Page 2 of 3
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:08 am
by malakul mawt
mystic waan ku salaamay,by the way helwa's best friend left and she waz lookin a friend what would u say to her?
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:12 am
by malakul mawt
lafo lafo nin weyn baa tahay maxaad isu yeel yeelaysa,mise qawsaar baa tahay.........mise weli waa sheekadii awkoombe
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:13 am
by Mystic_Angel
wa;salam..
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:14 am
by xoogSADE14
Sexy salaantu adiga iyo Mystic beey idinku socotay, kuwa kale waan dhali karaayoo gabdho uma arkee.
Mystic
Eedo xaalka kawaran.
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:15 am
by HELWAA
[quote="malakul mawt"]mystic waan ku salaamay,by the way helwa's best friend left and she waz lookin a friend what would u say to her?[/quote]
adigo anigo ii xamo 24 hours........
what makes u think i'm looking for a friend

Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:19 am
by malakul mawt
helwaa walaalo kuma xanto never,i waz just tellin mystic what she missed......cauze she cares about u. waa ramadaan helwa dagaal ma jiro mar hore ayaan taa kawada hadalo.
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:20 am
by Mystic_Angel
XG eedo, barwaaqo iyo bashbash..bal xaaski iyo carurti kawaran?...
I heard your Driven Business Strategy is increasing beryahanee, maha ka jida shekadas?

Helwa, kan yaree layidahdo Malakawawt wuu kugu yara khafiifee maxad tusisay walal?
bal noo sheeg...Mise halwad ayuu ku maleeyey...

Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:20 am
by sexy-kitten
LOL Xoog, gotcha!
W. Salaam
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:26 am
by xoogSADE14
Eedo, wax bariiskii diiday maleh, business was excellent for a while till odayga cabdullahi ahaa turned on us.
Adiga xaalka kawaran, weli manala joogta mise waad socotay?
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:28 am
by malakul mawt
mystic aniga iyo helwa nalama kala dhex galo hada,waa sheekhad helwa dadka wadaadana waan jeclahay....anaa wadaad ahe. magaca helwana wuxuu noqon karaa dhawr macnood carabiga waa qurux ,af soomaliga waa xalwadii macaaneyd marka dhan walba waa wax wanaagsan......
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:31 am
by Mystic_Angel
LOL@MM.. Waruntaa dhexdinu ima deeqdo---------------------------->
XS, Edo...wan sii socday, wana idinka resray..alahamdulilah.

Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:40 am
by xoogSADE14
Eedo, koleey midbaa kula fakaday waan arkaaye, dhinaceed naga jirtaa hada?
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:41 am
by malakul mawt
mystic sidaa mahayn sheekadu ha qaloocin........dhexdayadu way ku deeqdaa oo waad soo geli kartaa,ana ma buurni helwana waa slim,marka soo dhowow

Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:48 am
by Mystic_Angel
[quote="xoogSADE14"]Eedo, koleey midbaa kula fakaday waan arkaaye, dhinaceed naga jirtaa hada?[/quote]
I am home sweet home now eedo..

@MM.
Re: Is any one here fasting?
Posted: Mon Sep 24, 2007 11:56 am
by xoogSADE14
Eedo,
Wallee meel laga reeysto meeshani weey tahay.