Re: Ismahan
Posted: Mon Jun 16, 2008 9:29 am
Xidigow,
War saxiib, ha. Si xun ba Rer Gaajo ila dhaqmeen. Waxa iska carare ! Wa ka hunguuri badan ma arkiin. Walle, Xidigow, mar dhambe Reeraha gabar kama doonayo
Ciil dartiis, ba walashey Ismahan,. gabar fiican oo qurux badan oo imaan leh ii heeshey.