SLife iska aad desuga_n_spice wrote:somalinet marax ayeey noqotey. ciyaal baa meeshi qabsadey walle. xitaa ayagaa u taliya![]()
maxeey saas ku dhacdey taloow?!
topic yaasha xataa waa bilaa milix![]()
meel loo soo xiiso ayaa la arki jiraye, meel laga cararo oo la karho xagee lagu arkey?!
