[quote="Ina Baxar"]Galbeyte , adiga talyaani baa hablighiina wasi jiray , maantana tigreegu adiga NOT me , ayuu ku dul taagan yahay.
Naftaadi , dhulkaagi iyo dadkaagi baad wax u qaban kari wayday ee ma anigaa wax kaa sugaya adiga , iska eeg meesha niyow[/quote]
Sidii aad u odyeen jirtay ..maanta waxaa kaa soo "yeedhay" af lagaado ku aadan "hablaheena". Waa ka xumahay hadaad dood ka raadisay meeshas.
Biko waxaan ku nacay.. siduu u aamusan yahay ayuu hal mar la soo booda.. hebel is a tigree lover and then pulls the plug on his pc.
