Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by AbdiWahab252 »

Dr. Yalaxow,

Talxe wa kuwa la mid ah Galgale. Marexan kale ma ka guursadan Talxe.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DawladSade »

Dr Yalaxoow, akhii anigoo Mareexaan ah kuma farxayo dadkaan ka dashay baa dulmi wado. Adigoo oo labada qolo midna aan ahayn maxaa kaa dhigay Iblays shaqaalahiisa? labadooduba ka kaaga dhaw ee Hiraab baa maaro kaa la' marka hada inaad isku soo aliftid nin tol u doodaya lagaama qaadanayo ee shaqada iblays naga kala yareey.

Dulmidiid baan nahay, wax aan jeclaan iyo walaaltinimo ahayne ilaahay yuusan ka dhex abuuran labaadaas walaalo ee somaliyeed, oo islaameed
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Hiiraan boy »

[quote=\\\"AbdiWahab252\\\"]Dr. Yalaxow,

Talxe wa kuwa la mid ah Galgale. Marexan kale ma ka guursadan Talxe.[/quote]


aw252 ilkayarta waa caayi kartaa laakin talxe daa. waa geesiyada merehan waana kuwi la yiray with maxakiinta most of time.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DR-YALAXOOW »

[quote="AbdiWahab252"]Dr. Yalaxow,

Talxe wa kuwa la mid ah Galgale. Marexan kale ma ka guursadan Talxe.[/quote]

kkkkkkkkkkkkkkkk abdiwahab kuwo la QARAMEEYEY miyaa??

kkkkkkkkkkkkkkkk

mareexaan oo dhan 80% waa la qarameeyey sidii ay MJ u qarameeyeeeen GAALGALE!

brother abdiwahab adigaa cidaan yaqaanee haye,kuwa kale federationka mareexan lagu darey magacyadooda ma heeysaa!!
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DawladSade »

[quote="AbdiWahab252"]Dr. Yalaxow,

Talxe wa kuwa la mid ah Galgale. Marexan kale ma ka guursadan Talxe.[/quote]


Waa alle mahadiis hadaad dhaaftay reer Diini iyo Wagardhac, aad kala baratay inay qabiilo kale mareexaan ku jiraan. Inkastaane cay kuu quurin adiga iyo dadka islaamkaad kasoo jeedid waxaad ka jawaabtay waxaa ku filan, hoyaday step-momkeedu waa Talxe Amaanreer, and my uncle who is my dad's brotherne his wife is talxe and she is the mother of my first cousins from my dad's side.

Abdiwahab, akhii sida welfare loo dhaco iyo watermelon baa neighborhood black peopleka ugu yeero ku laabo akhii dadka islaamka lagaama warsado
Last edited by DawladSade on Fri Jan 11, 2008 4:44 pm, edited 1 time in total.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DR-YALAXOOW »

[quote="Hiiraan boy"][quote=\\\"AbdiWahab252\\\"]Dr. Yalaxow,

Talxe wa kuwa la mid ah Galgale. Marexan kale ma ka guursadan Talxe.[/quote]


aw252 ilkayarta waa caayi kartaa laakin talxe daa. waa geesiyada merehan waana kuwi la yiray with maxakiinta most of time.[/quote]


ahahahaa walaahi inaan kaftamey, talxe???

mareexaan waxaan ka maqli jirey WAGARDHAC iyo siyaad bare DIINI. XAQIIQDII waligeey ma maqal TALXE?

CEEYR MAA KISMAAYO KEENAY TALXAHA meesha ma joogi jirinee??

CEEYR LUGTA ALLAHA KAA GOOYO!! GAALJACEL ISAGAA DHULKOODA KEENAY DAD MUDUG KA YIMID DHIB BADDAN!!
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DawladSade »

Dr yalaxoow ilaahay haku soo hanuuniyo aamiin dheh.

Diine kuma fiicnid, cilmi aduune kuma fiicnid, afaaraha soomaalina kuma fiicnid. Noloshaadu hada so qasaaro maaha?

Hadaan adigu ahaan lahaa masjid intaan galo ayaan cibaadaysan lahaa, kulina waad nawada dhali kartaa ka waran inaa lilaah
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Hiiraan boy »

dr-yalaxoow abti baad ii tahay so inyar waa ka xisooday laakin hadalka runta ku hadal. talxe ma ahan reer mudug waa reer jubbada hoose. waana kuwi so daweeyay maxakiinta markey qabsadeen kismaayo. waana mujahideen.
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Nabeela »

[quote="DawladSade"]Dr yalaxoow
Diine kuma fiicnid, cilmi aduune kuma fiicnid, afaaraha soomaalina kuma fiicnid. Noloshaadu hada so qasaaro maaha?[/quote]

Lol OUCH.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DawladSade »

[quote="Hiiraan boy"] talxe ma ahan reer mudug waa reer jubbada hoose. [/quote]

Maxuu ka yaqaan hada? Miyuu so garan karaa inay jiraa qabiilo Mareexaan oo boqolaal sano reer Jubada Hoose ahaa? Diine ma yaqaan, cilmi aduune ma yaqaan, afaaro somaliyeed waa ka zero, nolol qasaartay
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DR-YALAXOOW »

[quote="Hiiraan boy"]dr-yalaxoow abti baad ii tahay so inyar waa ka xisooday laakin hadalka runta ku hadal. talxe ma ahan reer mudug waa reer jubbada hoose. waana kuwi so daweeyay maxakiinta markey qabsadeen kismaayo. waana mujahideen.[/quote]'

WARAA sidee wax kaa yihiin?

somaliya anigoo nin weeyn ayaan ka soo tagey.mareexaan degga jubadda hoose ma jiro sxb,

mareexaan wuxuu deggaa gedo iyo galgaduud. jubooyinka waxaa dajiyey dagaaladii 17ka sano ee ugu danbeeyey ayey degeen jubbooyinka,laakiin wixii ka horeeyey 1990 mareexaan deganaa kismaayo ama jubadda hoose ma uusan jirin.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by AbdiWahab252 »

Yalaxow:

Kuwa ee mar dhow la siiye aqoonsiga wa Talxe, Howrarsame iyo mid kale. Marehan kale kuwas ma guursadan.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DawladSade »

[quote="DR-YALAXOOW"] wixii ka horeeyey 1990 mareexaan deganaa kismaayo ama jubadda hoose ma uusan jirin.[/quote]


Costa hada haloo yeero. Waxaa ka ahayn UUNLAAYE, all the richest families of Kismaayo oo magalada dhan dhiseen yeey ahaayeen?

Who was Cascaseey, Xareed and Bashiir Yarrow, reer Suggule, Hussein Wayne, etc?

Awoowaad ii noqon karta, gebina waxaan "xaafadaada" iyo niikiska ka socday ahayne wax aad ka taqaanid majirto. Hadda I am studying about "blind ignorance" and why those people can easily be taken advantage of, adigaan ku xasuustay akhii i cafi
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Hiiraan boy »

[quote=\\\\\\\"DR-YALAXOOW\\\\\\\"][quote=\\\\\\\"Hiiraan boy\\\\\\\"]dr-yalaxoow abti baad ii tahay so inyar waa ka xisooday laakin hadalka runta ku hadal. talxe ma ahan reer mudug waa reer jubbada hoose. waana kuwi so daweeyay maxakiinta markey qabsadeen kismaayo. waana mujahideen.[/quote]

WARAA sidee wax kaa yihiin?

somaliya anigoo nin weeyn ayaan ka soo tagey.mareexaan degga jubadda hoose ma jiro sxb,

mareexaan wuxuu deggaa gedo iyo galgaduud. jubooyinka waxaa dajiyey dagaaladii 17ka sano ee ugu danbeeyey ayey degeen jubbooyinka,laakiin wixii ka horeeyey 1990 mareexaan deganaa kismaayo ama jubadda hoose ma uusan jirin.[/quote]


war ha na ceebeynin. markii dagaalka sokeeyey dhacay the clan map wuu is bedelay. gaaljecel ka hor ma dagneen jubbada hoose hadana waxey la deganyihin talxe merehan.

xawaadle waxey degnaanjirayn gedo before 1990 hadana way ka guurayn. clan map changes every 50 years. waxaas la soc

anigu shaqsi ahaan gaaljecel baa la jiray cause of hawiyanimo. laakin runta waa in la isku sheego.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Murax »

looooooooooooooooool at Marexaan don't marry from Talxe


Yalaxow, Dameero masaakin Xamar laga cershay for 18 years, oo ku indhabeeley the moving sands of Caliyaalo iyo Kaaran, afka ma la galaayi, anigo nin SADE ah.


As for Gaaljecel, TALXE the warriors of Jubbada Hoose and ONE laf of the 33 Marexaan subclans has Jubbada Hoose on lock, and the miskin Gaaljecel had to give up their land to them.


Viva Talxe the conquerers of Jubbaland. Baardheere, and all Gaaljecel Tuulos in Jubbada Hoose is where you'll find a Talxe waving a AK, kkkk
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”