Page 2 of 3

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:29 pm
by Firefly
Sagaashan wrote:Firefly culumadu xaalkooda ugu danbeeyey adiga baa eeda iska laheyd oo su'aashii lagu wiidiiyaba isi suureyneysid. arinta aad sheeganeysay oo aheyd iima fiicnana waa tii ey ku xaliyeen in uu arintaas kas ula jeedin, marka aad su'aal wiidiisidna waa soo daahi karaa, shareecad islaamka arintaas waxna kama qabto. tii kale oo qabiilka ku saabsaneydna, kaftan iyo gaf bey ka aheyd, marka arintaas in aadan dhab u qaadan waatey ku taliyeen, maxaa jira. arintu xagaaga bey ka cakirantahaye, mee eedo cusub baa jira. garan laba qof kama farxisee, xaa quluubta iyo laabka ku sidataa :mrgreen:
Whatever, dude. :arrow:

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:31 pm
by Mystic_Angel
saqaashan, what was your former name? Nacala la shati badantahy... :roll:

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:33 pm
by Sagaashan
Mystic, shati badalow anigu ma aqaani, salaada marka aan tukadana sunna ma tukadi :mrgreen:

waa iga dhab mystic. snet december baan ku soo biiray, hadii aad wili aamin la'dahay waxaad wiidiisaa Qansa.

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:36 pm
by Sagaashan
Firefly maxaad su'aalaha uga jawaabi la'dahay, qoraal iyo caqli iyo qabiil iyo qurux baa alla iskugu daree :up:

see garta lagu galin hadii aad dhibtaada sheeganeyn

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:40 pm
by Mystic_Angel
explain to me why you sound like cawar then? :roll: :roll: december my ass...

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:43 pm
by Sagaashan
cawar waxaas hadii uu kaa maqlo, labadeenaba waa na ban gareyn, he is given special powers. dad badan baa u maqan haatadaan, oo xataa sidii loowaayay safar aan jirin lagu qoray iyo wadamo eysan joogin.

Qansa baan aad isku naqaanaaye wiidii. the prove is in the putting miyeey aheyd maahmaahdii gaaladu

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:44 pm
by Firefly
Sagaashan wrote:Firefly maxaad su'aalaha uga jawaabi la'dahay, qoraal iyo caqli iyo qabiil iyo qurux baa alla iskugu daree :up:

see garta lagu galin hadii aad dhibtaada sheeganeyn
Waad isogtahay, Ilahay aqli kugu filan wuu ku siiyay, marka u don't need me to break it down for you. If your memory is that awful, then I'd suggest you revisit the topic, and then, I'd like you to tell me which one of us is in the wrong here.

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:47 pm
by Goljano Lion
Mystic_Angel wrote:for somalis....Would you get the shot????
worry about wixii ku gali lahaa

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:48 pm
by Sagaashan
wallahi i am serious. Firefly do you think saying you are part of a noble qabiil that you happen not to belong is cay. your sensitive, or is it the word 'hanging' that got your head spinning. its an idiom. let me know if it goes beyond that, cuz i pretty much laughed through that one thread.

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:53 pm
by Firefly
I see your head is up in the clouds, so no wonder your laughin' yourself silly. Anyhow, lemme know when you get back down to earth. I'm pretty much done here. :arrow:

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:54 pm
by Xamud.
Sagaashan wrote:cawar waxaas hadii uu kaa maqlo, labadeenaba waa na ban gareyn, he is given special powers. dad badan baa u maqan haatadaan, oo xataa sidii loowaayay safar aan jirin lagu qoray iyo wadamo eysan joogin.

Qansa baan aad isku naqaanaaye wiidii. the prove is in the putting miyeey aheyd maahmaahdii gaaladu


:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:54 pm
by Sagaashan
PM coming towards your way :lol:

danbi kii ka weyn baad iga gashay

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:56 pm
by 1nemansquad
Mystic_Angel wrote:for somalis....Would you get the shot????
..i don't need it for i'm not a qabilist, i only dislike few qabiils though i still kick it wth them lol

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Fri Feb 20, 2009 11:58 pm
by Cawar
Xamud. wrote:
Sagaashan wrote:cawar waxaas hadii uu kaa maqlo, labadeenaba waa na ban gareyn, he is given special powers. dad badan baa u maqan haatadaan, oo xataa sidii loowaayay safar aan jirin lagu qoray iyo wadamo eysan joogin.

Qansa baan aad isku naqaanaaye wiidii. the prove is in the putting miyeey aheyd maahmaahdii gaaladu


:lol: :lol: :lol: :lol:

WTF?? :lol:



I just noticed this.. Mystique.. you lost your mysticness .. no more tu.. signorina per me.. sei una diavoletta col cavolo. :x lol

Re: what if there was an anti-qabil vaccine!!!!!!!!!!

Posted: Sat Feb 21, 2009 12:13 am
by Mystic_Angel
sagaashan, so you got jokes... :roll: its a little bit too ironic,don't you think? by cawar showing up right after
i mentioned his name... :lol:

whateva C... :roll: :roll: