Page 2 of 3

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 3:44 pm
by kambuli
Uff...Nacalaa waxay yihiin ku yaal Sad

Akhas waa uskag fowqal uskag..Bal maxaa daba dhigey naag hoosteed? Kaaga darane waa wax Alla awodey naagahooduna, way ka gaadhisiin...Jufmooyin..

Maxaa ka si ah duulka? Tolow ma nimankooda ayaan wax ka tarin? If there is a culuture I hate in this world..It is this ugly culture... Acuudu Bilaah..

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 3:45 pm
by wadaniweyn1
^^ i prefer the jungle law if democracy means another 5 years of riyoole . lafo lafo adigaa riyoole ma billka rerkina bu bixiya ?

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 3:46 pm
by muktaar
[quote="kambuli"]Uff...Nacalaa waxay yihiin ku yaal Sad

Akhas waa uskag fowqal uskag..Bal maxaa daba dhigey naag hoosteed? Kaaga darane waa wax Alla awodey naagahooduna, way ka gaadhisiin...Jufmooyin..

Maxaa ka si ah duulka? Tolow ma nimankooda ayaan wax ka tarin? If there is a culuture I hate in this world..It is this ugly culture... Acuudu Bilaah..[/quote]



around whre i live, i dont see arab women with ajnabi men, but somali women with every kind..

lets face it their policy is working

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 3:50 pm
by LAFO-LAFO
[quote="kambuli"]Uff...Nacalaa waxay yihiin ku yaal Sad

Akhas waa uskag fowqal uskag..Bal maxaa daba dhigey naag hoosteed? Kaaga darane waa wax Alla awodey naagahooduna, way ka gaadhisiin...Jufmooyin..

Maxaa ka si ah duulka? Tolow ma nimankooda ayaan wax ka tarin? If there is a culuture I hate in this world..It is this ugly culture... Acuudu Bilaah..[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 3:53 pm
by LAFO-LAFO
muktaar
How is my sister-in-low intlex?

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:03 pm
by LAFO-LAFO
[quote="wadaniweyn1"]^^ i prefer the jungle law if democracy means another 5 years of riyoole . lafo lafo adigaa riyoole ma billka rerkina bu bixiya ?[/quote]
.
.
.
.
.
Because I don't want Seelaanyo to became next leader In order to have true unity and order.
If Seelaanyo became next leader we'll go back to old habits .... Habar-jeclo can't stand Habar-yonis, Habar-yonis can't stand Habar-awal and Habar-awal can't stand Habor-yonis and Habar-jeclo.
let's face the reyality kiddo.

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:05 pm
by LiQaaye_TDH
Fair enough, thats your opinon Lafo Lafo.....

Wadani... Dadka miyaad ku Qasbeysa?

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:07 pm
by LAFO-LAFO
LiQaaye_TDH

Thanks my fellow Habar-jeclo.

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:36 pm
by wadaniweyn1
lafo lafo ,,, i prefer hj unity to issaq unity , i don't mine if seelanyo loses as long as all hj vote 4 him thou Sad remember naa hj never got anything free in our lifes other then wat we took by force or under threat of force .

------------------------------------------------

Ninkii Baha Xabuusheed arkaa baadha dirirteeda
Basarkii Qureyshta iyo sidii Beder na faalleeye Very Happy
Nagase badi Isaaq beenta iyo boolo-xooftada'e!

------------------------------------------------

Bulbulloow Libaax iyo dawaco power kala roone

Haddii uu bulxamo Aarku waa bili cuslaadaaye

Waxan nahay rag lagu beegi jirey boqol ninkoodiiye. Very Happy Cool Very Happy

-----------------------------------------------------
Aniguna halkaad degi jirtaan ka hawisaayaaye
Hadba waxa ku soo gocan sidaan kuu harraatiyaye
Hibashada xun waa lagu yaqaan Habar Xabusheede Cool Very Happy Cool

Waataad haween nagu xustee haad ma ku cunsiiyey Very Happy Cool Very Happy
Dabadeedna hoog iyo hungiyo ciil ma la huleeshay

Tolkaabaa horweyn ku habbanoo haanka loo tolaye
Waataa hareertaada bari looga hoy dhigaye


----------------------------------------------------------

Malatari cadhoodaa lafbuu malaw ka siiyaaye Cool Cool Cool
Maroodiguba soo jeesigaan maaro loo heline Very Happy Very Happy Very Happy
Malyoon lagu dhinto bay dhigeen marinkii ceelkiiye

-------------------------------------------------------------

Iminkaan masqaro loo dilayn meel nin jiifsadaye
Mudo aan yarayn baan Nugaal muranto taagnayde
Ay qoloba qolo maaganayd inay maquunshaane
Allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxdi Caynaba'e

---------------------------------------------------------------

Maskan iyo Cagaar Habar Jeclo mooyo tumanaysa
Oo midhaha dooggiyo ka badan maadha iyo ciidda

Masaakiin la dhaco waydinkii moodey reerahae
Marraaq lagu gubto iyo bay noqdeen muriyo waabaye
Muusiyo Qudeer uga aroor maalki reer Hagare
Imikay ku meermeerayaan Miilo iyo Laase

----------------------------------------------------------

Bismillaahi nimankii hubkii boobay baan ahaye
Kuwii beerka dhigay baan ahaa baaxadsooraha e
Baaruuddu nimankay maryaha baal jartaan ahaye
Banka Goray banaankii Xadeed Bohol dhanaankiisa
Beerweyso iyo dooxooyinkii buubku miranaayey
Barasankii Nugaaleed raggii boolyey baan ahaye
Ee ay haatan beeshiyo Farduhu uga bariistaane
Buuhoodle nimankii ka dhigay booddadaan ahaye
Nimankii wadaadkii ba'naa baacsadaan nahaye

---------------------------------------------------------

Gaashaanku weligiiba waa nagu galoollaaye
Kobtii Geeri laga eegayaba waysku gudubnaaye
Gashi Bixinta dheeraadku waa gob iyo caadkeede
Allaylehe bagaa rag isu galay laysba garan waaye

------------------------------------------------------------

Geyigii Nugaal Godan haddaan rag uga googooyey
Garoowe iyo Qawlaba haddii gaadhka lagu meershey
Geeddiga Ugaadhyahan hadduu goorna furi waayey
Gadhcas iyo Majeerteen hadday garagaleen maanta

Gabbalka iyo waagaba hadduu gaade dami waayey
Oon geel tolkay dhaqay nin kale gorof ku maalaynnin
Oo aanay Caynaba golweyn gobo' ka qaadaynnin
Sow geeri waa loo dhashaa gama' haddeer maaha

-------------------------------------------------------------

Wallee ceelki Badweyn
Cagaciid iyo Sool
Caynaboo ka korreysey
Ceeldhaab baan la cabbayn
Cidla weeye Nugaali
Cawskeedii lama daaqo
Buuhoodlaan cammirayn
Ciid guduudani baabah
Colaadaa amarkaa leh


-----------------------------------------------------
Darandoori waw ridi jiree toban miyaan daadshey
Ma lixbaan daqiiqaha ka dhigay duubiyada xoogga
Ma labaatan wada diidayay dani ka soo reebtay

Nimanbaa dubbuhu igaga dhacay lamase doonayne
Caynaanshe Dalab baan lahaa degello naafeeye
Reer Weydkan dihinbaan lahaa dayrta ku casheeye

Danyaroow Xuseen iyo ma galay dabatadii Muumin..


this is the history aad ku xaarysiid hooyada wase .

no hj no somaliland Cool

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:42 pm
by LiQaaye_TDH
Wadani You have to understand, if it comes to Qabiil 40% of HJ dont want Silaanyo...........

Check this Nigga.......

<--------------------------

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 4:48 pm
by Ican
Unfortunately for them all this guarding isn't working, because if it was Saudi Arabian women wouldn't be number one when it comes to getting hymen repair surgery.

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 7:25 pm
by wadaniweyn1
liqaaye ,,, kuwasii waa triators ee ha sheegin , ma aha ba hj hooyadoda wassoyiin Sad awaalba waax anu helnay baay ahayeen Laughing once up on time a wise hawiye man said this to majeerteen and it applies to the garaacda triatorska ah among us too, who deserted us after we did everything 4 them including making them look like humans Laughing


Marjafkii ninkii kaa jaree, marada kuu iibshey
Markaad dheregto inad caydo, waa garac maqaankii
Mushkiluu dhaxlaa ruux kastee, wacal masruufaa
Ninka magaca Soomaliyeed, midabbaduu yeelay
Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan, meher xalaaleed
Oo aan mufti iyo hooyadii, macallin loo geyn..

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 7:38 pm
by wadaniweyn1
i think if u take care of ur wife sexually like u suppose to , you shouldn't worry about anything , weak ass nigga's only baa naagahoda laga wassa becos apparently they can't satisfy them so there women look 4 satisfaction some where else Sad Sad Sad markaa if u can't satisfy the women and she cheats on you , ur partly to blame , markaa my advice to all u guys is , naagahiina sii fican uu wassaa or else waa le idin wassaya Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 7:42 pm
by SummerRain
[quote="wadaniweyn1"]i think if u take care of ur wife sexually like u suppose to , you shouldn't worry about anything , weak ass nigga's only baa naagahoda laga wassa becos apparently they can't satisfy them so there women look 4 satisfaction some where else Sad Sad Sad markaa if u can't satisfy the women and she cheats on you , ur partly to blame , markaa my advice to all u guys is , naagahiina sii fican uu wassaa or else waa le idin wassaya Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


Ala kanaa Shocked There is no limit to what can come out of your mouth soo maaha. Cabdalle iyo Cawareerow. Sad

Re: Arab men spent 85% of their time guarding towards women

Posted: Sun Jul 22, 2007 7:56 pm
by wadaniweyn1
ismahan123..... walaalo i'm just trying to educate my brothers here ,wats wrong with you ? Confused runta baan uu sheegay , that they need to satisfy there wifes and girl friend's if they don't want to lose them Very Happy most somali guys i don't think know the secret of keeping a women happy so i'm trying give them a lil advice , you should be thanking me adigu not aflaagado me Laughing cos you might end up with one of these guys here Smile one advice to my brothers " if u do the women right she will worship u" Cool Very Happy Cool Very Happy Cool