Starscream wrote:af soomaali si fiican badan baan aniga ku hadaleysan karaa! Hooyadeyadey baad suaalkaas siin kartaa, haa bee ku sheekeeneysaa.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Starscream wrote:af soomaali si fiican badan baan aniga ku hadaleysan karaa! Hooyadeyadey baad suaalkaas siin kartaa, haa bee ku sheekeeneysaa.
thats why I can't learnsomaliscarface wrote:thats is the problem people like you and others should encourage the youth like family cousins the problem is people cuss them and put them down laugh at them and that puts them of learning so baraa caruurta familiga.
SahanGalbeed dadkaan raganimo iyo geesinimo loo bahan yaheey inaa laa tusoo no weakness shown.![]()
Enlightened~Sista wrote:Starscream wrote:af soomaali si fiican badan baan aniga ku hadaleysan karaa! Hooyadeyadey baad suaalkaas siin kartaa, haa bee ku sheekeeneysaa.
that was painful to read.
yes you did, and i agree with you. afsomali waa luuqadeeni ee in laysku xujeeyo ma'aha. laakiin anigu soomaaliga waanjeclahay ee af ingriisku waa luqad fudud oo intaan hade intaa qoreyey, waxaan qorikaray page badhkiis.Zaynah wrote:Afsoomaali keli ha lagu hadlo ma soconeyso. Af Ingiriiska Bay Hadalku ku macaantahay.
Kii afsomali rabo ha ku hadlo kii rabin yusan ku hadlin o kalay qasab miyaa na?
caadi ma tihid.
Do I pass the somali test?
somaliscarface wrote:brainwashed waa sidaas![]()