yaqaan inad isaaq tahay inad midgaan tahay inad ciid kale tahay hargeysad nugu la saaxibtay
Who the fuk are u, joined to days ago markasu halkan rabba inu reeraha noo kala gurguro.