[quote="DawladSade"]Maya ina adeer, ileen ina adeerkey Soomaaliyeed baad tahaye anigu waxaan ka yaabanahay dhul Xabashi maamusho maxaa laysugu qabsan?
Emperior, dee Kismaayo Soomaali baa maamusho, Mareexaankaan ka mid ahayne cid ay ka xigto majirto dir iyo darood ba[/quote]
sxb anagu na xabshida baanu xukuna we choose for dem what to eat ma fahantay
Dhulkanii berri dhow xornimoo buu qaadanaya markaa waxaanu ku tallo jirna ilanu somaliland ku soo darno
