Page 2 of 6

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:30 pm
by Aliyah99
DR-YALAXOOW wrote::somalia: :somalia: VIVA SOMALIA :rose: :rose:
aliyah somaliland teams halka ay hargeysa ku TRAINING gareeyaan waa this HARGEYSA biggest gym

just look quruxda the biggest gym in hargeysa
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg
:mrgreen:

somaliland :lol: :lol: d :lol: waa duushey 8) :lol:

:lol: :lol:

I told ya dr yalaxow you ZOOMALIS don't need gyms.. walk to the kenya border and UNHCR feeding line.. thats enough exercise.. :)

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:32 pm
by AbdiWahab252
Dr. Yalaxow,

:lol: :lol: :lol: Walle wa iga qosol siisey. Kuwa Qaldan ba tuusiye masuuraha, aad bey uu carodeen.


Aliyah99,

Somaliland ain't gonna get recognition by putting down Somalia. Just let Somalis celebrate their team and stop being bitter.

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:32 pm
by Htologist
AbdiWahab252 wrote:Image



:somalia: Somali Republic :somalia:

Waan garanayaa those waxay ku nool yahiin China, bilaash bay u soo xidheen calankii bluuga! kaa dambee madow waa Sheikhaal aw Qutub engineer weeye, gabadhaa hore waa Abgaal, waa business woman, kaa kale waa carab saalax meesha wax ku barta, the list goes on! meesha umay tagin Olypics!!

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:32 pm
by DR-YALAXOOW
[quote="AbdiWahab252"]Qaldanlanders, U ain't at the Olympics :lol:

Viva Somalia :up: :up:

Down with Tribal Bantustans :down:[/quote]

what happen to you . sxb you were biggest fan of :somaliland: qaldaanlanders! what happen caawa.


hargeysa GYM-kan ayaa ku yaaal next olympic ayey ciyaartooy soo dirayaan
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg
biggest gym in hargeysa :up:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:34 pm
by BABYGIRL123
DR-YALAXOOW wrote::somalia: :somalia: VIVA SOMALIA :rose: :rose:
aliyah somaliland teams halka ay hargeysa ku TRAINING gareeyaan waa this HARGEYSA biggest gym

just look quruxda the biggest gym in hargeysa
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg
:mrgreen:

somaliland :lol: :lol: d :lol: waa duushey 8) :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:35 pm
by DR-YALAXOOW
[quote="Htologist"][quote="AbdiWahab252"][img]http://d.yimg.com/us.yimg.com/p/rids/20 ... WG59fVKw--[/img]



:somalia: Somali Republic :somalia:[/quote]


Waan garanayaa those waxay ku nool yahiin China, bilaash bay u soo xidheen calankii bluuga! kaa dambee madow waa Sheikhaal aw Qutub engineer weeye, gabadhaa hore waa Abgaal, waa business woman, kaa kale waa carab saalax meesha wax ku barta, the list goes on! meesha umay tagin Olypics!![/quote]

your wrong sxb majorty of them waa from MOGADISHU.

gabadha yar ee tinta didcan waxay ka timid XAMAR waxayna ka qeybgeli doontaa ORODKA 1500 METER. odayga cayilan ookiyaalka wata waa AADAN YABAROOW WIISH. gudoomiyaha oilmikada soomaliyeed. labada wiil kiifidaha wataan safka ugu gadaaleeya waa from XAMAR IYAGANA WAA ORODKA.

WIILKA CALANKA wata waa xoghayaha olmbikada soomaliyeed. wuxuuna deggan yahay UK.

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:38 pm
by AbdiWahab252
Dr. Yalaxow,

Ina adeer aniga waxan ka hoorjeeda iney caytaman Jiiritankeen. Nin yahow nin oo Dahir Riyaale saxiib isla ah ba hoos ahan ii sheegey inu Odeyga weli amiinsan yahay "Somali weyn iyo midnimada" lakin wuxu ogadey iin Issaq madaxa laga dhaqey "Iticiraf ba so socda" Riyaale wa nin gob oo Somali weyn ah :somalia:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:42 pm
by The_Emperior5
looooooool abdiwahab ma waxaas ayad iskugu sheekeyssaan Horta war jiritaanka Somaliland wa muqadir daahir rayale na ka weyn wa midnimida Ummada S/ land markastaba wa muqadis sxb

kan kalle dr dhuxuluw waxaan layahaay maanta waxaad la soo shir timi Gym hargeysa dooxiisa ku yaal
ilahoow siiidadu kalle hanaga dhigiiin

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:43 pm
by DR-YALAXOOW
AALIYAH this is mogadishu from july 2008
ishaa macalin ah. just watch the pictures. its not BIG like your great GYM in hargeysa. but its mogadishu people who are doing SPORT. JUST 2 WEEKS AGO
http://www.somaliweyn.org/pages/news/Ju ... uly14.html
http://www.somaliweyn.org/pages/news/Ju ... uly14.html


AALIYAH. ANYWAY hargeysa gym waa maasha allah
http://img80.imageshack.us/my.php?image=img5416ys8.jpg

:lol: :lol: :lol:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:44 pm
by AbdiWahab252
Emperior

aawey SOMALILAND ?

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:45 pm
by DR-YALAXOOW
[quote="AbdiWahab252"]Dr. Yalaxow,

Ina adeer aniga waxan ka hoorjeeda iney caytaman Jiiritankeen. Nin yahow nin oo Dahir Riyaale saxiib isla ah ba hoos ahan ii sheegey inu Odeyga weli amiinsan yahay "Somali weyn iyo midnimada" lakin wuxu ogadey iin Issaq madaxa laga dhaqey "Iticiraf ba so socda" Riyaale wa nin gob oo Somali weyn ah :somalia:[/quote]
:lol: :lol:

iknow mujaahid DAAHIR RIYAALE KAAHIN waa pro united somalia, kaliya HARGEYSALANDERS ayuu ku maaweeliyaa( hayaaay AQOONSIGII miiska ayuu saaran yahay) hayaaaay :lol: :lol:

masaakiiin :mrgreen: :mrgreen:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:46 pm
by AbdiWahab252
SOMALIA COMING UP AFTER 9 OTHER COUNTRIES !!!!

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:47 pm
by AbdiWahab252
SOMALIA AFTER 5 MORE NATIONS !!!

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:48 pm
by BaasAbuur
That picture above kind of ruined it. :? Anyway SOMALIA! :somalia: :somalia: :somalia: :somalia:

Re: Photo of the Somali Olympic Team

Posted: Fri Aug 08, 2008 9:51 pm
by AbdiWahab252
SOMALIA !!!!!