Daboqodi maxay tahay ?
The Patriot baan waydiyay oon ku idhi , ninkan maddaxa ka ah killinka 5 aad ma Ogadeen baa mise ma' aha ?
Waa ii aamusay! waan ku celiyay oo waxan idhi " war ogadeenku maxay inaga waalayaan , mar haddu ninkan masuulka ka ah kiilinka 5 aad , mid iyaga yahay " --> waa la ii aamusay
Daboqodiga wuxu yahay , maanta igu horeeysa , oo hore u maan maqal kuwaas .
Meesha ciyaarta ha la ina daayo !
ONLF-tu maxau u dagaalamaysa ? Waa kiliinka 5 aad oo ay sida hadalka u dhiogaan Ogadeenku --> oo la
xoreeyo
Free Ogadenia , so ma'aha ? yaa?
Waayahay !!
Somaliland iney goosato , cagdheertu waa ka soo hor jeeda , anigoo sahan galbeed ah na waan idin ku raacay
Haddaba waxaad ii sheegtaan , idinka oo
Somaliland u diidan iney iskeed u goosato , KABA SOO QAAD {hypothetically} , hadday Xabshidu maanta tidhado " Ogadeenia iska baxa !!" ..halkeed la qabansyaan dhulkaas ?
Ma Somaliya , oo dhulkaa taala , ayaad ku biiraysan?
Ma somaliland ood wax walba u diideen , ayaad ku biiraysan?
Xaggeed u kacaysaan ?
Ma maddax banaani baad rabtaan ? Maxaad haddaba anaga oo Somaliland ah inoogu diidaysan waxaad idinku isla rabtaan ?
Wax AQLI ku fadhiya , anigu ma arko ! Su'aasha meesha taala waxa weeye , ONLF-tu ma waxay diyaar u tahay , in 2 million oo dadkeega ah u dhintan
waxaan aqli ku fadhin?
general SNM thanks cuz!