Page 2 of 2
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 7:42 am
by Hyperactive
HELWAA wrote:Hadii aad faqiir tahy iska soon baan anigo ku oran lahaa oo iska seexo...haba yaraate naag maskaxdaada ka saar.
horta helwaa hasid sana.lol
illa gorma la somaya?
im 17 and tired of fasting 4 days a week and im not joking.
hanad_mn, what about your family?
why not help you?
i dont know your family culture
balse mashan joogo
people marry pretty young.
and family arrange every thing
and you see when he graduate at age of 22 or 23 he already has 3 or 4 kids
then they move from familly house when he got his first job after graduation.
that's what im planing too.
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 7:43 am
by quantum
Helwa dont be harsh
There are a plenthy of educated sisters who work and mashallah have been blessed with looks and will shun the idea of wasting money.
Just because the poor dude does not wish to waste money shouldnt mean he is confined to solitude. He just needs to find a wife not a LEECH.
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 8:03 am
by HELWAA
Hyper and qauntom
Nin aan waxba haysan muxuu naag ku kordhinaya...Xuquuqdeeda xita kama soo baxayo..Anigo kama hadlayo aroos wayn iyo lacag lagu ciyaaro ee waxaan ka hadlaya Reerka ino yarad siiyo waye..gabadho dahab iyo mariin bay ka rabta.....Intuu ilaahyo faraj oo so furayo inu iska soomo wax ka wanaagsan ma jirto.

Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:08 am
by xidigow
HELWAA wrote:Hyper and qauntom
Nin aan waxba haysan muxuu naag ku kordhinaya...Xuquuqdeeda xita kama soo baxayo..Anigo kama hadlayo aroos wayn iyo lacag lagu ciyaaro ee waxaan ka hadlaya Reerka ino yarad siiyo waye..gabadho dahab iyo mariin bay ka rabta.....Intuu ilaahyo faraj oo so furayo inu iska soomo wax ka wanaagsan ma jirto.

Aryaa waa Somalileyntii asalka ahaa. Karood ku dil ma ku iraahdaa.
Hilwaa walee adna waad ku nin la'dahay

Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:12 am
by kambuli
OO tolow nin aan shaqaysan muxuu la qooqi marka horeba? Cajiib

Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:16 am
by Hyperactive
kambuli wrote:OO tolow nin aan shaqaysan muxuu la qooqi marka horeba? Cajiib

eedo wad no dameysey.lol
eedo it's not like we sit and do nothing.
we're studying and doing our best
but as a younth with loads of temptations
it's always better if parents help to help
always good to encourage yoputh to marry early.
if you arrage marriage for your 18 years old
is very good and Allah will reward both of you.
haraam tana wad ka dowrtay.
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:22 am
by xidigow
kambuli wrote:OO tolow nin aan shaqaysan muxuu la qooqi marka horeba? Cajiib

Kambuli,
Miskiin baad tahay. Faqriga aan shilin ba heyn ayaa ugu qooq badan dadka. Ninku markuu xoolo helo oo shaqadu u badato, dareenkaaba ka luma. Half way ayaduu la marayuu is weydiinaya tolow accountigii meeqaa ku jirta? Ma maqashay, tujaarta ilmaha waa loo dhalaa?
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:25 am
by HELWAA
xidigow wrote:HELWAA wrote:Hyper and qauntom
Nin aan waxba haysan muxuu naag ku kordhinaya...Xuquuqdeeda xita kama soo baxayo..Anigo kama hadlayo aroos wayn iyo lacag lagu ciyaaro ee waxaan ka hadlaya Reerka ino yarad siiyo waye..gabadho dahab iyo mariin bay ka rabta.....Intuu ilaahyo faraj oo so furayo inu iska soomo wax ka wanaagsan ma jirto.

Aryaa waa Somalileyntii asalka ahaa. Karood ku dil ma ku iraahdaa.
Hilwaa walee adna waad ku nin la'dahay

I doubt it huuno....nin kabihii ku dulgoogeen wuxu sheegyo ayaa iska yar.
and what makes you think i dont have someone in my live yaa akhi

Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 9:27 am
by quantum
HELWAA wrote:Hyper and qauntom
Nin aan waxba haysan muxuu naag ku kordhinaya...Xuquuqdeeda xita kama soo baxayo..Anigo kama hadlayo aroos wayn iyo lacag lagu ciyaaro ee waxaan ka hadlaya Reerka ino yarad siiyo waye..gabadho dahab iyo mariin bay ka rabta.....Intuu ilaahyo faraj oo so furayo inu iska soomo wax ka wanaagsan ma jirto.

In the broader sense i can understand your point sister. However the issue and the Topic are different. There was never a mention that the dude didnt have a job the issue is about wasting money?
Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 10:36 am
by Madd_Scientist_
Oh my.

Re: NAAG AQAL IYO AROOS KUGU XUJAYSAY MAGUURSAN LEHEED?
Posted: Mon May 19, 2008 1:36 pm
by Axlaan
[quote="kambuli"]OO tolow nin aan shaqaysan muxuu la qooqi marka horeba? Cajiib

[/quote]
lol..exactly. nin aan jaabkiisa ka qooqi karin, qalbiga kama qooqi karo. Like Helwa said, a poor man has no business marrying a woman who wants a wedding and house. It's always wise to keep within your means. And a woman who knows what she wants isn't necessary a gold digger.