I don't know what you mean by I agree with sahan , inabti , sorry !
Contrary to the beliefs of others , mainly the Kulmiye sypmathizers , anigu waxaan aaminsanahay , dadka waa loo taga , waa lala hadla , mistrust-ka ay kaa qaban waa laga jaahil bixiya ..ect..ect..
Kulmiye wax alle iyo wax ay siyaasad ka yaqaanan ma jirto . Fuaad Adan Cadde , nin markiisi hore la iska sii haystay , oo deetana xisbi u ku jiray markii laga saaray xisbi kale u gudbay , muxu sheegi kara ninkaasi .
UCID baa marka Las Canood laga hadlayo , sidii ugu quruxda badnayd yeelay .
Waa hadda Cali Waraabe oo wuxu doono ku hadla markuu rabo
ayaa haddeena , sidaa markii Las Canood cidanka SL loo ogolaaday iney soo galan {ilayn reer Las Canood ba inoo ogolaaday inaynu soo galna meesha e } ka furtay xafiis !
Ciidagale waa "commandos ", ma baqaan raggasi
Hj-dii , anagaa dhulbahantuhu ina dhalay ,dhiidhiidhii...dhuudhuudhuu.. Fuaad Adaan Cadde bay so kaxaysteen , shiidh fooqal shidh!!
Fagadhe sidaa si le'eeg , wasiir bu ahaan jiray , markii dowlada laga saaray buu Kulmiye ku biiray

, wixii dowladu soo tufto ba , ma Kulimye ayuu noqda ?