Ureysoo wrote:Omar Ina A/R Sharmaake, Sharaf Badane -- Salaanta Iga Gadoon....
Wiil Nasab Ah Baad Tahaye, Walaalo Noqo Nin Nabad-doon....
Sheydaanka Iska Naar Oo Shanta Somalia Isku Keeyn -- Nacala Ku Yaalo Shariif Baboon...
Alshabaab Iyo Shariif Wa Dameer Labadiis Dhagood -- InkaarQabayasha Iska Agoow...
Isbaarada Dacas-Saciid, Sixirka Ilkoyar Iyo Qaadka Qaldaan -- Ina Adeero Ka Fogoow....
Bosaaso Ila Ras Kambooni Ba Lagaso Salamaya -- Allah Salaanta Naga Gadoon....
To be Continued....
Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Muhammad bin Harti
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1891
- Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
- Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
- Mataan_Ciideed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1963
- Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
ureyso and peace
your lines are weak and poorly composed. first of all and before anything, you must stick to one letter throughout the baraanbur/gabay.
well ama do a little gabay for you cause baraanbur is for women.
my letter is the letter SH. okay, here we go:
wadanigii sharmaarke iyo shariifkii naga dhintay
shabaabkii uu dhalay baa shukaanta dalka haya
inkastoo shaqo qaran lagu shafray
tolkuu sheegto iyo nimaan shib aqoon baan ogahayee
niman ku shahaata, waxaan shar ahaynee
niman shareecada alla diiday, shaydaana raacayee
shanta soomaaliyeed laga nacay, shaqaaqodoodiiyee
Shakuuroy soo hadee, shirshoore wixii la dhashayee

- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Horta do the Majiirteen clan support the government or the MJ officials in the government.if the latter why would they want need a government then 
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Nin dameero dabadood ka degay meel uga tooban buu waayeySugule_Navyman wrote:Horta do the Majiirteen clan support the government or the MJ officials in the government.if the latter why would they want need a government then
- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Goljano Lion wrote:Nin dameero dabadood ka degay meel uga tooban buu waayeySugule_Navyman wrote:Horta do the Majiirteen clan support the government or the MJ officials in the government.if the latter why would they want need a government then
gabayga xagee ka keentay,ma ina Godanaa wax kuu galeen
-
Muhammad bin Harti
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1891
- Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
- Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
I support both.Sugule_Navyman wrote:Horta do the Majiirteen clan support the government or the MJ officials in the government.if the latter why would they want need a government then
- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Muhammad bin Harti wrote:I support both.Sugule_Navyman wrote:Horta do the Majiirteen clan support the government or the MJ officials in the government.if the latter why would they want need a government then
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Naa mida Quraanka naasaha ku qortay isku hayb baad tahine. Hunguri ba idinka tuuri meel xun iyo meel adan gaareynine. Dadkuna way ogyahin inaad bar kuma taalo tahine. Siyaad dadku in la simay waa waxaad ogatahine. Hadu Lagos aaday raggu ways qaban karaane. Mjerten malah siyaasi iyo ragg cadaalad ah ee. Ashuunkee ku adimaan sida naagahiye. Naa dhalyo kama rabo Allah laandheer iga dhigaye, oo Somali way i jecesha dhamaanteede. 'Kana soo qabo kana so bixi' waa waxaad ku hoogteene. Hadaan malayacni so qorey oo holac ka kacayn maxaa jawaab celinata kugu xaqsadey. Weligeed ninka la caayo aduunka wu ogyahay inu halyeey yahaye. Halgamo Somaliyeed wuxu yiri qarniyadi hore ' ninka la caayo ka dila wa kan ogu fiican bu cadowga yiri' marka waxaad la caytamayso so inaan fiicnahay maha? Allah i siiyey wanaagaas wana ku xamdiya. Walaalkay wax baan u ogahay iyo geyga Somaliyeed. Naa hadaan daris la ahaan lahaa ragg walaalahay ah ma didiyeen oo cadow gacan uma geliyeene. Naa wa adiga Bosaso ku meeraysanaye iyo biyaha kulule, halkay aaday Sool iyo Sanaag wa ragg kula daris ahee dadna ku xigee? Dadnimo kama rabo iyo inaan ku sheegaye, faraha igala dhex bax aan xuntaada u tagine.
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Ureyso VS precious_dyme
Round 2
Round 2
- abdi ilyas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1767
- Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
- Location: some where in europa
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
precious_dyme wrote:Naa mida Quraanka naasaha ku qortay isku hayb baad tahine. Hunguri ba idinka tuuri meel xun iyo meel adan gaareynine. Dadkuna way ogyahin inaad bar kuma taalo tahine. Siyaad dadku in la simay waa waxaad ogatahine. Hadu Lagos aaday raggu ways qaban karaane. Mjerten malah siyaasi iyo ragg cadaalad ah ee. Ashuunkee ku adimaan sida naagahiye. Naa dhalyo kama rabo Allah laandheer iga dhigaye, oo Somali way i jecesha dhamaanteede. 'Kana soo qabo kana so bixi' waa waxaad ku hoogteene. Hadaan malayacni so qorey oo holac ka kacayn maxaa jawaab celinata kugu xaqsadey. Weligeed ninka la caayo aduunka wu ogyahay inu halyeey yahaye. Halgamo Somaliyeed wuxu yiri qarniyadi hore ' ninka la caayo ka dila wa kan ogu fiican bu cadowga yiri' marka waxaad la caytamayso so inaan fiicnahay maha? Allah i siiyey wanaagaas wana ku xamdiya. Walaalkay wax baan u ogahay iyo geyga Somaliyeed. Naa hadaan daris la ahaan lahaa ragg walaalahay ah ma didiyeen oo cadow gacan uma geliyeene. Naa wa adiga Bosaso ku meeraysanaye iyo biyaha kulule, halkay aaday Sool iyo Sanaag wa ragg kula daris ahee dadna ku xigee? Dadnimo kama rabo iyo inaan ku sheegaye, faraha igala dhex bax aan xuntaada u tagine.
-
Ureysoo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Naa Xikmad Iyo Haybad Miduun Ma Lihid
Mareexana Oo Hub Qabsaday, Kama Hagageeyso Duwlad
Allow Wa Umad La Xasuuqay Oo La Hirqaday Hanadood
Ayaku Diinta Hanti Oo Laheeyn Beey Oo Han Weeyn Yihin Dadkood
Hunguri Baa Oo Geeyay, Heliyo Habar Gedir, Adiguna Wa Ogeeyd
Hiiraale Oo Iska Haadayo Hilmaam Ba La Tagtay Dadkiis Tilmaamtod
Ila Xagga Kenya La Hadaafay Niqaabka Naagtis
Naa Miyu Aheeyn Dhaqan Reer Baadiyod
Hagbad Dumar, Hub Kuso Iibsaday
Wana Kaas Hawada Hoos Galay Halgankood
Hog Ba Hodihaayo Gedo, Holac Dabeed Taabtay Nimankood
Waa Kaas Hiilab Oygaa La Tagay Indhahood
Hilaaca Cadaabna Hilalaacdiis Gubay Qalbigood
Allow Haruun Ma Tugteeyn Hadadki Hanweeyna Inaga Ilaali Sharkood
Haybad Beey Iska Haweeystan, Mana Haboona Xisbaatod
Inkir Iyo Hinaas, Hilmaam Iyo Habaar Wa Dabeecad Nageeyd
Sool Iyo Sanaagna Ragg Harti Baa Heeystan Oo Heliyo Iyo Hanbo Ka Kibraan Sinjigood
Qof Haleeysan Baad Tahaye, Oo Hanad Xun, Naa Karti Oo Malihid Dood....

- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Urto,
Dee ooguuriyo wax kale aa ku sheego maanta ma jiirte ileen wa malin ciid ah.
Dee ooguuriyo wax kale aa ku sheego maanta ma jiirte ileen wa malin ciid ah.
-
Ureysoo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Looooooool@ wa Maalin CiidIsmahan123 wrote:Urto,![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Dee ooguuriyo wax kale aa ku sheego maanta ma jiirte ileen wa malin ciid ah.
Dariske Reer-Mudug Oo Xalaasha (In Kasta Moryaan Tahay, Lol) Mahadsanid...
Anyway, how's life treating u now a days love?!!!...
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....
Ayeeyo Ureysoo,
My deepest condolences, I tried everything but did not suceed in getting my Ayeeyo the job. The wadaad said u were too segsi and a major distraction plus would cause him to break his salaad

Round three
precious_dyme she get you a left hook now do a comeback
Round three
precious_dyme she get you a left hook now do a comeback
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 861 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 543 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 147 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 16 Replies
- 1775 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 2 Replies
- 503 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 10 Replies
- 1218 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by zingii
-
- 16 Replies
- 1800 Views
-
Last post by Awe
-
- 7 Replies
- 715 Views
-
Last post by nomadicwarlord