Page 2 of 2

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sat Dec 22, 2007 5:30 pm
by Gedo_Boy
No he's still got both eyes watching ya
Gucci shades still clockin ya

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 3:26 pm
by Voltage
tii eyes xataa way soo laabatay, ku laha " i know them waa ogaden iyo hawiye" inaa lilaah ileen dadka waa saas

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:24 pm
by xoogSADE14
[quote="Somalian_Boqor"]Their songs put down the war-lords and here they are taking pictures with one.[/quote]

Now why do I find that ^ funny?

Volt

Midka heesaha uqora waaba Reer Siyaad sxb.

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:34 pm
by Luq_Ganane
[quote="xoogSADE14"][quote="Somalian_Boqor" Volt

Midka heesaha uqora waaba Reer Siyaad sxb.[/quote]


loooooooooooooooool.

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:42 pm
by xoogSADE14
LG

Maxaad ku qosashay sxb?

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:44 pm
by Voltage
Xoog odeygi boorsadiisa waa diyaar baan maqlay, kooxihi baa lagu tuhmayaa inay Kismaayo rabaan inay hawaystaan, walle hadaan shanqar ka maqlo waan imaan buu yiri kkk

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:48 pm
by xoogSADE14
Volt

War asaga Col. Biixi baaba ka daran. Odaygu wuu soo jeestay hada.

Walahi maanta ninkii isku dayaa inuu carqaladeeyo hor usocodka Jubbaland dhulkaa lala gooynayaa.

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 4:50 pm
by Luq_Ganane
Xoog,

I think the Gedo maamul is even more important than araarahaan Kismaayo. Xagu marayaa iminka?

Re: Sade group Waayaha Cusub with Barre Hiiraale in Nairobi pix

Posted: Sun Dec 23, 2007 5:24 pm
by xoogSADE14
Luq

Sxb Gedo dhib badan malaha ileen waa anaga kaliyee. Kan Gedo waa gabo gabo kadibna maamul goboleedka baa lagu dhawaaqayaa.