26 June 1960...no longer consider independent day
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
Somaliland oo u dabaal dagaysa Maalinta 26 June.
Written by Qaran News
Jun 26, 2008 at 03:03 PM
Hargeysa (Qaran news)- Waxa maanta dalka Somaliland oo dhan looga dabaal dagayaa sanad guurada 48-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland ay xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska iyo woqooyiga Ireland , 26 June 1960.
Dhamaan gobollada Somaliland ayaa laga xusayaa maalinta qiimaha weyn leh. Magaalada Hargeysa, ayaa waxa xaflad balaadhan oo lagu xusayo 26 June, ayaa lagu qabanayaa caawa Qasriga Madaxtooyada. Dhinaca kalena Wasiirka Caafimaadka Iyo Shaqada Somaliland mudane Cabdi Heybe Maxamed aya shalay shaaca ka qaaday in maalinta beri ah shaqaalaha dawladu fasax yihiin.
26ka June waxa lagu xusuustaa maalintii ummadaha ku hadla afka Somaliga mid ka mid ahi ka madax bannaanatay dawladdii Boqortooyadii Ingiriiska. Dadka reer Somaliland ayaa Somali jacayl dartii iyo sidii somalida inteeda kale meel la isugu keeni lahaa ku biiray koonfurta somaliya oo 1da July 1960kii ka madax bannaanaday dawladdii Talyaaniga.
Nasiib darrose waa lagu hungoobay isu taggaas waxayna keentay in reer Somaliland galaan dagaal ka xun kii lagula dagaalamay Ingiriiska oo ay dib u gashay ka dib markay kala kulmeen israacii dhibaatooyin iyo dhacdooyin badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. Waana ta keentay in reer Jabuutina markay ka xoroobeen dawladii Faransiiska ay iyana aanay ku soo biirin israaci lagu khasaaray ayna noqdeen waddanka jamhuuriyada Jabuuti.
Hargeysa, Qaran news.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
Nasiib darrose waa lagu hungoobay isu taggaas waxayna keentay in reer Somaliland galaan dagaal ka xun kii lagula dagaalamay Ingiriiska oo ay dib u gashay ka dib markay kala kulmeen israacii dhibaatooyin iyo dhacdooyin badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. Waana ta keentay in reer Jabuutina markay ka xoroobeen dawladii Faransiiska ay iyana aanay ku soo biirin israaci lagu khasaaray ayna noqdeen waddanka jamhuuriyada Jabuuti.

Waxyaalo aan is lahayn , yaan la isku keenin .
- yawle
- SomaliNetizen
- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
Maalinta 26Ka June waa maalintii reer Somaliland guulsha wayn hantiyeen. Laakin kumay faro adeygin guulshaa iyada ah.
in loo dabaal dego maha waxay inaga mudantay in faataxada loo maro.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
26 juun 1960 maalintii CALAN reer xamar ay sameeysteen siiba xisbigii SYL ee reer koonfureed uu sameeystay laga surey HARGEYSA NORTH SOMALIA
JUST WONDER why reer waqooyi u sameeysan waayeen their OWN flag OO AY calankii SYL sameeyeen loo geeyey HARGEYSA???THIS CALAN

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
intresting thread.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
bal caqliga diib uu noqo bal waxad iis weydiisa wayo maxay calan oo samaysaan wayeenDR-YALAXOOW wrote:26 juun 1960 maalintii CALAN reer xamar ay sameeysteen siiba xisbigii SYL ee reer koonfureed uu sameeystay laga surey HARGEYSA NORTH SOMALIA![]()
![]()
JUST WONDER why reer waqooyi u sameeysan waayeen their OWN flag OO AY calankii SYL sameeyeen loo geeyey HARGEYSA???THIS CALAN![]()
Because calanka 5 geess xidig leh wuxu mattalaya dhulka dadka af somaligu ku hadlaan ay daganyihin
Marka calan konfuur lugu sameeye micne samayn maysso becaus calanka somali ba samaystay ay ku mattalayaan shantii Dhul ay somalidu daganayeen, caqliga muufado ma fahmaysso sheekada la wadday adigu waxaad moodeysay ina walanweyn axsan lala doonaya laakin dan baa laga wattay dantii na wala ghaadhay guntii na wala soo taabtay.
Prime minsiter cigaal
Prime minister cabdulahi ciise

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
calankan somaliyaa
wuxu mattalayeeh

laakin adigu fahmii meysiid

wuxu mattalayeeh

laakin adigu fahmii meysiid

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
YOU HAVE SO MUCH HATRED AGAINST SOMALILAND I PROMISE YOU FROM NOW YOU GONNA BE MY SHAQABAADEnlightened~Sista wrote:so 18th May is the independence from Somalia?? why don't they celebrate their independence from ingiriska ?![]()
Walle waxan wa wax layaab leh..They were never colonised by other Somalis ..and many others besides themselves were mistreated by the former regime..thats NO reason to break away..besides..SB is dead now anyways.. so what other reasons have they got ?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
goljanow inadeerow why do you so focus on Enlight sista

iyada waxanuu diirayna na uu ina bissad ha ku joogsadee eeh

iyada waxanuu diirayna na uu ina bissad ha ku joogsadee eeh
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
wallahi oo bilaahi waa bantu H-jeclo sheegataThe_Emperior5 wrote:goljanow inadeerow why do you so focus on Enlight sista
iyada waxanuu diirayna na uu ina bissad ha ku joogsadee eeh
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
She is half jabertii dadka reer bariiga eeh jebertiga is dhex gallaan waxba ka sii uu amay isku aabtii yihin
kuway isaaqu dhaleen bal eeg wa wadda monster bay noqdaaan imika haday enlight sista nin jeberti guursato caruurtay dhasho .hitler uu kalle bay nugu noqoyaaan
in dafle wa ninkii guulwadaha eeh dhulbahante eeh aaminsana dawladii siyaad barre inay qawmal rasuulkii soo dadjiue ahayd
Sangub isaaq ba dhalay waa ninki isaaqa yacda ku sheegay haday way dhaleen isna waka qabba
oo yidhi xaq bay ahayd hargeysa iyo burco ina la bamgareyo because . cali samatarkii midgaan dawlad buu uu shaqeynaye
Axmed jamac jangalli . isaaq ba dhalay h.y. wuxu ugu necba naa waa isaaq bay ahayeen

I saw this huge guy in a somali shisha place in London last summer..
when the girl told me his name was Bisadda I laughed so hard..shishadii baan ku saxday.

Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:goljanow inadeerow why do you so focus on Enlight sista
iyada waxanuu diirayna na uu ina bissad ha ku joogsadee eeh
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
waryaa, naagtani mahaa H-jeclo laaakin wey sheegata, hadii add tidha Burco aan tagay , waxay kugu jawaabi , ala waa meel ay u dhamaatay Burco, Hadii aad xamaram kismayo baan tagayaa , she will say good luck and bring back beautiful pictures from xamar or kismayoThe_Emperior5 wrote:She is half jabertii dadka reer bariiga eeh jebertiga is dhex gallaan waxba ka sii uu amay isku aabtii yihin
kuway isaaqu dhaleen bal eeg wa wadda monster bay noqdaaan imika haday enlight sista nin jeberti guursato caruurtay dhasho .hitler uu kalle bay nugu noqoyaaan
in dafle wa ninkii guulwadaha eeh dhulbahante eeh aaminsana dawladii siyaad barre inay qawmal rasuulkii soo dadjiue ahayd
Sangub isaaq ba dhalay waa ninki isaaqa yacda ku sheegay haday way dhaleen isna waka qabba
oo yidhi xaq bay ahayd hargeysa iyo burco ina la bamgareyo because . cali samatarkii midgaan dawlad buu uu shaqeynaye
Axmed jamac jangalli . isaaq ba dhalay h.y. wuxu ugu necba naa waa isaaq bay ahayeen
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
war bal qofkasta ba dookhiisa loo dayaa haday iyadu walanwenta jeceshahay ha jeclaato
i dont give fock halka ka wad uun baan idhaha haa ku macaanato
Half iidoor is not always the same as fulll iidoor dhaqanka jeberrtiga ba lugu soo korriye moogtay
i dont give fock halka ka wad uun baan idhaha haa ku macaanato
Half iidoor is not always the same as fulll iidoor dhaqanka jeberrtiga ba lugu soo korriye moogtay
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: 26 June 1960...no longer consider independent day
Somaliland baa lagu diray naagtani waa midgaan sheegata H-jecloThe_Emperior5 wrote:war bal qofkasta ba dookhiisa loo dayaa haday iyadu walanwenta jeceshahay ha jeclaato
i dont give fock halka ka wad uun baan idhaha haa ku macaanato
Half iidoor is not always the same as fulll iidoor dhaqanka jeberrtiga ba lugu soo korriye moogtay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 99 Replies
- 329 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 110 Replies
- 5046 Views
-
Last post by Voltage
-
- 67 Replies
- 90614 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 1464 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 15 Replies
- 3100 Views
-
Last post by farxantdv
-
- 31 Replies
- 5535 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 48 Replies
- 61663 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 20 Replies
- 1602 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 39 Replies
- 10225 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 15 Replies
- 3706 Views
-
Last post by LobsterUnit