Re: Breakin News
Posted: Thu Jan 29, 2009 11:47 am
Co-sign.Sir-Luggoyo wrote:Annagoo ah bahda Somalinet, waxaan tacsi naxdin iyo murugo leh u direynaa saaxiibkeen A/Wahaab Ahmed Ali oo uu adeerkiis A/Qaybdiid saaka aroornimadii ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ma garanayno wuxuu marxuumku ifka uga tagay laakiin waxaan leenahay samir iyo iimaan Abdow.
And to Ismahan too.