Page 2 of 4
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 2:20 pm
by Madd_Scientist_
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 2:30 pm
by HELWAA
.
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 2:32 pm
by HELWAA
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 2:45 pm
by kambuli
Marka hore kuligiin waxaan idiin rajeeyey khayr badan, farax badan, caafimaad badan iyo qalbi wanaagsan.Maadama la sheegey inay berrito tahay Ciid
Marka xigta, waxaan idiinla socodsiinayaa inay Ayeydey hooyo ku xijaabtay dalkeenii 09/15/2008. Ilaahay amarkii markii ay soontu bilaabanaysey ayey tidhi" Waa in dalkii la I geeyaa, halkaas oo uu joogo walaalkeed qudha"..
Sida ay Somaalidu ku maahmaahdu, "Qofka ayaa socda ee qabrigu ma socdu" Waxaa Ilaahay qaddaray inay dalkii hooyo oo ay in badan kasoo maqnayd lagu aaso.
Fadlan faataxada usoo mara please, in Ilaahay qabrigeeda u nuuriyo. Hooyadey oo raacdayna, Ilaahay nabad kusoo celiyo.
Idinkana dhamaantiin Ilaahay ajar ha idinka siiyo.
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 3:03 pm
by LiQaaye_TDH
Cafis iyo Saamax walaalayaal...
Ciid Mubaraka

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 3:06 pm
by Cawar
Eid Mubarak to all of you.
Kambuli, AUN ayeeyo, ilahayna jannada haka warabiyo. she was lucky to have gone back home and died there during ramadan.
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 3:29 pm
by FAH1223
EID MUBARAK
MAN IM SO HAPPY IT IS TOMORROW
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 3:49 pm
by Ka darag
i couldnt care less...

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 3:58 pm
by Rayan_08
I read Snet and I thought Eid was on Tuesday here in Egypt.. But its on Wednesday

Weird huh?
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 4:09 pm
by SahanGalbeed
Eid mubarak to all of my brothers and sisters , I am very happy also !
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 5:05 pm
by wastegal
why da fack is there ugly segals pigoens on there
fugly shids i hate them with a passion
stupid rats with wings
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 5:35 pm
by Cisse Westlake
eid mubarak people
wastegal
those birds are called seagulls, pidgeons dont hover over the sea

Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 5:58 pm
by Cali_Gaab
Eid mubarak every1.
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 6:18 pm
by Ghetto_Faarax
Wanaagsan Wanaagsan, Ciid Wanaagsan udaaaaaa, udaaaaaaa
Re: Eid Wanaagsan from The-Screw & Snet:
Posted: Mon Sep 29, 2008 8:02 pm
by suga_n_spice