Page 2 of 3

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:16 am
by JeyR
War xagaad igala qaaday adigu, anigu wax run ah baan sheegay, qofkii dad laaya in la dilo waa xaq, Reer hagar dad bay laayeen waa inay keenaan dadkaa, hadaad adigu REER HAGAR tahay tolkaa ha keeneen dadkii dadka laayey, hadii kale awood baa laydiin isticimaali doonaa, hubknana gacantiina waa laga saari doonaa

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:31 am
by Ina Baxar
Sidaan hore kuugu sheegay , qoraal baa nin kasta ka yaal oo waxaad ku hadashay baa lagu hor keenaya.
Halkaanaad maalin dhoweed ku tidhi "topic" ku saabsanaa HY-ta , " anigu nin reer Hagar ah baan ahay , huunnadii ba iskugu tagtay HY-ta oo ku dulmeysa ee waa dad gob ah"
Haddaba gobanimada HY-ta anigu kugu ma haystoo wax run ah baad halkaa ku tidhi , laakiin xaraantan aad inagu sheegtay baa ii kaa keentay .
Ma' tahay reer Hagar mise ma tihid ? Haddaadan ahayn maxaad been inoogu sheegtay?



PS: Nin walbow hadalkaaga ka fiirso . Waa lagula sugi.....oo lagula sugi.....BOOW!! markaad isoo hor martaan misigta kaa mudi Laughing

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:33 am
by 1_londoner
haa hey waa sax waxad ku hadleysaan waa fery good.....sifiican baan ku fahmey ee keep it up fariidiin baa tihiin up

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:36 am
by JeyR
War qoraalka aad sheegayso anigu ma arag, ee hadaad reer hagar tahay nimankii keen, hadii kalana iska aamus, Confused

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 10:38 am
by 1_londoner
Laughing rali iga noqo inadheer ee waxad ku hadleysaan maba garaneyo oo waan iska hadleeya.
newayz do ya thing boyz Cool

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:18 pm
by BABYGIRL123
Kaalay Reer Hagar Hubka Ka Dhig (Dhulkooda Hubkii Dowlada Looga Tagaay Cid Ka Qadaysa Maleeh Ila Somali Hubka Wada Dhigto) Ama Dhulka Ka Raar Walahi Inaad Meel Ad Maartay Laawayi.

Hayaag Iyo Hagaar Waa Walalo Weyna Heeshiyeen Move On.

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:33 pm
by Phd in naago kudis
of the 2 i support the one that supports somalilands indepedece Smile

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:38 pm
by BABYGIRL123
you support none then. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:40 pm
by Phd in naago kudis
babygirl

reer hagar have loads polticians in burco andin hargeisa

what you talkin about Smile

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:43 pm
by BABYGIRL123
Calooshi Ushaqestee Doesnt Represent the Community Just Like There Is 27 Isaaq Members In the Somali Parliament and Government Ministers Like BUUBA and Others. Confused Confused Confused Confused

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:43 pm
by Ureysoo
War Kani Hadu Qaldaan Yahay, Dhulbahante Afaarahooda Maxa So Geliyay?. Walle, Dadkaan Waan La Yaabay, Markaad Wax ka Sheegtidna, Haters Beey Ku Oonayaan, Marka Kalena Seef-Laboodnimo Beey Wadaan. Ee Wax Iga Maqal, Hadaad Dadkaas Ka Mid Aheeyn, Oo Aad Dhulkooda Shaqo Ku Laheeyn, Warkooda Ka Bax, Amriga Labadaas Laf Beey Ka Dhaxeeysa, Calcaalkaaga Qiimo Kuma Fadhiyo, Cid Oo Bahan Ba Iska Yare. Qaldaanimo Iyo Jaah Wareer Baad Isku Darsatay, Ee Yara Aayr Baan Ku Idhi, Furka Baad Cirka Ku Tuuri Rabta.....

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:51 pm
by Phd in naago kudis
babygirl

i know you support somaliland in secret too

coz somalia will always be focked till judgment day Very Happy

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:54 pm
by BABYGIRL123
phd yeah keep dreaming walahi i dont know what you are gonna say the day hargeisa the blue flag laga taago are you gonna say its a lie i just called my blind and deaf friend and he said he didnt hear or see anything. Laughing Laughing Laughing Laughing

ureeyso lol Cool

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:58 pm
by JeyR
Kaalay Reer Hagar Hubka Ka Dhig (Dhulkooda Hubkii Dowlada Looga Tagaay Cid Ka Qadaysa Maleeh Ila Somali Hubka Wada Dhigto) Ama Dhulka Ka Raar Walahi Inaad Meel Ad Maartay Laawayi.

Hayaag Iyo Hagaar Waa Walalo Weyna Heeshiyeen Move On.

WAR HUBKA WAA LAGA QAADAYAA, DHULBAHANTAHA KALE BAA KA QAADAYA, HADAY KA QAADI WAAYAANA SOOMAALILAND BAA XOOG KAGA QAADAYSA. PUNTLAND IYADU WAXAY TAAGEERSANTAHAY IN HUBKAA LAYSKU LAAYO. REER HAGAR WAAN IN HUBKA GACANTOODA LAGA SAARO, WAA HADII NABAD LA RABO

Re: REER HAGAR SHOULD BE PUNISHED

Posted: Fri Aug 03, 2007 2:58 pm
by Phd in naago kudis
babygirl

the blue flag is not raised

but bunred in hargeysa Smile

and we assiocaite the blue flag with faqash

and you know when the xabsishes leave

hawiye will go on their reprisal mission once again

and so somalia will always be focked up

so join us in our peace heaven called somaliland Cool